AKHRISO: Shaki hareeyay labo kamid ah sharciyo uu BJFS u gudbiyay RW Xamze

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamze Cabdi Barre ayaa u diray Guddoonka Golaha Shacabka BJFS warqad, ay ku lifaaqan yihiin 9 sharci oo ay soo gudbisay Xukuumadda Federaalka.

Sharciga koowaad, ayaa ah mid cusub oo loogu magac-daray “sharciga Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Cayiman”.

Sharcigan ayaa loo isticmaali doonaa ganacsatada & Bangiyada Soomaaliya hadba ciddii larabo, waxaa kale oo loo isticmaali doonaa cid kasta oo ay isqabtaan Xukuumadda Federaalka, xataa dhinacyada siyaasadda.

Sharciga 2-aad, ayaa ah kan la dagaalanka Argagixisada oo 10-kii sanno ee lasoo dhaafay doodiisu hortaalo baarlamaanka Federaalka.

Labadaan sharci ayaa noqon doona seef Laba afle oo sidii la doono loo adeegsado.

PUNTLAND TIMES 

10 Comments

  1. “Shaki hareeyay labo kamid ah sharciyo uu BJFS u gudbiyay RW Xamze”

    “Suspicion shadows over two laws given to parliament by PM Hamze”
    Well,it will only discourage businesses investors and the return our large diaspora with economic weight.
    And it will aslo create mafia style government operations.
    Is there any more crazy moves to come?time will tell.

  2. Issa(ID)
    Soomaalidu waxay tiraa (MAJO DHOOQO,MIDBA MAR BAA LA SIIBAA)
    Aragtida Ansixinta xeerarkan,waxaan qabaa waqtigan inaysan ku
    habooneeyn maadaama dalku dagaal hubanti la’aan galay, dadka
    dagaalku u dhaxeeyana yihiin shacab iyo Argagixiso (Salada’ah)
    Oo si walba u tababaran, sidaa awgeed waxaa haboon in la ,
    (1) In la xadiddo kaalinta shacabka,
    (2) In la hawl geliyo ciidanka,
    (3) In dagaalku meel walba isku mar laga bilaano,si
    aysan argagixisadu fursado guur-guur ah u helin,
    (4) in ciidanka saad,hub,dawo,iyo ta’kilo loo qorsheeyo,laguna
    dhiiri-heliyo (JIIDAHA DAGAALKA) oo lala cunteeyo,
    (5) In sharciyada la xiriira Ciidanka la adkeeyo sir,anshax,
    Ama-qaadasho guud ee xiliga dagaalka(Wake uo)(Stand by) wbt

    • issa or dooli or …
      Munaafaq hoos ku nool baa tahay oo magacyada soo bedesha oo dadka ku caaya halkaan, Hooyo ne caaya.

      • Issa(ID)
        Burhaan,khalad kaagii baan saxay,maadaama aan maqaalka xaq
        ahaan u leeyahay,anigu sida aan wax u qoro waa la yaqaan,oo
        madashaa markhaati ka ah,ninka leh magacyada kala ah(Khalid)
        (Burhaan)(Eribal-franfar)(Farxaan)(Dooli)iyo(Heelle faarax)

      • Issa(ID)
        Burhaan,khalad-kaagii baan saxay,maadaama aan maqaalka xaq
        ahaan u leeyahay,anigu sida aan wax u qoro waa la yaqaan,oo
        madashaa markhaati ka ah,ninka leh magacyada kala ah(Khalid)
        (Burhaan)(Eribal-franfar)(Farxaan)(Dooli)iyo(Geelle faarax),
        Fiiri qaabkii aad (A.A,XADE) isaga dhigi jirtay, oo aad iigu
        dirtay,sidoo kale dooli waa la mid, saaxiib isku soo duub ee
        aanu nabada qaadano(anigu cafis iyo masaabax) caydane jooji,
        (RAGOW BARASHO GEELOW RARASHO) WBT

  3. # Somali Think tank!

    Somali Habka!

    (Dawlad federaali ah waa hab lagu qaybsado awoodda dawlad dhexe oo qaran iyo dawlad-goboleedyo hoose oo midba midka kale ku xiran yahay dawladda qaranka)

    Hadaad si u eekto fasiraada ama tarjubka luqadaha *Somali iyo English* isku faham ma aha.

    English methodology!

    A federal government is a system of dividing up power between a central national government and local state governments that are connected to one another by the national government. Some areas of public life are under the control of the national government, and some areas are under control of the local governments.

    Federal noocee eyey fahantaa Dowlada Xassan Shiekh?

    Fedral noocee ayey fahmaan dowlada xubnaha ka ah federalka uu hogaansho Xassan Shiekh?
    Federal noocee ayey fahmaan Qabaa ilada?
    (Hawiye) (Dirood) (Dir-hargeyso) (Raxanweyn) (Qorkale)
    Fedral nooce ayey Fahmaan Baaycmushtarka dilaleyda ah?
    Federal nooce ayey fahmaan dadka Somali ee rag iyo dumar?
    Fedral noocee ayey fahmaan caruurta gabdhaha iyo wiilasha yaryar?
    Federal nooce ayey fahmaan Wadaadada iyo Kuwa diinta ku qaraabta ee leh rag iyo dumar, Caruur iyo ciroole?

  4. Hadaba xaqiiqda ayaa ah in Gobolka Banaadir uu la mid ayahey gobolada dalka Somaliyeed waxaan ula jeeda Gobol kasta waxuu leeyahey maamul gaar ah iyo adeeg bulshaawi ah.

    Kuwa sheeganaya in dowlada federlku yahey (Hogaanka # xassan Shiekh iyo asxaabtiisa xaqiiqda wey ka fog yahiin.

    Dowlada federaalka waa Dowlad goboleedyada iyo dhexyaalka kaas oo ah (Xassan Shiekh) hada, Wasiirada uu sameeyo Xassan Shiekh ee yaal magaalada muqdisho uma shaqeynayso Dowld goboleedyada? Maxaa yeeley Dowlad gaboleedyada waxey leeyahiin wasiiro u gooni ah taasina wey is qilaafayaan marwaliba.

    yaa la rabaa inuu hogaansho Somali oo federaal ah. Wxaaa hogaanmin kara oo kaliya (Nabadoon) Sirdoon ma hogaaminkaro! Dhaqaale doon ma hogaamin karo! Qabiil doon ma hogaamin karo! naago doon ma hogaamin karo! Khayaano doon ma hogaamin karo! Cunto doon ma hogaamin karo! Shisheeye doon ma hogaamin karo! Wadankale doon ma hogaamin karo! Muufo doon ma hogaamin karo! Xayawaan doon ma hogaamin karo! Hiilo doon ma hogaamin karo! fardo doon ma hogaamin karo! Diin doon ma hogaamin karo! Wadaad doon ma hogaamin karo!

    Somali oo federaal ah waxaa hogaamin kara (Nabad Doon)

  5. Habka dhabta ah ee u shaqeyn kara Somaliyeed 1837 qalaalsahii gumeystaha waa in aan la tirsan oo laga saaro Taariikhda Somaliyeed oo dhan!

    Hogaanka federaalka Somaliyeed waa inuu ahaado dunta hab Somaliyeed? (Nabadoon)

    # Nabadoonku waa inuu ahaado wadani
    # Nabadoonku waa inuu lahaado Koox cayiman oo ka kooban Nabdoonada Somaliyeed. 19 ugu badnaan sabab. 19 Waa Somalidii hore. waxii ka horeeyey 1837 qarnigii gumeystaha Africa.
    # Baarlamaanka Somaliyeed waa inuu ka kooban yahey Baarlamaanda dowlda xubnaha ka ah Dowlad goboleedyada. oon una jeedo. Baarlamaanka Dowlad goboleedka hirshabeele, Barlamaaka dowlad goboleedka Jubaland, Barlamaanka dowlad goboleedka koonfurgalbeed, Barlamaanka dowlad goboleedka Galmudug, barlamaanka Dowlad goboleedka gobolka banaadir, Barlamaanka dowlad goboleedka Somaliland, Barlamaanka Dowlad goboleedka Puntland.

    # Somalida waa in loo qeybshaa # 4 qeybood oo kale ah lana maal galiyaa labadaba xoog iyo maal.
    1. Daryeelka bulshada (Heyada Caruurta ubadka yaryar daryeelkooda) Baaxad weyn leh loona baahan ayhey dowlad goboleedkasata inuu heyadaas dhismaheeda iyo hirgalinteeda. Hubiyaana shaqada adeega bulashada kormeerkeeda iyo joogtigaas ay masuul ka yahiin

    2. Daryeelka dhaqaalaha wadanka, ( Heyada dhaqaalaha wadanka oo dhan) baaxad weyn leh loona baahan yahey in dowlad goboleedkasta sameystaan kana furan yahiin gobkasta iyo gobol kasta ey dowlad gobolku ka kooban yahey. Masuuliyada ay leeyahiin dowlad goboleedkasta inuu ilaasho sixir bararka kobciyana dhaqaalaha dowlad goboleedyada.
    Dowlada federlka (Nabadoonku) iyo nabadoonadiisa ee ah 19 waa iney u adeegaan lana shaqeeyaan Heyada dhaqalaha dalka kobocooda, joogteeyaana, tani waa wax lagula xisaabtamayo.

    3. Aqoonsiga dadka Somaliyeed (Hayada aqoonsiga dalka Somaliyeed)Dowlada goboleedkasta waa inuu ku leeyahey xarumo gobol kasata iyo goob kasta ay ka kooban yahiin dowlad goboleedka. Dowlad gobolasta waa inuu maal galiyo xarumaha aqoonsiga dalka Somaliyeed masuulna ay ka yahiin dowlad goboleedka ilaalinta sharciga aqoonsiiga Somaliyeed.

    4. Heyada ilaalinta iyo maa galinta soohdimaha dalka Somaliyeed. (heyada soohdimaha dalka Somaliyeed) Dowlad goboleeedkasata waa inuu miisaamaa ilaalada soohdimaha waa muqadas dhab xaqiiq ah. waxaan ka saaran masuuliyad weyn,. ilaalada soohdimaha waxey wadankasta oo aduunka ka mid ah ka caawisaa kana ciyaartaa haldoorka nabad galayada wadanka.

    Dowlad goboleed kasata waxaa uu faran yahey inuu heyadaa maalgaliyo masuulna uu ka yahey iney hayadaas jirto oo joogto waligeed.

    2022

    # Somali Think tank!

  6. Issa(ID)
    Burhaan,khalad-kaagii baan saxay,maadaama aan maqaalka xaq
    ahaan u leeyahay,anigu sida aan wax u qoro waa la yaqaan,oo
    madashaa markhaati ka ah,ninka leh magacyada kala ah(Khalid)
    (Burhaan)(Eribal-franfar)(Farxaan)(Dooli)iyo(Geelle faarax),
    Fiiri qaabkii aad (A.A,XADE) isaga dhigi jirtay, oo aad iigu
    dirtay,sidoo kale dooli waa la mid, saaxiib isku soo duub ee
    aanu nabada qaadano(anigu cafis iyo masaabax) caydane jooji,
    (RAGOW BARASHO GEELOW RARASHO) WBT

Comments are closed.