DAAWO: Golaha Wasiirada Puntland oo ka wada-hadlay xummad kusoo badanaysa deegaanka

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland, oo ka dhacay Madaxtooyada Garoowe.

Shirka ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Dardargelinta Doorashooyinka, dhacdooyinka iyo Waxqabadka todobaadka iyo Warbixinta Wasaaradda Caafimaadka ee Ku saabsan xummadda kusoo badanaysa deegaannada Puntland.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaa faray Wasiirada inay dardargeliyaan shaqooyinka Wasaaraddaha iyo adeegyada loo hayo bulshada.

PUNTLAND TIMES 

1 Comment

  1. LIXDANKII MAHAMED ABSHIR HAAMAAN WUXUU SAMEEYAY QEEB BOLISKA KAMIDA OO DHAR CADA ILAALYA ANSHAX(POLIZIA BUONA COSTUMO AMA BOUN PERSONAGGIO)WIXII BULSHADA KU XUN BAY QABAN JIREEN MAMNUUC BAY AHEEY LIX SAACO HABEENIMO NAAG SOCONEEYSA MAJIRIN OO MEEL UFURANTAHA LAGU CAWEEYO QOF DUMARA MEEL KA QALAADEEYSA SOMALYA WAXAA DHIBTA KU HAYA WAA DUMARKA MAFRISHYADA FURANAAYA OO RAGA KU SOO XEREENAAYA WAR DUMARKU SHAQO HA LASIIYOSI BOOLIS DHARCADA HALAGA DHIGO MARMARSIINYO HAWEEYDU HORTA MAOGTIHIIN INTA UU JAAD JIRO NABAD IYO NADAAFAD KAA DHEER SIDA AFKOODU WASAKH U YAHA U ILKA LA’YAHAY BAA DADNIMO KA DOONIN WASAKHDU IYO IMAAN XUMADA IYO FUXSHIGA JAADLEDU DHIB UMA ARKAAN ILEEY WAA SHAQO SHEEYDAAN SHEDAANKU WUXUU KU FARIN XUMAANTA GEEDKAANU WAA SHAJARTU ZAQUUM WAA GEEDKA NAARTA LAGU CUNO ODAAL IYO WAX GARAD KUWA ISKU SHEEGAYA MARKEEY AFKA KALA QAADAAN WAXAAD ARKIN HAL ILIG RUXMANAAYA CALYO IYO DHAREER KA DAADANYO MARKASAA LAGU ORAN WAA NABD DOON.wARYAA SOMALI ISKA XOREEYA DUMARKA MAFRISHKA FURTA. HINGRISU WUXUU MANUUCAY SIGAARKA IN LAGU CABO XAFIISYADA BASAKA TRAINADA MEL ALA MEESHI DADKU ISGU YIMAADAAN MA ARKEESID MAANTA QOF SIGAAR CABAAYA DOWLADU SIGAARKA MANUUC KAMA DHIGIN MEELKASTAWAA KA HELIN BES WAXAY SAMEEY CASHUURT WAA QAALI IYO INAAN LAGU CABIN MEESHA DADKU DEGANYAHAY KAMID TAHAY DABQYADA DHAADHER COSBATAALADA MARKA NIN MADAXA MIYAA SHAARAC XABAD SIGAAR KU CABIN>. WAXAA KU FILAAN MAFRISH LAGA XIRO NINKII RABA GURIGIIS HAKU CABO CARURTISA HA WASAKHEEYO HADUU RABO

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*