UPDATE: Ciidanka Dawladda & Macawisleyda oo soo baneeyay deegaanno muhiim ah

Sida ay xaqiijinayaan wararka laga helayo deegaano kamid ah Barriga gobalka Hiiraan, ciidamada Dawladda Federaalka iyo kuwa deegaanka ayaa kabaxay deegaano ay tageen todobaadyadii lasoo dhaafay, kuwaas oo ay kasocdeen howlgalo ka dhan ah kooxaha Argagixiso.

Khilaaf ayaa ka dhashay hanaanka wajihida ama socodsiinta howlgalkan, ciidanka xoogga dalka qeybahooda joogay deegaanadaas ayaa kabaxay goobahaas, taas oo keentay in ciidank deegaankana ay kadaba baxaan.

Labada ciidan ee kabaxay deeganadan, ayaa kala tagay Maxaas iyo Buula-Barde, oo kawada tirsan gobalka Hiiraan.

Dawladda Federaalka, ayaa horey loogu jeediyey muhiimada ay leedahay la imaanshaha qorshaha la dagaalanka xagjirka, hoggaaminta howsha & in lahayo deegaanada kooxahan ay kabaxaan ama laga qabsado.

PUNTLAND TIMESΒ 

15 Comments

  1. Riwaayad inay dhamaato waa iska caadi amaba filimaantu.
    The End baa marka filimku dhamaado shaashadda kasoo baxda.
    Xasan Shiikh beelo masaakiin ah ayuu fidmeeyay oo dagaal geliyay aanu ka difaaci karin xarakada!!!
    Riig biyood dad qodanaya oo inta la dilay la gubay ilaa riigii.
    Subxaana allah.
    Xataa marka madaxweyne aan beesha Hawiye ahayn joogo waa lasoo gabaala gurdeyn oo waxa la wada qaadan ID Shabaab kkk
    Marka kalena woxoogaa riwaayad gaalada lagu indho sarcaadiyo baa la jili.

  2. Shabaab waxay joogeen Tuulooyin
    Haddey carareen muhiim maahan inay ciidanku hoos joogaan Tuulooyin iyo Geedo hoos tood.

    Shaqo kale ayay qaban iyo in loodiro Shabeelooyinka iyo Jubbooyinka.

  3. Arintaasu waa mid lagu doonia in Shabaab lagu soo bixiyo oo ay duulaan soo qaadaan. Dadka shacabka ah uga soo dhaxbaxaan Dabeedna la duqeeyo. Shabaab ku aad iyo aad bay u xanuun sadeenoo una Jabeen. Umalayn mayo in dhagar qaba yaashasu In ay soo duuli doonaan. Laakin waynu eegi doona hadii ay shaqayso.

  4. sheeko carruureed way soo af jarantay, xilligii la filayey bay ka soo hor martay, sida saaxiibka ugu horreeya sheegay xoogaa uun baa gaalada laga jafjafanayey, hebelkaa culusow. hebelkaa culusow. hebelkaa culusow in la sheegsheego ayuu jecel yahay waa ciyaalka xaafada. booto lee waaaaaaye.

  5. Warar kala duwan soo aqriyey meesha waa lagukala carareey,
    Wallee waa hooyadood wasayaal sideeydoo kale

  6. Geedi Geedi

    Dhulka lagu dagaali waa dhul Hawiye
    Dadka dagaali waa Ciidan iyo shacab Hawiye

    Hantida iyo kharashka baxaayo waa canshuur Hawiye.

    Adigu ma waxaad tahey
    1. Kuwa lala dagaalahayo
    2. Kuwa diidan Dowlad Somalia oo Amniga sugto

    3. Mise kuwa isleh Wiilashaan Hawiye armey idinku soo dhar dhaaran.

  7. Wuxu wareer badanaa iyo isbadal dagdag ah Habargidirta dagaalameeyso waxaay bilaabeen kufsiga gabdhaha Xawaadle,

  8. Qandaraaska Shabaab la diirka ahi awalba 2 u jeedo oo midna lagu guuleystay midna lagu fashilmay ayaa laga lagaa.

    1. Sidii loo boobi lahaa oo loo iibsan lahaa, Hub faro badan oo dowladdii Farmaajo laga dhaxlay, qorshaasi oo guuleystay! Kkk
    2. Beesha Caalamka oo la doonayey in dhaqaalo faro badan looga kasbado, la dagaalanka Shabaab! Qorshahaas dambe oo aay beesha Caalamka kaga aamustay, sida aay kaga aamustay, Tuugsiga C. C/shakuur! Kkk

    Which means, no money no war, according to Culusoow! Job is done! Kkk

    • @khalid
      way fududahay in loogu yeero banaadir land amaba shabele land, laakiin inta la adeegsanayo magaca jamhuriyada somaliya in laga hadlona way furan tahay, tan labaad hadii ay jirto cashuur beeleed la bixiyo mira dhalkeedaa la arki lahaa, waxanse u jeednaa bililiqo beeleed oo keliya.

  9. @A.A.Xade

    Kkkkkkkkkkkkk war xadoow sheekooyinkii iyo quraafaadkii beenta ahaa ee aad dal-dali jirtay ma halkaas beey kula aadeen kkkkkkkkkk.

    Walle xadoow shactiroole baad tahay, waxaan kaloo la yaabay sida aad markasta ilmo gidir aka ilmo libaax uga daba caacleeyso adoo beensheegaya oo ciil iyo carro matagaya.

    War xadoow horaan kuugu sheegay ilmo gidir kufsigii iyo dhibtii waa ay iska dhaafeen oo niman wanaagsan beey noqdeen oo hada difaaca dalka iyo dadkaba u tagaan ee ogoow intaa, oo sidoo kalena ogoow in ilmo gidir ay hada magdhow bixinayaan oo dadkii ay horay u kufsadeen oo aad adigga ku jirto siinayaan ee xadoow magdhowga wax kasoo doono oo beenta iyo bururuqdana jooji.

    Bye.

  10. kkk war meeshan dowlad awilba majiran shacab masaakiin oo abaar iyo gaajo hayso ayey dagaal galisay waana uga baxday hadana sheekadii waa soo dhamaatay ninwalba waa fahmay beenta xasan garguurte

  11. Waxan ku farax sanaha gusha umada somaliyed. Boqol kiiba 99 anaga gusha gacanta ku hayna. Shabab madax dodi indho sharere xirtaan. πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄ fuck of shabab dhamasha ku jirtaan

  12. Gurey,
    Arrinku meeshaad magaxa u saaraysaan maaha, xaqiiqduna way ka bedelantahay sida loo tarjumayo. Halka dhibtu ka jirtaa waxaa weeye ciidanka alshabaab la dagaalamayaa malaha hoggaan midaysan oo ay ka amarqaatan oo dagaal gelinaya. Waxa shabaabka la dagaalamayaa waa macawisley, ciidamo kala bedelan sida milateri, booliis, iwm. Ciidan aan hoggaan lahayni ma guulaysto, aakhirkana waa guul darraystaa. Dawladda Xasanna ma hayso qorshe shabaab lagaga adkaado oo rabtaa in shabaabka hadal lagula dagaalamo.
    Ninka dagaalamayaa waa inuu diyaarsadaa wuxuu ku dagaalami lahaa ka hor intuusan hanjabin. Marka hore Xasan dagaal ha u ditaar garoobo oo ha ditaarsado ciidan, logistic, iyo qorshe dagaal intuusan banaanka ka hanjabin.
    Runtoo la sheegaana maaha dawlad nacayb iyo Xasan Sheekh nacayb midna ee runtu waa waxa guusha keena beenta iyo wishful thinking kuna waa waxa keena in ciidan jabo.
    Shabaabna ka awood badan wax shacab waddanka ka xoreeyaan. In la xoreeyana waxay u baahan tahay diyaargarow iyo qorshe dagaal oo habaysan.

  13. Isaga ayaaba xor ahayn oo isku aamini Karin Askari somaaliyeed ee sidee ayuu dad iyo dal u xoreyn karaa. Beeso sameysi ayaa lagu jiraa. Beesooy..beesooy… Beeso Macaaney…. halkee kaa doonaa waaye arinku!!!!

    Waxaan la yaabanahay waxa qabsan doona reer macawisley marka uu culusow dantiisa ka gaaro oo uu dayriyo .. oo uu goobta dagaalka uga baxo… oo uu iskusoo uruuriyo Vila wardhiigley.

    Nin aan kuu furi Doonin yuusan kuu xirin….ayaa lagu maahmaahi jirey

Comments are closed.