Dhaxal-sugihii Ururka Al-Shabaab oo la dilay & DFS oo war soo saartay

Ciidamada Amniga Dawladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysan ku dilay mid kamid ah horjoogayaasha kooxda Al-Shabaab.

War kusoo baxay DFS ayaa lagu sheegay in howlgalka oo ka dhacay deegaanka Xaramka oo katirsan gobalka jubbada dhexe lagu dilay ‘Cabdullaahi Nadiir’, oo ahaa madaxa dacwada ee ururka Al-Shabaab, sidoo kalena ahaa sarkaal sare oo kamid ah kooxda.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.

Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidammada Qaranka iyo saaxiibadooda caalamiga ah ayaa lagu dilay mid ka mid ah horjoogeyaasha ugu sareeya argagixisada.

Hawlgalkaan ayaa ka dhacay deegaanka Xaramka ee Gobalka Jubbada Dhexe 01-10-2022.

Horjoogahan oo lagu magacaabo Cabdullaahi Nadiir ayaa ahaa Madaxa Dacwada ee Kooxda waana mid ka mid ah kuwa ugu sharta badan Khawaarijta Al-Shabaab.

Horay wuxuu usoo noqday Madaxa Shuurada iyo Maaliyadda, wuxuu ka mid ahaa aasaaseyaasha kooxda, waana shakhsiga ay argagixisada u diyaariyeen in uu badalo Horjoogaha bukaanka ah ee Khawaarijta Shabaab ee dhiigga Islaamka baneystey, Axmed Diiriye.

Horjoogahan oo madixiisa ay saarnayd lacag ayaa ka mid ahaa kuwa ay sida wayn u doondoonaysay Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa saaxiibada caalamiga ah, waxaana ugu dambeyn soo helay sirdoonka qaranka ee Somalia, NISA.

Dilkiisu waa qodax laga siibay ummadda Soomaaliyeed oo ka nasan doonta dhagartii iyo marin habaabintii uu ku hayay bulshada Soomaaliyeed.

Dowladda Soomaaliya waxaa ka go’an in la ciqaabo dembiileyaasha kale ee ku hawlan dhagarta Shacabka Soomaaliyeed.

Dawladdu waxay u umahad celinaysaa shacabka Soomaaliyeed iyo saaxiibada caalamiga ah oo wadashaqayntoodu ay fududaysay dilka horjoogahaan cadawga ku ahaa ummadda Soomaaliyeed.

PUNTLAND TIMES 

13 Comments

  1. Goal scoring and a kill trophy will not solve our country’s long war.I know the peanut heads on here will spew filth ,it didn’t work in other countries therefore,the need to try other Somali made means would the best,inevitable.
    Wars evolve and when one is cornered new ways emerge,the war continues.
    From time of the colonial fight-SSDF -Upto now the new rise of so called Macawiislay which is a new a rebellion is proof were not rear the end of the tunnel of war. With America and Russia tiptoeing towards nuclear war,the world attention to Somalia is near zero and priorities shifted.
    With that,I believe someone must extend a hand and make a decisive peace move in our country. Tbc…

  2. Al Shabaab waa jabeen inta hartayna waa lasoo afjari doonaa Dhawaan hadii Alle idmo Insha Allah. Waxaa kaloo Dawlada Xassan Shiekh laga rabaa in sidoo kale flash out lagu suubiyo kuwa Taageera Shabaabka kuwaas oo warar been ah ka faafiya Dawlada Kana soo horjeeda Dagaalka lagula jiro Argagixisada Khawaarijta Shabaabka.

    Dad kaas Daalimiinta ah waxaa ka mid ah Qofkan jiran ee wata Magaca Ally M waa Shaydaan aan jeclayn in Shabaab lala diriro oo Ummada Soomaalida ah iska dulqaado.

  3. War A.A.Xade muxuu orran doonaa isagaa @Ally madhibaan iyo jebertiyiinta kale ee halkan ka qeeyliya ka been iyo cuqdad badanee balaayo ALLE kuma ridee.

    Waan ka war sugeeynaa bal waxa uu kadibkaas ilko yarta ah ee bukka kusoo hadaaqo.

  4. Ninkan aay Mareeykanka dileen ee dhaxal sugaha ah ma Iidoor baa iyagaa dhaxal kooxdan Soomaaliya lagu qasaya lahaaye? Kkk

    Hiraab.
    Nimanka Naxariis uma hayo oo xitaa dorraad dadkii Ceelka qodayey ee aay Gedo ku xasuuqeen Waxaa ku jiray wiil aan adeer u ahay oo Madi ahaa! Laakiin Aniga iyo Ally M waxa aan ka hadleeyno ma fahmi kartaane, annagu Waxaan qabnaa, in nimanku si dhab ahi oo aanan mashruuc iyo nin uu Mareeykan dilay oo la sheegto ahayn loola diriro oo dagaalkooda Hormuud iyo kuwa maal geliya laga billaabo!

  5. @@@ A A Xade,Afkaaga Caano lagu qabay.sida kooban aad wax u famsiinayso. I mentioned in my writing early on that the sewers will spew filth and they just did that. Kuwa maankooda hooseeya ma gaari karaan moowjadaha sare e laga hadlayo. Waxay ku mashquulaan wax laga tagay e beeshaydaa fiican iyo qurun.

    They can’t answer the simple question of ,what will happen when Ashb is defeated?All these different groups held together by their common feat Ashb but not a love for stable peaceful Somalia.
    The mafia style regional states.
    Nin walbo waraf iyo dhagax Qabiil soo ma qaadanayo.
    What a potty mouths on here.

  6. Ally M :

    Waa sidaa. Meesha waxaa ku badan dad (low grades) ah oo Isbaaro iyo is riix riix meel looga noolahay ku koray oo aanan fahmeyn, wixii intaas ka duwan! Kkk
    Bal hadda fiiri halkan, qaar baa u arko Ninkaa uu Mareeykanka Jubada dhexe ku dilay ee uu danahiisa u dishay in uu Culusoow dilay! Kkk

    War Mareeykan boqollaal muslimiin ah ayuu Waagii beryaba Duqeyn ku dilaa Dunida dacalladeeda, Ninkanina kuwaas un buu kamid yahay, ee annagu maxaa naga quseeya?!!

    • ALLY MADHIBAAN IYO A.A.Xade tuug.

      Waryaada ally iyo xade waan idin garanayaa anigga ee ma waxaad moodaan inaad xuub caaro isagga kay qarin kartaan ama iiga dhuuman kartaan.

      War ciyaalyohoow wada bukka dadka halkan ku jirra oo idil waa ay ogyihiin anigga ama adinka kuwa buktada qabba ee dhimirka iyo meel walbaba ka xanuunsan, waana un addinka dee.

      Shit xade iyo ally aan mid idiin, ma jiraan wax garasho iyo garaad ah oo aad leedihiin, taa badalkeedana waxaad tihiin labbo jeberti oo xerada dhadhaab kusoo korray oo cuqdad iyo ciil matagaya ee yaa taa beenin karra, wallaahi xade iyo ally maan aragg labbo idinka been, cuqdad, jaahilnimo, faataalanimo, iyo axmaqnimo badan, waana addinka kuwa halkan ugu liita ee ugu hadalka iyo faalada xun, waana adinka beenoolayaasha iyo qurun wadaayaasha halkan qaribay ee yaad moodaan inaad garaad iyo garasho uga sareeysaan kkkkkkkkkkkkkk. Wallee war baa jirra.

      Ally iyo xade waxaan idin leeyahay keep calm, oo is garta oo is xakameeya oo wax caqli gal ahna ku dooda, iskana dhaafa sheekooyinka malo awaalka ama beenta ah ee aad halkan ku xarxariiqdaan, siiba xade waa addiga ninka ay buktadu u badan thay oo beenta iyo naxliga aad ugu sii dheereeya ee waxaan ku leeyahay wixii aan horray kuu iri, hana is cajabanina adinkoo ceeb iyo fool xummo dhex fadhiya.

      Bye.

  7. kkkk @ A A Xade iyo @ Ally M wacade waa muuqataa in halkaan loogu kala baxay diraclayaal futada ku dirira like kuwaan haaweydaa iyo diriicda aqliga ku dagaalanta sidiina adinka iyo ustaad Awlal kkkk. Bal fiirsha aqligooda foorara waa duulka guulaha shicibka kacay amaantooda Xasan Dhiiqo ugu dhaashaya kkkkk. Xasan Dhiiqo furintoo dagaal ka socdo xitaa cag ma soo dhigin balse samada sare iyo dayaarad dusheed yuu chicken iyo chips ku cunayaa shicib gaajaysana dalkuu xoreynayaa markaasaa asaga lagu amaanayaa jabka shabaabka ku dhacay kkkk. Mooryaan huutuu ido bacaac leh waxba kaga duwana kkkk

    • @put-lander

      Buut-lander: nacamleeye yar oo gayfanayaasha daaraood ee halkan ku jirra markeey xaalada ku xumaato usoo hiiliya oo u gurbaan iyo gasac tumma si uu niyadooda jabtay u kabbo.

      Shit buut-lander inta nacamleeynta iyo niman bukka u sacbintooda iska deeyso kaalay gu-keeygan hawiye ee weeyn dabadaada dhabayacada ah usoo dhiggo war baa kuu yaalee, ogoowna in kuwwa dabada ku diriro aad adinka ( dhabayaco iyo daaraoodoo idil)tihiin, oo markuu nin idin soo aadoo aad dabadiina ku jeedisaan, balse anaa garanaya shaqadiina.

  8. @Ally m

    Waryaa ally waxa aad tirri nimankaas waxa ay ka hadlaan wax laga tagay waana qabiilka, ee miyaad adigga iyo saaxiibkaa xade qabiiladiinii ka tagteen kkkkkkkkkkkkkkkk.

    War ally soo adinka maaha kuwa har iyo habeen halkan ka difaaca beelahooda, soo adinka maaha kuwa dhabayacada aka dabatada iyo ilko yarta aka boonta halkan ku faaniya, soo adinka maaha kuwa beesha hawiye halkan ku aflagaadeeya, soo addinka maaha kuwa danaha beesha hawiye kadaba qeeyliya oo naxli iyo been la daba istaaga, soo addinka maaha kuwa kufaarta shabaab taageera neceeyb aad hawiye u qabtaan dartii, oo soo adinka maaha kuwa howlgalka shabaab ka dhanka ka qeeyliyay inka badan inteey shabaab ka qeeylsheen, war ally-yoow soo addinka maaha kuwa neceybka beel gaar ah iyo eedeeynta dad gaar ah ku talax tagay oo ku qafiifay heer aad gaarteen inaad ingiriis iyo afsoomaaliba ugu tirisaan been iyo naxli aad jeebabkiina wasaqda ah kala soo baxdeen.

    Shit ally ha moodin in dadka halkan ku jirra aad sirri karto, hana moodin fikradahaadan bukka ee ciilka iyo caacda kaliyada ah ay halkan ku gadmi karro, hana isku tuhmin garasho iyo garaad aadan leheeyn, EEBAAN ku dhaartee in adiga iyo xade uusan wax garaad la yiraa idiin sugnaanin oo aad xoolaha kaliidataanee.

    Ally jooji saaxiib is cajabinta iyo meelaadan gaarin isi saarkeeda, because waxaad tahay mid dhiman oo doqon ah, ee ku dadaal inaad is garato oo gadaal aad iska saxdo.

    Bye.

  9. Another great news for President Hassan Shiikh, 5 bilood asoo jooga ayuu cunay number 2 AS, excellent achievement, more to come our beloved president HSM.

Comments are closed.