AKHRISO: Mid kamid ah Hoggaamiyayaasha Sare ee Al-Shabaab oo geeryooday (Magaca & Sababta)

Horjoogihii kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa gobalka Banaadir, Maxamed Xasan Cumar (Abu Cabdiraxmaan) ayaa ku geeryooday degmada Jilib ee gobalka Jubbada dhexe.

War-saxaafadeed kasoo baxay dawladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Abu Cabdiraxmaan oo kamid ahaa saraakiisha ugu sareysa Al-Shabaab lagu dhaawacay dagaal ka dhacay xadka goballada Shabeelooyinka, intaa kaddibna Al-shabaab u qaaday Jilib, si loogu daaweeyo, balse ugu dambeyn uu u geeryooday dhaawacii soo gaaray.

Sidoo kale, Dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in geerida Horjooge Maxamed Xasan Cumar (Abu Cabdiraxmaan) ay soo dadajisay dhaawac halis ah oo soo gaaray iyo daryeel la,aan caafimaad.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta XFS.

Maxamed Xasan Cumar oo Khawaarijtu u taqaaney Abuu Cabdiraxmaan oo ka mid ahaa horjoogayaasha Khawaarijta Shabaab ee ugu sarsareeya. Ayaa waxaa uu Bil ka hor ku dhaawacmay hawlgal ay Ciidamada Qaranku ka fuliyeen xadka udhaxeeya labada Shabeelle waxaana Khawaarijtu ay dhaawiciisa geeyeen magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe halkaas oo uu ugu geeryooday daryeel’aan caafimaad iyo dhaawaciisa oo halis ahaa.

Khawaarijta ayaa ku qarinayay horjoogahan guryo ay leeyihiin dad shacab oo ay khasbeen, waxayna ku guulearaysteen in ay u helaan adeeg caafimaad maadama uu qabay dhaawac aad u culus.

Waxa uu ahaa madaxii ugu sareeyay ee Khawaarijta Gobalka Banaadir ee qaabilsanaa dhibaateynta shacabka. Waxaa kale oo horjooge kasoo noqday qaybta marin habaabinta dhalinyarada isaga oo mas’uul ka ahaa maskax doorinta dhalinyaro farabadan.

Waa horjoogihii labaad ee heerkiisu sareeyo oo laga dilo Khawaarijta laba bilood gudahood, xilli ciidamada dowladda ay balanqaadeen inay sii wadaan ugaarsiga madaxda sare ee Khawaarijta.

Dawladda Soomaaliya oo kaashanaysa saaxiibadeeda caalamiga ah waxa ay ku raadjoogtaa in cadaaladda la marsiiyo dambiilayaasha Khawaarijta ah ee u taagan waxyeelaynta shacabka Soomaaliyeed.

PUNTLAND TIMES

26 Comments

  1. Waa cajiib in maanta alshabaab xitaa xanuun u dhintay ay sheegtaan dowladda anagaa dilnay kkkk
    ma tabartii baa intaa dhigtay

  2. Alle ha unaxariistee waxaa geeriyooday Waaligii hore ee Wilaayada Islaamiga Banaadir Sheekh Maxamad Xassan Cumar “Abu Cabdiraxman” iyadoona Xarakada Al Shabaab ay bayaan kasoo saartay.
    “Waxaan ummada Muslimka ah guud ahaan, gaar ahaan eheladiisa, asxaabtiisa, ardaydiisa, Mujaahidiinta iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee muslimka ah uga tacsiyeynaynaa geerida ku timid Sheekh Maxamad Xassan Cumar “Abu Cabdiraxman, kaas oo habeen hore ku geeriyooday wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka.

    Sheekh Maxamad Xassan Abu Cabdiraxmaan – Allaha u naxariistee – waxaa uu ahaa shakhsi uu Allaah ugu deeqay cilmi iyo Alla ka cabsi, akhlaaq wanaagsan, geesinimo, deeqsimo iyo jacaylka u gargaarida Diinta Islaamka. Wuxuu soo noqday waaligii wilaayada islaamiga ah ee Banaadir, xilligaas oo lagu xusuusto sidii wanaagsanayd ee uu ugu khidmeeyey bulshada caasimada iyo Jihaadkii adkaa ee uu la galay Saliibiyiinta iyo Murtadiinta. Waxaa la wada xusuustaa wacdarihii isaga iyo ciidamada Wilaayadiisu ka dhigeen dagaalkii Dayniile ee lagu dilay in ka badan 100 askari oo Burundi ah.

    Sheekh Maxamad Xassan Cumar ” Abu Cabdiraxman” – Allaha u naxariistee, wuxuu si karti leh uga soo shaqeeyey makaatibta kala ah: Amniga, Tarbiyada iyo Tacliimta iyo maktabka Ta’hiilka ee Mujaahidiinta. Waxaa uu soo saaray boqolaal Mujaahidiin ah oo saraakiil iyo mas’uuliyiinba leh kuwaas oo maanta kaalimo muhiim ah ugu jira ummada Muslimka ah ee Soomaaliyeed.” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka.

    • XAAR-CARBEED oo bakhtiyay maxaa naloo ku sheegayaa inuu bakhtiyay. Waxay rabaan inay meelmariyaan waxaan suuragal ahayn: Taas oo ah IN DADKA SOOMAALIYEED LAGU MAAMULO DIIN!

      Waligaa ma aragtay bulsho diin lagu maamulo oo hore u qaadda tillaabo?
      Warcelinta waydiintaai waa 不.

      Soomaali waxay ka diidday Ina Cabdille Xasan inuu diin ku maamulo, dalkayna ka cayriyeen, marka, ma u malaynaysaan inay XAAR-CARBEED ka ogolaan doonaan?
      Hadalkayga meel ku qoro: XAAR-CARBEED waxay u kala qaysami doonaan wax la dilo, wax la xiro, iyo wax u carara dalalka carabta ee laga biilo.

      • Doqonkaan sita magagaca “Xasan”, wuxuu leeyahay diinta Alle halaga tago, waa caaq iyaga ay soo dirsadeen. Muhaajirna wuxuu ina leeyahay xadiithyo nabiga lagu been abuurtay ku badasha Quraanka. Anagay rabaan in ay banooni inaga dhigtaan, yaa ka yeelaya.

  3. Malaha somali waxay u badan yihiin doqomo aan diin iyo cilmi dood aan lahayn,
    Hadii siyaad bare iyo caydiid iyo c,laahi yousuf oo dustuur gaalo difaacidiisa ay ku dhinteen umadana ku xasuuqay kursi dartiisa la yiri allaha u naxariisto
    maxaa diidaaya in sheekhii ku dhaqanka iyo qaadashada diinta iskaamka u dagaalamay in la yiraahdo
    ALLAH U NAXARIISTO ???

  4. @ Mahad Gurey

    Marka aad leedahay “Soomaali waxay u badan yihiin Doqomo”, adigu Soomaali ma tihid miyaa? First sign of Stupid person is dadkiisuu caayaa oo ceebtooda meel walba ku sheeg sheegaa, waa sababta Soomaali utiri, doqonkaaga waa la eryaa. I know it is too harsh, but really, leave us alone doqon baad tahay.

    @ Khawaariijta kale

    Ninka dhiiga walaalkey uu dilay ka sii qoyan, oo gabdhahayagii Soomaaliyeed sidii Adoomada uga kaxaysta reerahooda, ayaa wuxuu ina leeyahay ii duceeya marka aan geeriyoodo, Cajiiiiiiiiiib!!!!!!! Puntlandtimes ayaa lagala xisaabtami dadkaan meesha ay joogaan. Waa Alshabaabiin oo khatar inagu ah, they must be reported.

    • Mahbar1@
      Waxaan iri somalida waxay ubadan yihiin doqomo oo aad adiga ka mid tahay waayo waxaan waaydiiyay dadka maxay kula duwan yihiin ?
      “Hadii siyaad bare iyo caydiid iyo c,laahi yousuf oo dustuur gaalo difaacidiisa ay ku dhinteen umadana ku xasuuqay kursi dartiisa la yiri allaha u naxariisto
      maxaa diidaaya in sheekhii ku dhaqanka iyo qaadashada diinta iskaamka u dagaalamay in la yiraahdo
      ALLAH U NAXARIISTO ?
      Jawaab waad u wayday ,
      Mida labaad
      Maxaad tiri “Ninka dhiiga walaalkey uu dilay ka sii qoyan, oo gabdhahayagii Soomaaliyeed sidii Adoomada uga kaxaysta reerahooda ”

      Waxaan ku waydiinayaa hadaadan doqomada aan sheegay aadan ka mid ahayn ,

      Yaad dooni lahayd in uu kuu taliyo
      1 , waddanigii waynaa lakiin dhiigya cabka ahaa ee siyaad bare afweyn ee xasuuqa iyo kufsiga ka geystay somaliland si uu kursigiisa u dhowro

      2, moryaankii mujaahidka sheegtay caydiid ee ka saaray siyaad bare xamar ka geystay xasuuqii la ogaa iyo kufsiga gabbdhiihi daarood iyo kuwii cad cadka heer ay nooqdeen dumarkaa somaliyeed SEX SLAVE ama
      3, mooryaankii kursi doon ka ahaa c/laahi yuusuf ee caasimadii xamar ku soo fasaxay cadoowgii soojireenka ahaa ee somaliyeed dabadeedna ka dhigay meel ay mayday dameeraha iyo dadka la kala garanwaayay markii la waydiyay maxaad dadku aad u laynaysaa oo yaad xukumi
      Kuna jawaabay kkkkk
      DADKA IN LA LAAYO DANTOODA AYAA KU JIRTA .

      Ee adiga yaad tahay maxaadse tahay ?? Useless man

      • @@@ Mahad Gurey
        Qoraalkaaga
        Waa qiimayn biyo kama dhibcaan ah! Waa assessment run ah.Kuwa badan halkaan bulaacadka ah waxay rabaan ma yaqaanaan .waa kuwa weersan .
        Ogoow dadka shacabka ah maba aqriyaanba websiteyada oo quutul yoowmkooday la dalaa dhacayaan.Inyar ayaa aqrisa.waxaa u badan maamul ada propagandada iyo guulwadayaasha ah.
        Inta badanna waaba shaqaale Dowlad oo waxba shacabka u hayn oo xeraday ku jiraan ku caajisay.

  5. Afeefo:

    Waxaa laga yaabaa in qoraalkan farxad galin labtaada qabiileed iyo maskaxdaada qafulan ee fadhlan ka bood:

    Marka si qoto dheer loo fikiro oo indhaha iyo qalbika daaha laga qaado oo xaqiiqda dhabta ah la wajaho oo dhaqan qabiileed iyo dhaqan nololeedka Somalida la eego,waxaa dhab ah in Alshb dagaal looga adkaan karin.Sababo badan ayaa jira oo halkaan lagu soo koobin karin.

    Marka 1aad Dowladda Xasan Shiikh dagaal afka khalaad lagu dhaho vigilantic (dadka sharciga fuliyaan)
    Taa waxay keentaa in qolada kale evolve sameyso ama laqabsi dagaal,wixiina faraha ka baxaan uuna baaho.

    Marka 2aad dagaalkaan waa dhaqaalo boob ummadaana lagu mashquulin inta madaxda sare jeebkooda ka buuxsamayo deedna caasimadaha calaamka loo kala dhoofi.
    Marka 3aad Nimankan Afka duuban dhul baaxad leh ayay heestaan malaha 9-10 gobol
    Taasna waxay u sahli gabaad wayn iyo ciidamo beeleedyada kala duwan in ay iska gaari waayaan (spreaad thin).

    Marka 4aad waxaa jira wadamo badan oo rabo in Somalia nabad noqon waayo faa’ido dhaqaale iyo mid diplomacy ayaa ogu jiro.Kenya iyo Imaaraadka iyo kuwa kale.

    Marka 5aad,guud ahaan shacabka Soomaaliyeed kuma qannacsano Dowlad ay dareensanyihiin in wax adeeg iyo amni u hayn oo wuxu mashruuc yahay marka niyadba uma hayaan,maslaxadooda kuma qimaarayaan.

    Marka 6aad,Dowladda hal qabiil ayaa majaraha u haya taasnina waxay keentay in wixii tunnel vision ama hal toorobin noqdo oo maskax Somaliwayn ahayn.

    Marka 7aad dagaalka inta badan waxaa u sacabo tumo dadka qurbaha joogo oo reerkooda iyo ilma hooda amni kunoolyihiin ceyr fiicana qaato oo xujo nolol iyo geeri dagaal sokeeyo dhex joogin.Yacni, waxay u haystaan dagaalka maamweelo ciyaar musaaricoo kale.
    Xoogaa English phrases ah ku celceliya.

    Aniga shakhsiyan waxaan aaminsanyahay in la wada hadlo, in sheekadii labo dii nin duurka ku dagaalamay ee mid yiri shanqad ayaan maqlay kii kalena yiri waan maqlay waa isdaaya.dowlada gacan caleen Saytuun ha taagdo oo isla wayninka mafiicno wixii xalkeenaya yaan laga xishoonin iyadoo laga baqayn qancinta wax kale.

    Nimanka Afka duuban ha ogaadaan in ummadii qaran iyo qurbo diintii kasii baxayaan taasna aakhirka guuldaro ku ah waxa aad ku candocoonaysaan meesha ka baxaan.Dowlada waxaan kula talin lahaa go’aan ilmo adeer dal dagaal sookeeye soo maray xal ma gaarsan karo ee toorobiinka hal isha ah iska qaad oo wuxu ha noqoto dowlad Soomaaliyeed oo go’aan Soomaaliyeed leh ilaa Hargeisa talada wax ku leedahay, oo aan Imaaraadka iyo Museveni xal laga raadinin.

    Allaahu ACLAM!

  6. @ Dadka la qaldayo

    Waa been waxa Ally M qoray. Xaasidnimo ayuu 10 gobol Alshabaab u siiyay si loo dhoho Alshabab controls all Somalia except Puntland and Somaliland. That is Not True!

    Jubbada hoose iyo dhexe meelo ayey Alshabaab ka joogaan. Sidaa oo kale, Shabeelada hoose iyo dhexe meelo ayey ka joogaan. Bay iyo Bakool wax yar ayey ka joogaan. Also, Hiiraan iyo Galgaduud meelo kooban ayey ka joogaan. Banaadir waa ka xor. Alshabab doesn’t even control a complete province and not even a populated city. The War of Information is upon us, we need to focus Google and what they are posting, it seems they hire people like Ally M. Disgusting!

  7. Not worth mentioning a name but the trashy talk had started as usual.
    The usual ones when the brain doesn’t think beyond.

    It’s clear this individual bariiskiisuu dhowrnayaa oo waa part of the propaganda TVga cusub e Xasan Shiikh!

    Other Bulaacad next please.

  8. To: mahbar1 Kunwan khawaarij iyo taageeral khawaarij. Waxaan hubaa in uu khawaarijta wakhigoodii dhamaaday. Firiq firiq dooda, caydooda, iyo beentooda midna ha dhagays. Lix bilood kadanbe ayeynu iswareeysan doona.

  9. @ Gurey

    Inshallah guul.

    @ Ally M

    Wuxuu doonayaa in aan la magac dhabin oo markaa lagu wareero cida loo jawaabayo, mise wuxuu rabaa in uu ina caayo oo aan loo jawaabin, yaad is tiri waad ka aqli badan tahay? Nin yahoow waalan, waa lagu magac dhabi, qurunka aad tahayna banaanka ayaa la keeni, what can you do about it, Iidoor boy?

  10. Xukuumadii Federaalka iyo dowladdii Federaalka ito shayaatiintii Federaalka ee America gacanta ku haayay
    Waxaa u haray waxyar in ay kuraasta diyaaradaha ay isku dilaad sidii Afghanistaan
    Kkkkkk

  11. @ Mahad Gurey

    Laba mid baad tahay, Alshabaab ama Carab weyn caana baratay,Lol. Dhuuni raac xoogaa shilimaad Alshaab u soo tuureen maxaa la isaga kaa daalin. You are not smarter than any one, every one saw what you wrote doqon yahoow doqonku dhalay, adiga oo kale xabad kuma khasaarino, waan garaacnaa.

    @ Ally M.

    Waxaad tahay Alshabaab kalkaal, Alshabaab qarsoonaa oo halkan ka dhex wadi jiray isku dirka Daarood iyo Hawiye. Go F*ck Yourself.

  12. Issa(ID)
    Waa mahad ilaahey in maanta soomaaliya dawlad gobonledyo ka jiran
    Madax maamul, ciidamo, hub iyo xuduud shacabkoody ku mideysan yihin,
    Leh hubaal waxa noqoday idan Alle inan(Hal-mar)Somaliya ku burburin,
    sidii kal hore 1991 kii,tan kale sidaan dhawr jeer uga hadlay, anoo
    xiganaya warar xog ogaal ah oo la xiriira sida lala damacsan yahay
    dalkeenaoo ay u dhiganta tii AFGANISTAAN,waxaase daboolay oo aan ku
    badbadnay Qorshihi Aun(Cabdulahi Yusuf)Aabaha Somalida cusub oo u
    qaybsanaa (Shalay,Maanta,iyo Beri)oo ah (1) ka xoreeyn maxaakimtii,
    (2)Dawlada caalamku aqoonsan yahay(3)Mabda’sal adag(Federali)intas
    ayaan maanta ku caymanay, wbt

    • Issa @
      Maxaad tiri dowlada caalamka aqoonsan tahay lakiin allah sharcigiisa baal martay !!!
      Mabda ’sal adag (Federali) intaas ayaan maanta ku caymanay, kkk
      Doqoni waa adiga oo kale

  13. Alshayaadiin iyo haraadigii mujrimkii Afweyne Ilkayar, dhulmahante, leelkase, awrtable, warsangali iyo Gunoxajis nacalatullah waa jabeen.

  14. Issa(ID)
    To All,
    After an Accomplished mission headed by Mr.Mahbari1 we have
    evidence that clarifies that Mr.M works with Al-Shabaab and
    always pretends to be a mediator for Somali society in this
    private forum. That we have organised and participated in
    to revive Somali culture and heritage and to also stabilise
    political differences. I inform us all to ignore people of
    this sorts who intend to divide us at any means necessary.
    We will try to control them.
    Note: I apologise to speak in any languages other than Somali
    because we should only speak strictly Somali in this forum.
    Thanks to All be informative

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*