Qarax 3-aad oo aad culus, oo ka dhacay magaalada Beledweyne

Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee gobalka Hiiraan ayaa sheegay in qarax saddexaad uu ka dhacay xerada Laba Galaay oo ah Madaxtooyada Hirshabeelle ee Beledweyne.

Qaraxa ayaa ah gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

Dadaalo loogu gurmanayo dadka waxyeeladu soo gaartay ayaa hadda socda, ilaa hadana lama xaqiijin karo baaxada khasaaraha.

Subaxnimadii saaka ayaa labo qarax oo waa weyn loona adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyay walxaha qarxa lala beegsaday xerada Laba Galaay. Waxaana dadka qaraxyadaas ku dhintay kamid ah Wasiirkii Caafimaadka Hirshabeelle, Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka maamulkaas iyo xubno kale oo sare.

Wixii faahfaahin ah kala soco Puntlandtimes.

PUNTLAND TIMES 

18 Comments

  1. Qaraxyadani waa Aargudasho iyo cabdi gelin. Waxaayna daliil u yihiin, in uu shabaab jab aad u weyni ka soo gaaray, weerarkii aay beesha Xawaadle hormuudka ka ahayd!!

    Laakiin Waxaan ka xumahay, in aay Culusoow iyo Mahad Salaad beeshani Dhego Dhurwaa u dhiibeen oo aay kaga dhuunteen!!!

    Bal meel ku sheega bootadii iyo hubkii faraha badnaa ee uu Mahad Salaad Diyaaradaha ugu daabulayey, Habaaraneey iyo Duduble?!!!!!!!

    • Any man can make mistakes but only an idiot like xamze and Hassan persist in ther errors

    • kkk hubkii mahad salaad u daabulay habaaraney iyo duduble waxaa loo sii wareejiyey alshabaab sababtoo ah alshabaab iyo mahad salaad waa isla shaqaystaan tan kale xawaadle asi gaa is dagey oo yiri alshabaab ayaan la dagaalaa faaidadiisa maanta ayuu gurtay cid ku gacansiisay ma jirto hadana waa tan baladweyn laysla yimid kkk

      • @BULAACADA NUGAAL

        Eey eey dhalay oo wasaqa, war maxaad ku hadleeysaa miyaad buktaa, xawaadle walaalihiis hawiyoo idil baa la jiree yaa wax ka qaadi karra, war xaaroodoow ma waxaad mooda inaad hawiye isku dirri karto ama aad kufaarta shabaab ee wadkooda galay aad cimrigga u dheereeyn karto.

        Waryaa bulaacada xaarood waxaan ku leeyahay shut your stupid kaafir majnuun stink mouth, wallahi waxa aad tahay munaafaq bukka ee kuu fiicanaa in waxa ku qurunka ah ee calooshaada ka buuxa aad halkooda u deeyso oo aadan halkan ku matagin, kuu fiicana in afkaadan uraya aad shut gareeyso intaan g-s weyn oo hawiye laguu gelin oo uusan kaaga dhareerin.

        Shit bulaacada nugaal warbaa kuu yaal munaafaq yohoow ciilan oo beenta iyo dhuusada badan.

        • @dooxada nugaal/bulaacada nugaal/boosaneerka nugaal.

          Waryaa ma waxaad mooda inaad halkan kufaarta shabaabul malcuuniin aad xayeeysiin ugu sameey karto markaad leedahay ma xawaadlaa shabaab iska dhicin karra.

          War dooxada xaaraoodoow maxey yihiin shabaabul malcuuniin, maxay awoodaan kufaartaas tabarta daran ee shabaab oo aan dhuumasho iyo is qarxin eheeyn, maxay awoodaan aan carar iyo musas galid eheeyn, maxey awoodaan aan dumar iyo caruur gumaadkood eheeyn, maxay awoodaan aan qeeylo iyo been eheeyn, waryaa bulaacada maxay awoodan shabaabul malcuuniin aan dhuumasho iyo cararid eheen, maxay awoodaan aan xaar iyo ban eheeyn markeey ragga hawiye xagooda u ruqaansadaan.

          Waryaa bulaacada nugaal Xawaadle isagaa isku filan kaligii oo shabaabul kaafiriin babac dhiggi karra oo weliba ka adag, laakiin taas dhici meeyso oo walaalihiis hawiye oo idil oo ay ilmo libaax (ilmo gidir/habar gidir/ilmo libaax) ku jiraan baa garab taagan oo la dagaal galaya,EEBAANA ku dhaartee inaan dagaalkan loo kala hareeyn ee yaa qeeylada iyo qoomka aad ka dhalatay ee xaarood qeeyladooda u joogsanaya, yaa u istaagaya oo dhageeysanaya cataabka beesha bukta ee xaarood oo iyagga ka xun oo diidan in kufaarta shabaabul malcuuniin jamhuuriyada samaale lagga xoreeyo.

          Wallaahi inaaanan shabaabul kaafiriin markan loo kala harri doonin ee xaaraoodoow bal markan daawada sida uu hawiye wax yeelo iyo sidda kufaarta shabaabul malcuuniin dhulkan looga zuuliyo insha’allah.

          Bye shit.

  2. Waxba ha qabyaaladayn dadka kudhintay qarax yada Waxay kakooban yahoo soomali oodhan haba ubadnaadeen beelaha Gugundhabe Hawiye ee Xawaadle,Gaaljecel,Jejaale, iyo Baadicade. Dagaalku waa mid Soomaaliyeed iska daa qaybinta Xassan shiekh Maxamud iyo Mahad Salaad reer Hiiraan ayaa rabo oo Jecel. Wayna joogayaan Xukunka inta Alle doono. Xasuuso nafta waa Amani Carabku waa amaano qalinka waa amaano. Qofkasto ood u gafto oo aad Danbi aadan hubin dusha usaarto waa lagugula xisaabtami doona Dabeed ajirkaadu guran doona danbigiisanah aad dusha lagu saaridoona.
    Dadka reer Belawayn waxaan Alle uga baryayaa in Sabar iyo dhabar adayg siiyo mashaqadana ka dulqaado si dagdag ah. Allahuma Amiiin.

  3. Sawirrada ka imaanaya beledweyne waa wax laga naxo. Magaalada oo dhan way isla kacday, burburka ka muuqata argagax buu kugu ridaya.

    Xawaadle dagaalkan waa ku kaligood, qolyaha hawiye way ku daawanayaan sidii filmkii oo u ku horeeyo xasan sheekh.

  4. Xawaadla waa niman Hawiye ah oo Mahad Salaad aad ujecel Xassan shiekh Maxamud aad u jecel. Kala qaybinta aad doonaysin ebed dhici mayso. Guushu Alle ninkuu siiyo ayey raaci doonta. Dhimasho lagama dhuumankaro dibna looma dhigi karo. Diintoo lagu dhagnaado Sabar, iyo dhabar adayg baa baa libinta lagu dhaxlaa.

  5. Jeberti inuu Qaxootiga iyo Qurbaha ka soo murmo maahane armuu Xabad ridikaraa.

    Gun ninkii Soomaaliyeed ayaa ka shaleyn,

    Aqligii iyo awoodii Jeberti waxay gashey Allow Hawiye isku jabi aan ku laabano Caasimadaha Xortaa ee Irir Samale.

    Dabato Qaxooti u dalacey

  6. Gurey:

    Marka hore Hawiye ayaad u hadashaa mana ahid sida kaa muuqato, lahjed iyo aqoonta aad u leedahaye, Xawaadle ma ahan Gugundhabe! Kkk

    Marka 2aad, Difaaca Culusoow baad duur kasta la jibaaxeeysaaye, Anigu kama hadal Culusoow iyo Mahad Salaad haddii aay joogayaan iyo haddii aay baxayaane, Su’aasheeyda sare ka jawaab oo aawey hubkii Dhuusa-mareeb loo daabulayey iyo Durbaankii Xamar aay 2daa nin ka tumayeen?!

    Fiqi Shinni wareeray oo Bir qalax la aruuriyey ku dhex haftey iga dheh! Kkk

  7. Culusoow 2 jeer buu Madaxweyne noqday, 2dii jeerna wuxuu hubeeyey Habargidir. Markii 1aad Xisaab qaldan bay isaga iyo Habaaraneeyba isku dhufteen oo waxaay calaamadeysteen in aay iyagu leeyihiin, illaa iyo Burtinle oo Puntland Bay isku qaadeen! Kkk

    Hadaladii waagaa caan baxayna Waxaan ka xasuustaa!

    * C/kariim Guuleed. Aryaa Gaalkacyo 2 Maamul ka jiri meydo! Kkk
    * Culusoow. Muggaan hee reer Galmudug Waxaan ku jeclaadhay, wixii aay gacan u qaadaan meelaay Saaraan!

    Maxaa ka dambeey hee? Kkk

    Bal aan dhawrno hubeyntan 2aadna meesha aay la Aadaan, kolleey Shabaab lama aaysan aadin oo waan aragnaaye! Kkk

  8. Gurey

    Walaal dadka Beletweyne ku dhintay
    90% waxay ahaayeen GAALJECEL gaar ahaan
    Jufada DARIS SAME.

    Wasiirka Caafimaadka iyo Labo waardiyahiisaa waxay ahaayeen
    Mudulood.

    Yes dabcan waa ku jiraan Hawiye kale,

    Laakiin Gaaljecel shir ku lahaa ayuu Qaraxu ku aadey.

    Walaal ha u bixin

    Digashada JEBERTI

  9. To Khaalid.
    Mahadsanid Khalid walal. Sabar Alle ha waafajiyo eheladii dadkasi ka geeriyooday. Kuwa dhaawacmayna Alle ha caafiyo. Ninki wax diganayo waa u doqonimo Ileen duligaa Shabaab ah waa ladidin uune.
    To:A A Xade:
    Xawaadle ayaga usoo taagan Hawiye nimadooda bal adiga ka qasab oo meel kale gee yaa kaa hortaagan.
    Habargidir weey hubaysnayd cidina hub ugama baahno. Hadii la hubeeyana Shabaab ayey dhabar jab ku tahay. Adigu cidi kugu dili meeyso kuguna dulmin meeyso insha Allah ee waxba hooskaada haka didin.

  10. Gurey:

    Waxaan hubaa Hubka uu Culusoow Habargidir siiyey haddii uu Xawaadle siinlaa, Xawaadle in uu Shabaab meel saari lahaa!
    Laakiin 2dii jeer ee uu Madaxweynaha noqdayba wuxuu hubeeyey, Habaaraneey oo ama Shabaab ka iibsaneeysa, ama iyada isku dileeysa ama deriskeeda la aadeeysa!
    Anigu ila soo aadi meeyso oo shiddadeeda Gedo ayaan ka joogaa ee Ha iiga baqin! Kkk
    FG. Anigu Xawaadle Hawiye kama aanan saarin ee Adaan wax kuu saxay oo Waxaan ku iri, Xawaadle ma ahan Gugundhabe:

  11. A.A.Xade

    Kkkkkkkkkkkkkkkk war xadoow ilmo gidir si xun beey kuu galeen miskiin.

    War xade meeqa nin oo ilmo gidir ah baa ku kufsatay markaad garbaharey ku sugneyd 1991?

    Miyaad garaneeysaa wajiyada ragaas fu—aada bahalka weyn ee aad ilaa iyo hadda ka jooji la’dahay kaa galiyay?

    War xadoow suaalahaasi jawaabahooda waa muhiim, maxaa yeelay hadaad nimankaas garato cadaalad beeynu ku sineeynaa ee isku day inaad wajiyadooda soo xasuusato waadba na dhibtee oo beesheenii dhameeyd baaba kaa fakan la’ adoo kufsi ay niman yar kuu geeysteen ka duulayee.

    Shit xade war hanaga daba qeeylin intaan ka badan ee cadaalad noosoo doono weeynu ku sineenaayee oo ka dibna nagga harr ALLAHA KU NACLADO OO KU HOOJIYEE.

  12. @ gurey

    Asc salaan sarre oo qaali ah suldaan gurey.

    Kadib

    War suldaan ninka aad la doodeeyso ee xade layiraa ee ilko yarta ah dood ma galee war suldaan ka joog.

    War suldaan gureeyoow EEBAAN ku dhaartee xade waa tuug iyo qaniis bukka oo qamriiste ah oo beesha hawiye siiba ilmo gidir ku qafiifay ee garr magallo ninkaasee suldaan ha isku dayin inaad garr ama dood u dhigato.

    Suldaan gurey xade waa ruux waalan oo isku dardarsamay ee hala doodin oo wixii uu qorrana waxba ha u arkin ee ka soco oo ka joog, maxaa yeelay waa ruux bukka ruux bukkana dood ma gallo ee suldaan ninkaas aad isaga fiiri, oo sidoo kalena isaga ogoloow inuu halkaan isaga mataggo oo been iyo naxli uu jeebkiisa kala soo baxay isaga xarxariiqo, waayo intaasi isagga waa u caafimaad waana inta uu isleeyahay waad ku aarsan kartaa ee ha hor istaagin ninkaas dhimirka bukka ed dhiban suldaan.

    Bye.

    Salaan sarre oo qaali ah sidoo kalle.

Comments are closed.