AKHRISO: Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiye kuxigeenada G. Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir.

Mudane Ciise Maxamuud Guure Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda

Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga

Mudane C/Casiis Cismaan Maxamed Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Bulshada

Mudane Xasan Maxamed Jimcaale Guddoomiye Ku-Xigeenka Howlaha Guud

Mudane Faysal Carraale Afrax Xog-Hayaha Guud.

Xeerkan Madaxweyne ayaa waafaqsan qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Xeer Lr. 6 ee soo baxay 12/02/1980 kuna saabsan in G/Banadir iyo Dowladda Hoose ay hoos yimadaan Madaxtooyada J.F.S.

Xeerkan Madaxweyne ee lagu magacaabay Guddoomiye ku-xigeennada iyo Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir, ayaa dhaqan galay, maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay Axad, 20-ka Nofeembar, 2022.

DHAMMAAD

PUNTLAND TIMES 

32 Comments

  1. Waa iska shaqo u abuur ilma adeer ee mahan maamul shacabka gaarsiisan .
    Waa aaway dadka reer Banaadiri iyo qabaailka kale ee dega Banaadir?
    Hal booli ah nirig xalaal ma dhasho!

    • Gurey
      in aad sheydaan tahay magacaada ayaa laga fahmaa, sheydaan ayaa isticmaala gacanta Bidixda, asxaabta naatra ayaa lagu sheegay magacaas,.waxaa kale meeshaan ka duulisaa Hawiye Naareed oo xasuuq ka geystay soomaaliya, waxay dileen oo ay xasuuqeen soomaali tiro badan, inkaar Allah idinku rido hoog iyo halaag korkiina Allah yeelo, miyaadan ka xishooneynin Qabiilkaas in aad sheegtaan.

    • TAARIIKHDA MAAMUL EE LAGA DHAXLAY XUKUNKII MADAXWEYNE XASAN SHIIKH MAXAMUUD! Q 4AAD.

      Dowladda uu hogaamiyo waqtigaan Mw Xasan Shiikh M ee lasoo doortay 15 May 2022, ayaa dib usoo doorashadiisa mar kale ka dhigeysa taariikh cusub ee qorantay oo aan horay loo soo marin, horayna aan u dhicin taariikhda hogaaminta dalka in Mw mar labaad lasoo doorto taas-na waxaa nasiib u yeeshay Mw Xasan Shikh M.

      Dowladda uu hogqamiyo Mw Xasan Shiikh M ayaa shaqeyneysa muddo 6 bilood ah mana sameyn mudadaas ay jirtey kalsooni amni iyo mid siyaasadeed oo leysku haleyn karo, mar hadii ay weli shaqeynayaan siyaasiyiinta iyo saraakiisha Nabad iyo Nolol ee ku caan baxay dhibaateynta shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Hawiye ee ah kuwa ay ku dhaceyso dhibaatada isugu jirta dilalka qorsheysan, dhaca, barakicinta iyo bah dilaadda siyaasadeysan ee lagula kacayo maalin walba.

      Doorashadii Mw Xasan Shiikh M ee 15 May 2022 waxaa loo arkaa mid kusoo aruurtay lamood noqose weysey, waxaa kale oo laga diiwaan geliyey mudada ay jirtey is moogeysiinta uu cadowgiisa is moogeysiinayo Mw Xasan Shiikh mid isaga ka dhigeysa masuul aan laheyn damiir siyaadadeed iyo hogaamin bulsho oo leysku haleyn karo.

      Siyaasadda Madaxweynaha ayaa ku soo aruurtay (BARTI YAQAAN BARI UMA KORORTO), waxaa kale oo ka muuqda hab dhaqanka Mw Xasan Shiikh M iney ku adag tahay inuu aamino waxna ku darsado siyaasiyiinta Hawiye ee lasoo halgamey waqtiga dheer, difaacidiisana ku bixisay naf iyo maal intaba.

      Intii uu xilal u dhiibi lahaa siyaasiyiinta ku garabka ahaa ayaa waxaa ka muuqda hab dhaqanka Mw Xasan Shiikh M iney ku adag tahay inuu aamino waxna ku darsado siyaasiyiinta Hawiye ee lasoo halgamey waqtiga dheer, difaacidiisana ku bixisay naf iyo maal intaba.

      Intii uu xilal u dhiibi lahaa siyaasiyiinta iyo Saraakiisha Badbaado Qaran wuxuu ka door biday Mw Xasan Shiiikh M inuu ku shaqeysto manaxayaasha Nabad iyo Nolol oo ay ugu horeeyaan taliyayaasha kala ah, taliyaha Ciidanka Booliska S Jeneral Xijaar, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa iyo Taliyaha Ciidanka lugta jeneraal Biixi.

      Welina waxaa sii shaqeynaya dhamaan xogaamadii ciidanka qalabka sida ee uu magacaabay madaxweynihii hore Ina Farmaajo, taasina waxey daliil cad u tahay inaan Mw Xasan Shiikh M aysan u kala sokeyn cadowgiisa iyo saaxiibadiisa lasoo halgamey, ee uu siyaasadda ka fiirinayo maalintaas la joogo isagoo aan dib u raaceyn wixii lasoo maray.

      Mw Xasan Shiikh M ma hilmaamo dakano siyaasadeed ee uu ka galay siyaasi Hawiye ahi, wuuna ka cad goostaa mana cafiyo, wuxuuse iska hilmaamaa isna moogeysiiyaa dakanadda siyaasadeed ee ay ka galaan siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee uu kala dhexeeyo xafintanka siyaasadeed ee 62 sano jirsatey, dhaqankiisa liita ee noocaas ahina wuxuu ka dhigayaa siyaasadda Mw Xasan Shiikh M mid ma dhaleys ah oo aan taaiikh laheyn.

      Kooxda kaliya ee uu shaqada amniga ku aamini karaana waa saraakiil DAMUJADIID ah inta uu ka helayo saraakiishaas-na wuxuu sii heysan doonaa saraakiisha hadda shaqeysa ee ay soo bar bar baariyeen kooxdii Nabad iyo Nolol.

      Mw Xasan Shikh M Beellaha Hawiye wuxuu xilalka u dhiibi doonaa kalana saaxiibi doonaa kuwa aan hanka siyaasadeed laheyn isla markaana aan culeys ku aheyn kursiga uu ku fadhiyo ee hogaaminta Dalka, tusaalle ahaan Beellaha aan diyaarka u aheyn iney u tar tamaan kursiga madaxtinimada wuu nabad geli doonaa.

      Beellaha Hawiye ee ay siyaasiyiin toodu u tar tamayaan xilka Madaxweynaha wuxuu la geli doonaa dagaal siyaasadeed oo furan waxbana aan leysu raaban doonin, ujeedka Mw Xasan Shiikh-na waa inuu saaxada siyaasada ka saaro siyaasiyiinta kasoo jeeda Beellaha Hawiye ee ku cariirin kara tartanka madaxtinimada Dalka mudooyinka soo socda.

      Waxaan idiin soo bandhigeynaa damaca qarsoon ee uu dhowaan soo hor dhigi doono Mw Xasan Shiikh M labada aqal ee sharci dejinta dalka markii uu ku guuleysto howlaha qabyada u ah ee u qorsheysan inuu dhameystiro waqtiga dhow, howlahaas oo ay ugu horeeyaan dib u xoreynta dalka ka socota ee uu si buuxda ugula wareegi doono awooda dalka hadii uu dhameystiro shuruudaha hor yaala ee ah in dib gacanta Dowladda loogu soo celiyo deegaanada ka maqan ee aaney maamulin Dowladdu.

      Xaqiijinta howlahaas ayaa ku xirnaan doonta sidii uu uga dhaadhicin lahaa dowlado ay ka mid yihiin Mareykanka iyo yurub, markii ay guuleystaan arimahaas uu damacsan yahay Mw Xasan Shiikh M wuxuu soo bandhigi doonaa siyaasad kaligi talis ah, wuxuuna beegsan doonaa shaqsiyaad siyaasiyiin ah iyo ganacsato loogu mar marsiyoon doono hantida faraha badan ee ay heystaan.

      Siyaasiyiinta iyo Ganacsatada la colaadinayo waxaa loo sameysan doonaa shuruuc lagula dagaalami doono cid walba oo aan la jaan qaadi karin maamulka Mw Xasan Shiikh M iyo siyaasadaha ay mustaqbalka dhow fulintiisa ku taamayaan, shaqsiyaadkaas-na waxaa loo aqoonsan doonaa argagixiso ama kuwo taageera argagixisada sidaas ayaana lagu baneysan doonaa Naftooda, maalkooda iyo cirdigooda intaba.

      Mudo xileedka dowladda ee Mw Xasan Shiikh M wuxuu noqon doonaa mid lama taabtaan ah, waxaa kale oo jira heshiis iyo is faham hoose oo hor u dhac ah ee ay gaareen gudoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya Shiikh Aaden Maxamed Nuur (Madoobe), heshiiskaas ayaa dhigaya in gudoomiyaha baarlamaanka Aaden Madoobe lagu laaluushay xilal iyo dhaqaalle la siiyey si hor maris ah, inta kalena la siin doono mudada uu xilka hayo Mw Xasan Shiikh M.

      Fulinta howlaha hortobinta u leh shaqada hor taala Mw Xasan Shiikh waxey ku xirnaan doontaa guullaha uu ka gaaro dadaalada siyaasadeed iyo midka milateri ee uu soo ban dhigay dhowaan.

      Howl fulinta shaqo ee Mw Xasan Shiikh M wuxuu xambaar sanaan doonaa isu awood sheegasho iyo kaligi talisnimo uu madaxweynuhu uga faa,iideysan doono fursadaha shaqo ee ay xaqiijin toodu ku xirnaan doonto guullaha uu ka gaaro howlgaladda Dalka ka socda.

      Markii ay mira dhasho aragtida kasoo maaxatey Mw Xasan Shiikh M waxaa labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah la hor geyn doonaa wax ka bedelka xeerar badan oo ka hor imaanaya xil heynta Madaxweynaha iyadoo wax laga bedeli doono waqtiga xil heynta madaxweynaha oo ah labo mudo xileed.

      Waxaana meesha laga saari doonaa qodobada ka hadlaaya mudo xileedka Mw, iyadoo laga dhigi doono waqti furan oo aan xadeysneyn.

      Taasina waxey Mw Xasan Shiikh M u ogolaan doontaa inuu dalka hogaamiyo mudada uu doono waa hadii uu ku guuleysto howlgaladda milateri iyo kuwa siyaasadeed ee soo wajihi doona dhowaan marka ay soo if baxaan laguna baraarugo damaca madaxweynaha oo aan qarsooneyn banaankana yaala. Aqriste la soco Q 5aad Insha Allah.

      Saraakiisha Badbaado Qaran wuxuu ka door biday Mw Xasan Shiiikh M inuu ku shaqeysto manaxayaasha Nabar iyo Naxdin oo ay ugu horeeyaan taliyayaasha kala ah, taliyaha Ciidanka Booliska S Jeneral Xijaar, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa iyo Taliyaha Ciidanka lugta jeneraal Biixi.

      Welina waxaa sii shaqeynaya dhamaan xogaamadii ciidanka qalabka sida ee uu magacaabay madaxweynihii hore Ina Farmaajo, taasina waxey daliil cad u tahay inaan Mw Xasan Shiikh M aysan u kala sokeyn cadowgiisa iyo saaxiibadiisa lasoo halgamey, ee uu siyaasadda ka fiirinayo maalintaas la joogo isagoo aan dib u raaceyn wixii lasoo maray.

      Mw Xasan Shiikh M ma hilmaamo dakano siyaasadeed ee uu ka galay siyaasi Hawiye ahi, wuuna ka cad goostaa mana cafiyo, wuxuuse iska hilmaamaa isna moogeysiiyaa dakanadda siyaasadeed ee ay ka galaan siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee uu kala dhexeeyo xafintanka siyaasadeed ee 62 sano jirsatey, dhaqankiisa liita ee noocaas ahina wuxuu ka dhigayaa siyaasadda Mw Xasan Shiikh M mid ma dhaleys ah oo aan taaiikh laheyn.

      Kooxda kaliya ee uu shaqada amniga ku aamini karaana waa saraakiil DAMUJADIID ah inta uu ka helayo saraakiishaas-na wuxuu sii heysan doonaa saraakiisha hadda shaqeysa ee ay soo bar bar baariyeen kooxdii Nabad iyo Nolol.

      Mw Xasan Shikh M Beellaha Hawiye wuxuu xilalka u dhiibi doonaa kalana saaxiibi doonaa kuwa aan hanka siyaasadeed laheyn isla markaana aan culeys ku aheyn kursiga uu ku fadhiyo ee hogaaminta Dalka, tusaalle ahaan Beellaha aan diyaarka u aheyn iney u tar tamaan kursiga madaxtinimada wuu nabad geli doonaa.

      Beellaha Hawiye ee ay siyaasiyiin toodu u tar tamayaan xilka Madaxweynaha wuxuu la geli doonaa dagaal siyaasadeed oo furan waxbana aan leysu raaban doonin, ujeedka Mw Xasan Shiikh-na waa inuu saaxada siyaasada ka saaro siyaasiyiinta kasoo jeeda Beellaha Hawiye ee ku cariirin kara tartanka madaxtinimada Dalka mudooyinka soo socda.

      Waxaan idiin soo bandhigeynaa damaca qarsoon ee uu dhowaan soo hor dhigi doono Mw Xasan Shiikh M labada aqal ee sharci dejinta dalka markii uu ku guuleysto howlaha qabyada u ah ee u qorsheysan inuu dhameystiro waqtiga dhow, howlahaas oo ay ugu horeeyaan dib u xoreynta dalka ka socota ee uu si buuxda ugula wareegi doono awooda dalka hadii uu dhameystiro shuruudaha hor yaala ee ah in dib gacanta Dowladda loogu soo celiyo deegaanada ka maqan ee aaney maamulin Dowladdu.

      Xaqiijinta howlahaas ayaa ku xirnaan doonta sidii uu uga dhaadhicin lahaa dowlado ay ka mid yihiin Mareykanka iyo yurub, markii ay guuleystaan arimahaas uu damacsan yahay Mw Xasan Shiikh M wuxuu soo bandhigi doonaa siyaasad kaligi talis ah, wuxuuna beegsan doonaa shaqsiyaad siyaasiyiin ah iyo ganacsato loogu mar marsiyoon doono hantida faraha badan ee ay heystaan.

      Siyaasiyiinta iyo Ganacsatada la colaadinayo waxaa loo sameysan doonaa shuruuc lagula dagaalami doono cid walba oo aan la jaan qaadi karin maamulka Mw Xasan Shiikh M iyo siyaasadaha ay mustaqbalka dhow fulintiisa ku taamayaan, shaqsiyaadkaas-na waxaa loo aqoonsan doonaa argagixiso ama kuwo taageera argagixisada sidaas ayaana lagu baneysan doonaa Naftooda, maalkooda iyo cirfigooda intaba.

      Mudo xileedka dowladda ee Mw Xasan Shiikh M wuxuu noqon doonaa mid lama taabtaan ah, waxaa kale oo jira heshiis iyo is faham hoose oo hor u dhac ah ee ay gaareen gudoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya Shiikh Aaden Maxamed Nuur (Madoobe), heshiiskaas ayaa dhigaya in gudoomiyaha baarlamaanka Aaden Madoobe lagu laaluushay xilal iyo dhaqaalle la siiyey si hor maris ah, inta kalena la siin doono mudada uu xilka hayo Mw Xasan Shiikh M.

      Fulinta howlaha hortobinta u leh shaqada hor taala Mw Xasan Shiikh waxey ku xirnaan doontaa guullaha uu ka gaaro dadaalada siyaasadeed iyo midka milateri ee uu soo ban dhigay dhowaan.

      Howl fulinta shaqo ee Mw Xasan Shiikh M wuxuu xambaar sanaan doonaa isu awood sheegasho iyo kaligi talisnimo uu madaxweynuhu uga faa,iideysan doono fursadaha shaqo ee ay xaqiijin toodu ku xirnaan doonto guullaha uu ka gaaro howlgaladda Dalka ka socda.

      Markii ay mira dhasho aragtida kasoo maaxatey Mw Xasan Shiikh M waxaa labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah hor geyn doonaa wax ka bedelka xeerar badan oo ka hor imaanaya xil heynta Madaxweynaha iyadoo wax laga bedeli doono waqtiga xil heynta madaxweynaha oo ah labo mudo xileed.

      Waxaana meesha laga saari doonaa qodobada ka hadlaaya mudo xileedka Mw, iyadoo laga dhigi doono waqti furan oo aan xadeysneyn.

      Taasina waxey Mw Xasan Shiikh M u ogolaan doontaa inuu dalka hogaamiyo mudada uu doono waa hadii uu ku guuleysto howlgaladda milateri iyo kuwa siyaasadeed ee soo wajihi doona dhowaan marka ay soo if baxaan laguna baraarugo damaca madaxweynaha oo aan qarsooneyn banaankana yaala. Aqriste la soco Q 5aad Insha Allah.

      by Seeraar Cadde

  2. @@@Gurey dadka Soomaaliyeed dalka waa wada leeyihiin laakiin hadana maadaama dad qabiili ah nahay meelaa lagu kala badnaankaraa,laakiin heerkaaga caqli hoostaad ah ee dadka u kala qaybiya marti iyo musaafir waa maangaabnimo gurracan dhinacna gureey ka ah e gacan bidxeesan.

  3. Fiiri caqliga saliimka ah macaytamo sida awgeed ayaanan kuu caayidoonin doonin. Jawaabtaaduna waa tii hore. Reer banaadiri waxay xaq iyo xuquux la haayeen way Helen dacwana kama hayno.
    Ragu waxa laga dishaa talada marka dayra badiyaan.
    Ama cayda doorbidaan iyo deelka laxankiisa.
    Doqon on baa dobo ridato guri diraaceeda.
    War iska daa daan daasiga hadaad durbo cadhoonayso

  4. Waxaan ku qoslaa marka aan arko shakhsiyaad ka soo jeeda maamul goboleedyada kale oo leh muqdisho waxbaan ku leenahay, yaa beenta intaa la eg idiin sheegay? Soomaaliya maalintii ay Federaal noqotay ayeey kala hawl yareysteen, the sooner you accept that the better for every one. Sidaa oo kale, reer Muqdisho waa in ay ogolaadaan awooda Dowldad Goboleedyada ku leeyihiin Doolada Federaalka period. Balanteednu waa Soomaali is ogol oo heshiis ah.

  5. Macay ka weyn ayaa jirtaa in aad marti eegu yeerto?
    Mida kale waxaa tiri

    Reer banaadiri waxay xaq iyo xuquux la haayeen way Helen dacwana kama hayno”
    Ma dacwada ayaa qaadaa?
    Maxaa tahay?

  6. Fiiri caqliga saliimka ah macaytamo sida awgeed ayaanan kuu caayidoonin doonin. Jawaabtaaduna waa tii hore. Reer banaadiri waxay xaq iyo xuquux la haayeen way Helen dacwana kama hayno.
    Ragu waxa laga dishaa talada marka dayra badiyaan.
    Ama cayda doorbidaan iyo deelka laxankiisa.
    Doqon on baa dobo ridato guri diraaceede.
    War iska daa daan daasiga hadaad durbo cadhoonayso

  7. Day dowlada federalka ah ee Gobalka banaadir joogto cidi kaama xigto. Laakin gobalka banaadir sahmi ahaan waa laga lee yahay hadaan dadka dagaanka ahayn. Samayntii Federal ka ayaa dadkii sa ukala qaybshay. Anigu aas aasidii federal system ka waan ka soo horjeeday laakin hada ogling baan ahay.

  8. Waa tilaabo sax ah tillaabadaan uu qaaday madaxweeyne Hassan Shiiq ee magacaabidda gudoomiyaal ku xigeenadda Mogadishu. Sidda loolla soo daahay magacaabiddaan waxeey tipmaamewysaa in eey tahay arrin laga baarandagay, oo tashibiyo fikkir baddan lagalliyay. Waanna concensus and trust building. It is democratic. Unlike daanyeer Farmaajo style of dictatorship.

    Sidda uu Mahbar1 sheegay ayaan aamminsanahay, waxaan qaadanay niddaam Federal ah, yes walli qabiil ayaan ku dhiseeynaa Federal keena. Waqti iyo shaqo ayeeyna u baahantahay in aan gaarno a true Federal government system. Inta ka horreeysa, we will build on what we know of and have, which is qabiil without hurting anyone and each other.

    Dadka caqliga daanyeerka leh ee munaafaqiinta ah sidda Ally M, waa cancer ka Somalia. Waa dadka warreersan ee munaafaqiinta ah marka uu iska dhigo in uu u doodaya reer Xamar, iyo gibbil cad, iyadda oo uu 3rd grader ka ardayga ah fahmayo, in uussan dan ka laheeyn iska dhaaf reer gibbil cad’ee, xataa kuwa ku qabiilka ah. Case in point, Farmaajo ma wax ayuu u xeeriyay dadka qabiilkiisa ah? Waa maya sidda eey illa yahay. Qof caqli xun oo kalliya ka fakkaraya kursigiisa ma xeerriyo qabiil, ehel, xiddid, diin iyo xataa bani’aadnimo. Case in point, Siyaad Barre iyo dhamaan kaligood taliyayaasha Africa.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  9. Waxaa tiri sidan:

    Anigu aas aasidii federal system ka waan ka soo horjeeday laakin hada ogling baan ahay””
    Dhabcan hadaa ogolaatay sababtoo ah waxaad ogaatay in Aawrka haldhica ka raran yahay badeecaddana taada tahay oo dadkii xaqa lahaa xuquuqdoodii xeeradada ama kurtaada kaliya lagu cunay!

    Federal systemka hada iyo waligay waan ka soo horjeeday waana sababta aad eegu yeertay qof marti ah.

    Before,Now and Tomorrow I always believed a central government that is based on the principles of Islam and justice and that Federalism will only be something like tusbax dunta go’day ee dhamaad lahayn.

  10. Ally M, warrankeeyga maadaama uu dabadda kaa gallay in aad hadalkeeyga ka jawaabto umma baahni, kaamanna filleeynin. Mission accomplished!

    Daanyeer lunsan ayaad tahay hadii addiga kalliya oo rabba central government laakikn at this moment and day, eey Somalida dadka siyaasadda hogaaminaya eey doorteen Federal system, noocuu doonna iyo imperfect habba ahaaddee. What does that make you? It makes you a tyrant, a dictator sympathizer hoping qabiilkiisa in eey xukunkii central ka ahaa kusoo noqonnayaan. That, my friend, will never happen thuma wallahi. Daanyeer.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  11. My comments are fair and in deep thinking. I praise in comments what is right and rebuttal what is wrong.
    I Call out those who think they can throw a tribal bone for everyone and things will be ok.
    I refuse to placed in tribal box in thinking and in deeds.
    I despise the arrogants and stupid damb ones.
    I always stand up for justice where its due regardless.
    I try to provide a feed back to outright stupid or lying comments but will not hesitate to go after.
    Somalia is my country no matter what corner or tribe I belong to.
    I always believe the principles of government is based in Islam and to take advantage of all the things the modern world provide or contribute in line with Islam,ofcourse!
    I know Somalias problem will never be solved by outsiders.
    And that unity is strength.
    I am a Somali and will be a somali and Ka naxoow nafta waa!

  12. Issa(ID)
    Asc Soomaalidu waxay (tiraa hadal nin si u yiri,nine si u qaaday)
    (1)Dawladu waa federaali,caasimadu waxay ka dhaxeysaa (Muwadaniinta)
    Soomaaliyeed oo idil in gaar loo sheegtana waa qalad, tan kale
    (2)Maawdaama Caasimadu Soomaali ka dhaxeyso,maamulkeeda waa qaybsi
    Gudoomiye MADAALE oo hawiye ah,waxaa habooneyd inuu 4 ku xigeen
    Dir,Digik,Daarood,iyo Banaadir oo $aad,u kala dhiibo, si loo
    Cadaalad falo, weli degmooyinka la qaybiyo oo min 3 degmo loo
    Qondeeyo,Anagu Nadasha miisaan baan wax ku wadnaa,wixii toosan
    waan taageereynaa. wbt

  13. Your assessment on my changing view concerning the federal system, I will say possible but not probable.
    Nevertheless the jury out on whether it favors one group over another. Until such time don’t panic or be worried.

    • ISSA,
      4.5 caasimad kusalaysan ayaad ka hadlaysaa,waar point(0.5) xaqa dhiig iyo dhacaanba ula haa ayaa banaanka loo tuurey oo dhulkoodii $5 ama shanfarood ayaa lagu saari looga qaataa.
      Ma hurdaa ka soo kacday saaxiib sidaan kuma ogayne? Lol

  14. Dowlada federal ka ah waa la wada leeyahay. Shaqooyinka federal waa wada leeyahay. Laakin banaadir lama wada laha. Casimad nimadu waa martigalin ee ma aha kawada manaaficaysiga wax soosaarka ugaarka ah gobolka Banaadir. Wax soosaarka puntland reer puntland aya xaq uleh. Dowlad gobaleedada oodhan waa sidoo kale.

  15. @ Cadaado iyo Gurey

    Waxba ha isku daalinina kuwan. Kun jeer halagu dhaho Soomaaliya waxay noqotay Federaal oo wixii hore iyo kacaankii iska ilaawa, yeeli mayaan. Waxaa isaga qaldan wasaaradaha sar sare ee Doolada Federaalka iyo waxa u gaar ah Muqdisho iyo maamulkeeda hoose ee minishiibiyada. Waa umad wada jiri ah, acuudubillah.

  16. Hadii aad fiiriso qadar dalka layiraahdo
    Maanta waa qani yaagarsiiyay
    Dadkiisa
    Somalia Qatar dhulhaan waxay kawantahay
    20 jeer, xasan sheikh maxamud oo ah
    Nin inlagu danbaabo moorhen
    Aan lahayen karts aqoonayed ayaa
    Villa somalia iskaday sida guryihii
    Landlord uk ,gudomiye lamagacabay
    Micro malahan laakiin xasan asagu
    Taas ayaa sharaf modayaa daldhan ayaana
    Loodhiibay tankale qabiil ayuu Somalia
    Ku caliyay kuwii doortay waxay ahaayeen
    Qaimiin allaahna qaaiminta wuxuu
    Kushagay kuwo shar badan oo aan libaani
    Doonin runtuu
    Qabiilka ayuu qaranka kajaclyahay
    Somalia God deer ayuu kuriday
    Cadaanka markup arko wuu kabaa inkabadan
    Intaa allaah uu kabaqo gunaanadkii dalkaas
    Allaha badbaadiyo inkasta oo somalidu
    Tahay dad liito ,,

  17. goof abgaal nin nah u ma soo socodha brother + balanteenu somali iyo puntland waxay noqon 2030 wixii nool baay baay muhu mihiimaha nacayb iyo xasad majuroh daku kuli walaal daka kii taag dara hala caawiyo sheedaan yuun ini ka faaidaysan qolkasta ha dadaasho kolay maalin baa lasku baahan daku nolosha ayuu ku fiicanyahay Allow yaa muslim oo dhan meel isgu keena maalintaas ayaa farxad leh

  18. Caasumadda qabiil ma leh. Xamar haddii laga guuro dameeraha ayaa ku xeroonaya. Mogadishu is for every somali ciitzen.

  19. Waxba yaan la xag xagan Xasan Shiikh. Nin waliba oo wax garad ah wuu u jeedaa Xasan Shiikh in uu yahay Madaxweyne dareen leh oo damiir wadaniyeed leh, xanuunka shacabka soomaaliyeed ay dareeymayaan la dareema, lana qaybsankara dhib iyo dheef ba. Wuu ku mahadsan yahay wuxuuna mudan yahay bilad sharaf. Keep up the good work Mr. President!

  20. Issa(ID)
    Mahbari 1
    Ruux walba oo ka faaloonaya Siyaasada dalka waa inuu haysto,
    Qiil uu wax ku(DURO)iyo qiil uu wax ku (AYIDO),iska hadalku
    waa NAAGEYS Qofkiisa qiimo tira, waxaad tiri(1) dalku kacaan
    ma aha ee waa federaali (2) Moqadisha waa caasimadii, marka
    Maxaa qolo gaar u siiyay, maadaama Soomaali oo dhan ay ka
    Dhaxeyso, marka mahbari 1 waa in maamulkeda la wadaago si siman
    ayadoo laga bilaabayo ab-originka(Reer xanar) wbt

  21. @ Issa

    @ dadka kale, iga raali ahaada ninkan ayaan si hoose ula hadlayaa.

    Waad ogtahay in Muqdisho aadan waxba ku lahayn oo nimankaa Hawiye xoog waxba kaga heli karin, maxaad isku daalinaysaa? If you can’t win a “War”, your other option is,”Peace” which in this case is, Federalism, nin waliboow deegaankaaga u tali. Tuuladaadii Caabudwaaq u tasho. The sooner you realize waaqica Soomaaliya ka jira, the better for everone.

  22. Issa(ID)
    Mahbari
    Oo yarow yare waad ila faqday,dhegtaad wax iigu sheegtay,waxba
    ma lihid baa tiri, wax bari baad i leedahay, inta laysku haysto,
    ninkii keeenay oo kuu dhiibaan ahay,oo maamul ku yiri, marka waa
    meesha mooryaaleyn ma taal,waa in dastuurka loo moqdo oo aad tiriso,
    Dadka waxaad kula dhex jirto ka daa (or you will be my prime target)
    there is written constitutional and federal principles which obligate
    to follow on mean time without parole (because this is my own script)
    you must understand that, wbt

  23. @ Isa

    kkk, I don’t want to be your prime target. Waxaan ku moodayay Marexan, arintaa halkaa ha inooga dhamaato.

    Waxaad tahay shakhsi wax meel lala dhigi karo oo macquul ah. Waan kugu raacsanahay in sharciga la sareysiiyo oo wixii constitution lagu heshiiyay lagu dhaqmo. Soomaaliya Guul Inshallah.

  24. Isdsa(ID)
    Mahbari 1,
    Waad mahad-santahay shukran(Alif-maraat),Brasho wanaagsan
    Nin wax loo sheego ma tihid,ee sharcigu hana hogaamiyo idil(Wbt)

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*