Xasan Sheekh oo amar soo saaray, kaddib qaraxyadii Baladweyne

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxyadii argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Baladweyne.

Madaxweynaha ayaa u rajeeyey dadka dhaawacyadu ay ka soo gaareen qaraxyadan arxan darrada ah in uu Alle u boogo dhayo, isagoona Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku jiheeyay in si degdeg ah ay gurmad caafimaad ugu fidiso dadka ay culus tahay xaaladdooda caafimaad.

“Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun. Qaraxyada argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Baladweyne waxa uu muujinayaa yoolka cadawga dadka Soomaaliyeed oo salka ku haya in ay meel kasta ku gumaadaan haldoorkeenna iyo guud ahaan dadkeenna.”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faray hay’adaha ammaanka heer Federaal ee ku sugan Hirshabeelle iyo kuwa heer dowlad Goboleed, in ay sare u qaadan feejignaantooda amni, kana hor tagaan falalkooda bahalnimada ah, maadaama argagixisada lagu soo jabiyey furimaha dagaalka, lagana xoreeyey deegaannada ay naf bideen in ay magaalooyinka ka sameeyaan falal naf la caarinimo ah .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ugu baaqay bulshada Hirshabeelle in ay xoojiyaan midnimadooda iyo wadajirkooda, siina joogteeyaan la shaqeynta Ciidamada Xoogga Dalka, si loo dhammeystiro xoreynta deegaannada ay argagixisadu ka soo maleegayaan dhagarta iyo gumaadka.

PUNTLAND TIMES 

16 Comments

  1. If an idiot were to tell you the same story every day for a year, you end by believing it kkkkkkk

    Doqonkani kama daalo miyaa in uu ku cel celiyo sheeko xariiiiiiiiir kkkkkk
    Mise doqomad taageera ayaa raba oo rumaysan sheeko xariiiirta kkkkkkkk

    • Afuufa @
      Our president hassan sheeq he is not idiot but a man who has simply lost his cleverness !!! Odaygu yaan cimaamada laga tuurin.

      • HELLO ABGAAL CUMAAN
        DOQOMIHII DADKA YAGGOW

        Abgaaloow, Walaalayaaloow, Waxaan Soomaali ka qarsooneyn in Alle idinku nimceystay intii la waydiisan jiray sida, Mansab (Labadii Madaxweyne ee Federaalka iyo maamul Goboleedka) Maal, iyo Muruq, wiil dirira iyo waayeel taliya intaba, awoodda gaashaandhig oo aad heysataan waxaad ku xoreyn kartaa Soomaali oo dhan balse waxaad uga faa’iideysateen inaad caro-kaawo Gubadleey uga qodataan iyo inaad isbaaro bilqan ah ku dhigataan Shabellada dhexe.

        Walalayaal, Idinka oo heysta wax ka badan 200 oo Tikniko ah ayaa AUN Farxaan Qaroole oo Booliska Xamar ah iyo Faarax Jareer Tarabuunka jooga looga maarmi waayay in ay Basra oo Balcad ka tirsan idiin xoreeyaan oo Farxaan ku shahiido, halka ay saraakiishiinnii u qeybsameen qeyb isbaaro dhigata, Qeyb Carro-kaawo ka shaqeysata iyo qeyb xeebta Liido Shaaha ku cabaysa.

        Labo (2) Asbuuc ayaa ka soo wareegtay maalinkii aad ku dhawaaqdeen inaad reer Hiiraan u gurmaneysaan, iska daa inaad u gurmataane gargaarkii iyaga loo waday ayay dhib noqotay in isbaaradiina laga gudbiyo ilaa heer lacag baad ah laga dhiibay Aadan yabaalka waxay noqotay Taliska guud ee cadowgu Hiiraan uga duulo.

        Walaalayaaloow, Dadka Soomaaliyeed waa ku adagtahay si saddexdaan hoos ku qoran la iskugu qabadsiiyo;

        1. Xigtadaydii Hiiraan uma gurman karo
        2. Xaafadeeydii Basra ma xoreeysan karo
        3. xukunkii dalka inaan heystana waan rabaa

        Xawaadle iyo Habargidir oo Cada-kibir ilaa Maxaas ay ay ugu furantahay 11 furin dagaal kaligood dalka iyo xukunkii oo aad maanta idinku heysataan in ay difaacaan idinkana aad Madaxtooyada iyo wasaaradaha saf ugu jirtaan qandaraasyo dhismo waddooyin, dhismaha garoonka Cadale, Laamiyada Muqdisho, Shidaalka Ciidanka IWM suurtagal ma ahan ADNA MOWDKA ANNA MULKIGA ee deegaankeenna ma wada difaacannaa mise xoreynta dalka ka dib ayaan sidii dhibka loo kala badnaa dheeftana u qeybsannaa oo Power Sharing ka ayaan Risk Sharing ku lifaaqnaa?

        Tan lala yaabay oo aan cidina ka jawaabi karin waa in Soomaali weyn ay is waydiisay aaway Abgaalkii dhiigga iyo dhaqanka lahaa ee la yaqaanay? ma AUN Madaxweyne Mahdi iyo wiilkii aan abtiga u aheyn ee Philosopher Dr. Kadare ayaa lala aasay? mise xooggiinna waxaa la arkaa oo kali ah markii Hawiye dhexdiisa uu xisaabtamayo ama aad xukunka rabtaan oo kali ah اَلَيْسَ مِنْكُمْ رَجُلٌ رَّشِيْدٌ Toloow?

        Nasiib waxaa leh ninkii aad u hiilinsaan inta aanu dhiman oo naftu ku jirto ka hor.

        Dhiirrogelin Ookiyaalihii adeer Faarax Gololeeey sheegay u qaata. Wabillahi Towfiiq.

    • @ Afufa— waligaa ma maqashay ignorance is bliss? Dadkii baa u badan jaahiliin/ignorant qabyaaladna uu ku programiyey oo maskaxda uu ka haystaa. “ARYAA AA BURBURI HAYNAA HADII WAXAA RABNO WAYNO” Marka hayka dubtee daa. If you control their mind, you don’t have to worry about their actions because you know what they going do. Been inay ugu sacabiyaan. HA BIQLEYSO

  2. Issa(ID)
    (DIGNIIN) & Aragti dheer haloo yeesho
    Warar xog ogaal ah ayaa tibaaxaya,in shirkii xasan sh,maxamuud
    Iyo abiyo,uu ergay mareykan ah qayb ka ahaa, taas oo sun-teysa
    in Ethiopia loo beylaho dalka, sidii xasan u sheegay horay oo
    ahayd (shabaab dagaal ka dib baan la hishiin), waa plan horay
    marykanka,Dubay.iyo yuhuuda xasan ku ogaayeen, hadane abiya la
    sheegay inusan xasan ka hor dhicin,waa sheeko soo taxneyd ilaa
    2OO7 oo loo soo dhiibay(Aun) Nuur Cadde, oo fashiliyay dawladii
    ka dib (Dhabar-tabashada)mareykanka, wana sabatii uu ku tegay
    (Aun) Cabdulaahi yusuf,iyo moqifkii(Jenday fraiser) oo wadda
    tilmaamaya Hishiiska 2OO9(Kenya & Cabdishakur), iyo kan lagu,
    xanto (Formajo & Abiye) 2O17-2O22, iyo kan xasan loogu afduubay
    Telviv, arrimahan oo idil waxay u muuqaal eg yihiin (Afgamistan)
    oo la beyllahay, markii dantii laga lahaa dhamaatay, anagase weli
    rifashada cadka & dhuuxida loo daayay deriska aan bada lahayn,
    Iyp ayagoo si walba uga danbeeya toos iyo dadab, laakiin magac
    ahaan xasan lagu eedeeynayo,oo kala abaar,dagaal,isku-dir,mucarad,
    iyo nacayb soo dedejin kara burbur, lagu qaybsado dalka, maadaama
    uu keli ahaan u socday,jiljileecne laga arkay, (Digtooni)wbt

  3. Xasan sheekh waa itaal af-ka nool wuu hadal badan yahay sida safaradiisa bila macniga lakin ficilkiisa baa yar haa iska hadlo haduu hadalkuu wax tarayo.

    Xasuuqa xawaadle lagu hayo number one mas’uul waxaa ka ah hawiye iyo xasan sheekh yaa laga dhigan qolada afka duuban maaweelo iyo meermeer waa siday tahay.

    Xawaadle wuxuu diidan yahay maamulka hirshabelle oo madaxweyne ka yahay nin abgaal ah.

    Xawaadle waxay rabaan maamul yaga u gaar ah layirahdo hiiraan state, hawiye kama aqbalayo in xawaadle maamul yeesho.

    Sidaa daraatid hawiye iyo uu xasuuqaya xawaadle, xawaadle maa fahansana sheegado ama way fahansan yihiin lakin hugaankooda wax baa khaldan.

    Anigo waxay ila tahay in xawaadle xuraysto hiiraan iskana saaran kii yaga dhib ku haya waa salaam.

  4. Waxaan maqlay in aay Xawaadluhu Reer Abti u yihiin Culusoow, hadda 5tii sano ee hore ee Culusoow Ugaaskii Xawaadle wuxuu dhintay iyagoon Salaanta Islaamka iska qaadeyn!

    Runtii waan fahmi waayey waxa ka dhexeeya Culusoow iyo Xawaadle oo la leeyahay waa u reer Abti!!!!

  5. Dogs can bark from the dhadhaab camps, but they will never again sleep our Hotels and enjoy our Tax and resources.

    If you can’t beat them, join them softly.

  6. Hawiye ayaa Hawiye dilay
    Hawiye ayaa Hawiye kale u tirisay,

    Armaad idinku haysaan dagaal iyo Duunyo
    Dowlad iyo Caasimado

    Badhan iyo Tukoraq.

    Wiilasha Isaaq waa ayaga ku bilbo duban Buurta Garowe,.

    • @khalid
      xoolo xayaysiin isaaq
      war cidna kumana rabto
      cidna kuuma baahna
      adugaaba is qoraya
      websites ka isaaqa baa kuu baahan
      halkaasa nafaqo laga rabaa

  7. Xaaraood weey waasheen markeey madaxweyne hawiye ah arkeen, balse waxay maryo tuurteen markeey arkeen shabaabkii ay dartood ku noolaayeen oo la xasuuqayo oo dalka dhan in laga saaro halis ugu jirra.

    Marka dhib ma leh ha iska qeeyliyeen xaarood oo ha iska caacleeyeen halkan, maxaa yeelay qeeylo iyo caac waxba ma dhibaan, oo cidna wax ma yeelaan, xaaraoodyaashuna waa kuwo bilaawadoodii arkay oo sida laxdii u qeeylinaya waxaana leeyahay qeeylo bilaawo kaama dhiciso ee marbeey dhuunta ku kala gooyn doontaa, ee allaha na isku keen simmo.

    Xarakada shabaabul kaafiriin wal malcuuniin iyo xaarood warbaa u yaal weeyna arki doonaan mardhow haduu EEBE yiraah.

  8. @xaariraab
    adigoo XAARIRAAB ah cidna aflagaado wax ku yeeli maysid, waxad ku qanci kartaa dukhuuntaay waa dhalfo keliya,
    dhibka ku haysta cidna dusha kama saari kartid, ma garatay XAARIRAAB.
    ha kugu taagnaato..

  9. @Yeh

    G-s marabtaab yeh.
    Makaa shaqeeyaa yeh.

    Bahalkeeyga ma dhuuqeeysaa yeh.

    Walaashaa ma wa- – a yeh.

    Hooyadaa anni maa kaa dhalay yeh.

    Soo xaarood matihid aan xaarka ceshan karin oo qaniis ah yeh.

    War yeh yeh badanida war waxkastol lagu weeydiyoo ma yeh-baa.

    Waryaa shit yeh aniga iyo adiga isku darajo manihin ee iska jirr inaad hadal igu soo darsato.

    Sidoo kale xaar adinka xaarood buu magaciina yahay ee ha isku dayin inaad aniga ila soo aado.

    Shit yeh hadaadan iga joogin waxaad helli doontaa waxa aad rabto oo xaaraoodyashoo dhanna rabaan, waana idin siinayaa, waana idin siinayaa ee igga soo daba qeeyliya nacaladii ALLE baa idinku taalee.

  10. @yeh

    Waryaa yeh dhib oo idil xaarood dushooda buu ahaaday oo kuwan hadda rafanayee yaad moodaa inuu dhibi heeysto.

    Shit yeh waan ogahay in dulaanka shabaabul malcuuniin lagu qaaday uu yahay mid xaarood lagu qaaday, waana ogahay in malintii shabaabul malcuuniin lasoo afjaro sidoo kalena xaaroodkii ugu dambeeyay cumaan laga dajin dooono oo jamhuuriyada samaale oomidil laga xaaqi doono iyagga iyo xaarkooda qarmuunba.

    Marka waryaa iska qeeyli oo iska cataab, sidoo kalena indhiina ku firsada sida xun ee loo galo kuwii aad dartood ku nooleeydeen waa shabaabee.

    Waan ogahay inaad shabaab dartood ku nooshihiin, waana ogahay in maalintii la baabi’iyo aad adinkuna baabi’i doontaanee, waan ogahay in dhibta shabaab gaarta ay dhibtiina tehee, yaa idiin joojinahaya hadekkkkkkkkkkkk walle aakhiradiinii baa la gaaray oo la joogaa ee iska sii cabaada xaaroodoow oo indhiina oo shan ku daawada sida shabaabul malcuuniin loo bir bireeyo oo mindi af la’aan ah oo girgiro leh dhuunta loogu kala gooyo.

    Bye.

  11. @xaargidir
    @xaariraab
    ha kugu taagnaado
    lagaaga jimcin maayo
    ha lagugu dhakhleeyo
    ama ha lagugu ruxruxo
    cid kuu jiir naxaysaa ma jirto
    ama qayli 24 hours ama iska daa
    aday adeer kuu taal. bogaan iyo kuwo kale ayaad adigoo magacya kala duwan wata ku dhex sarkhaantay, baakhad
    dhali qurmoon..

Comments are closed.