WAR DEG DEG AH: Weerar ku bilowday Qaraxyo oo ka socda Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Dawlad Gobaleedka Jubbaland ayaa sheegaya in weerar ku bilowday Qaraxyo lagu qaaday mid kamid ah Hoteelada waa weyn ee magaaladaas.

Qaraxyada oo laga maqlay inta badan xaafaddaha Kismaayo ayaa lala beegsaday Hotelka Tawakal, waxaana xigay weerar toos ah oo gudaha Hotelka ay ku galeen maleeshiyaad hubeysan.

Dhawaqa rasaasta ayaa hadda laga maqlayaa gudaha Hotelka, lamana xaqiijin karo ilaa hadda khasaaraha ka dhashay weerarka.

Wixii kasoo kordha kala soco Puntlandtimes.

PUNTLAND TIMES 

2 Comments

  1. Mujaahidiinta ayaa camaliyad istish-haadi ah iyo mid inqimaasi ah ku qaaday Hotel Tawakal ee magaalada Kismaayo oo ah goob ay gabaadsadaan xubnaha maamulka daba dhilifka ah uu hogaamiyo Axmed Madoobe”
    Waa bilow dhamaadka madoobe

Comments are closed.