DAAWO: Guddoomiyaha gobalka Mudug oo digniin u diray Beelo ku dagaalamay Gaalkacyo

Guddoomiyaha gobalka Mudug, Feysal Sheekh Cali ayaa sheegay Dawladda Puntland ay la wareegtay dhul ku yaalla magaalada Gaalkacyo, kaas oo khamiistii ay ku dagaalameen labo maleeshiyo beeleed.

Dagaalka labada maleeshiyo ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah, waxaana inta la xaqiijiyay ku geeryooday afar ruux, halka dhowr kale ay ku dhaawacmeen.

Guddoomiye Jifa-jabsade ayaa sheegay in dawladdu geysay dhulka lagu dagaalamay Ciidammo, kuwaas oo amar lagu siiyay inay cagta mariyaan maleeshiyaadkii yimaada.

Waxaa kale oo uu sheegay inay wadaan baaris la xariirta in dagaalkaas ay ku lug laheyd kooxda Al-Shabaab, loona saaray guddi.

Xaalada magaalada Gaalkacyo ayaa degnayd saacadihii lasoo dhaafay, waxaana jira dadaalo ay hormuud u yihiin waxgarad, kuwaas oo doonayo in xal waara laga gaaro dagaalkii shalay.

PUNTLAND TIMES

18 Comments

  1. Hubka faraha badan ee shacabka gacanta ugu jira iyo maamul xumdda gaamurtey ee dowlada Puntland baa hormuud u ah in dagaal kaan o kale mar kasta caado unoqoto Puntland iyo siiba mudug, hadii ayna dowladu daacad ka ahayn in xal waara la gaadho maxaa shacab samayn karN, WAA IN HUBKA LAGA MANUUCAA DHAMAAN MAGAALOOYINKA IYO SIIBA DEEGAA MADDA AANA FURINTA AHAYN, WAS IN SHARCI LA HIR GALIYAA, HUBKA DHIGIS LAGU SAMEEYAA SHACSBKA QOG KII UHOGAAN SAMI WAAYANA TILAANO LAGS QAA DAA. MEESHA LA USKU FARA SAAREY DHUL WEYN BAA KU LEE YAHAY OO ANEYBA IISOO DHAWAATEY XIISADAANU

  2. Issa(ID)
    بسم الله الرحمن الرحيم
    وَٱتَّبَعُوا۟ مَا تَتْلُوا۟ ٱلشَّيَـٰطِينُ عَلَىٰ مُلْكِ سُلَيْمَـٰنَ ۖ وَمَا كَفَرَ سُلَيْمَـٰنُ وَلَـٰكِنَّ ٱلشَّيَـٰطِينَ كَفَرُوا۟ يُعَلِّمُونَ ٱلنَّاسَ ٱلسِّحْرَ وَمَآ أُنزِلَ عَلَى ٱلْمَلَكَيْنِ بِبَابِلَ هَـٰرُوتَ وَمَـٰرُوتَ ۚ وَمَا يُعَلِّمَانِ مِنْ أَحَدٍ حَتَّىٰ يَقُولَآ إِنَّمَا نَحْنُ فِتْنَةٌۭ فَلَا تَكْفُرْ ۖ فَيَتَعَلَّمُونَ مِنْهُمَا مَا يُفَرِّقُونَ بِهِۦ بَيْنَ ٱلْمَرْءِ وَزَوْجِهِۦ ۚ وَمَا هُم بِضَآرِّينَ بِهِۦ مِنْ أَحَدٍ إِلَّا بِإِذْنِ ٱللَّهِ ۚ وَيَتَعَلَّمُونَ مَا يَضُرُّهُمْ وَلَا يَنفَعُهُمْ ۚ وَلَقَدْ عَلِمُوا۟ لَمَنِ ٱشْتَرَىٰهُ مَا لَهُۥ فِى ٱلْـَٔاخِرَةِ مِنْ خَلَـٰقٍۢ ۚ وَلَبِئْسَ مَا شَرَوْا۟ بِهِۦٓ أَنفُسَهُمْ ۚ لَوْ كَانُوا۟ يَعْلَمُونَ

  3. Dhulkaa la isku qabsaday, damcan hal ruux uun baa lahaan kara. Waxaan la yaabay sida labo qof mid waliba isaga dhaadhiciyay in uu dhulkaa leeyahay. What in the world is going on.

  4. Issa(ID) Dawladnimo,dadnimo,iyo diricnimo waa taas,
    Waxaan growsaday inaad tihiin, indhihii,indheer-garatadii,
    iyo isirkii oo soocan,loona xulay hogaaminta dadkooda iyo
    dalkooda,maanta maalmaha kuma jirto oo maalin joogta saban
    abaar,colaad,iyo aarsi siyaasadeed socdo, marka intaad si
    cilmiyeeysan jaanta u rogtaan,gaatin socod bilaaba,talo waa
    ninkeedee madaxweyne (DANI HA LOO DAAYO DAWGIISA) Guuleysta,
    oo Gudoonka,garta,& geediga wada,oo gegi doogle ku fura(Wbt)

    REPLY

  5. ISSA(ID)
    Juxa waxaa gacanta loo geliyay fayl(Dhudhun)ka dheer,sibraarne
    ka dhumuc weyn, oo ay ku dhan yihiin liiska deegaanada & Dadka
    puntland oo koobay (Gar-cad)iyo (Geel-jire)iyo deeganada inta
    insigu dego(Dooxo & Caduun)iyo inta jinka puntland dego oo
    buur iyo boholo ah(Halalow iuo Hala-booqad)lana diiwan-gelin
    doono,Sawir iyo Aqoonsine lagu il tiri doono,inta ku dhaqan
    puntland oo wax doorata, Guul wbt

    REPLY

  6. Issa(ID)
    Juxa markiba wuxuu xiriiro hubaal,Sixid,iyo ogaal huwam ,
    Ku sugay degmo kasta, Dugsi Hoose,dhexe & sare,Bukaan socod,
    Isbitaal weyn, Saldhig police, ceel biyood,suuq hoose/dhexe,
    Malcamado,Ganacsi,xarumo,degaan,bilic,wadooyin ,intaa markuu
    sugtay,ayuu suulka iyo murugsatada qalinka ku ilaaway,asagoo
    fiiqsanaya Kala(Karuur geel ah)ayuu la sara kacay (Hifasho)
    asagoo si deg deg ah u heenseystay Faras reerkoodu lahaa oo
    baxdow ahaa (Baroor ubax ah)wuxuu KADLE,JAFLE,iyo XIIN ku wado,
    wuxuu soo koobay xuduudii Degmo Walba oo Insigu dego oo P/land,
    asagoo intii jinku lahaa la kaashanaya Timo-weynta (Garowe)
    Juxa oo il giiran leh,dhafar iyo socod wuxuu Golaha keenay
    2(labo)kolay oo warbixin ah,oo koobaya 52 degmo,oo a,b,& c
    u kala soocan, wuxuuna Guddigii uga gudoomeen Sacab iyo or’
    (Macalinkeen ALLOW kaal, Macalinkiis ALLOW kaal,nin kaalama
    Allow kaal, soohdintii puntland sugay, guuleyso

  7. ssa(ID)
    Waxaa la yiraa(Geel dhugato dhaantay,socotane war dhaantay)
    Doorashadu waqtigeedey ku dhacaysaa,fursadaane muddo dheer
    oo wiil dhashaa ku hano-qaado ayaan sugeynay ,sidaa awgeed
    sii socotada warka dhaantay, maqli meyno, waxan dorashada u
    dhiibnay,kuna dhaliili karnaa 2(laba)Aar oo aqoon iyo aragtiba
    isku dhigma, oo ku abtirsada isir dhiifoon,oo talo & tilmaanba
    loogu tago,waxaa doorashada naga xiga (Geeri) &(Gaadmo)cadow,
    waa inta (Qadarka Alla) ah, wb

  8. ssa(ID)
    Dawladda faderaaliga ah ee Soomaaliya madaxdeeda waxay si isku
    mid ah,siyaasada arimaha gudaha ugu xuseen in Gobolka Waqooyi
    yahay saldhiga Al-shabaab laga maamulo,sahayda laga siiyo,oo
    lagu baabi”iyo shacabkii koonfureed,laga soo bilaabo dawladii
    Cabdulaahi yusuf ilaa midan xasan sheekh, oo u adkeysan weyday
    dhawaaqa dadkooda la gumaadayo, laguna beer-laxawsanayo waxaan
    nahay (Irir-samaal,shirqoolada reer waqooyi waxaa ka shifay,
    (1)markii ay daalinkii (Ina Godane) ku tilmaameen shahiid,tacsi
    iyo Alla batine u dhigeen,(2) makii(Buur madow) lahaa Moqdisha
    waxaa ka taliya 2(Laba)dawladood,&(3) Wadaad ku sheegii la yiri
    waa baxsaday ee ku biiray Al-Shabaab oo bedelay(Ina godane)
    dhaxal ahaan, arrimahaas ayaa ku dhaliyay shacabka inay hubka
    qaataan, hadii loo baahdane HARGEYSA Xoreeyaan,Nine ma mooga
    xantoobada isaaqa ah ee xaaraanta ku haysta shucuubta midnimada
    raba ee soomaaliyeed 1,dhul-bahante,2,warsangeli,3,godabirsay,
    4,ciise,5,sama-roon,6,gabooye,7,fiqi shine,iyo tiro kale,ayadoo
    Isaaqu noqonayo wax ka yar15(Boqolkiiba)balankenu waa magalada
    nala hadleysa(Halkani waa raadiyo HARGEYSOO Hirarka gaaban idin
    kala hadleysee soo (HIRASHO WANAAGSAN),,waa

  9. Issa(ID)
    Xamze siyaasada waxaan u galay baad tiri(JANNO) markaan raad
    kaagii guray,waxaan ogaaday in lagu mmarin habaabiyay oo lagu
    yiri (TABLIIQ)lagaana tuuray,Jiirtii(QABNO) oo lau weydariyay
    Guri-xeel,sino-dhaqo,ceel=dheere,iyo dhuusa-mareeb kaabigane
    laguu saaray (Ceel-buur)Xasuuq(Muursade) loo aaday,markii si
    walba loogu galgashay(Xawaadle) iyo intii la degto, marka war
    Xamze(JANNO) doon oo (Baydhabo) iyo Masaakiint khayr ka doon,
    TABLIIGA dalka lagu qabsanayo ka har ee janno doon Allaha kuu
    Sahlee, (Aakhiro moog) wbt

  10. Issa(ID)
    In badan ayaan ka hadlay,in la kaalmeeyo dadka reer
    waqooyi Galbeed ee wadaniga ah,inta ay iska kicinayan
    Ururka SNM oo xukunka maroor-saday, waxaa lagu hayaa
    dadkaas dil,dhac,caburin,iyo baro-kac,oo lab & dhedig si
    layaab leh u buux dhaafiyay meel kasta, sidaa awgeed
    yaan la dhibsan waa dad walaalo ah, oo markoodii hore,
    dhaqan-xumaa,tuugo,qaad,khamri,ay bartay jabhada(SNM)
    Puntland waxay u sameysay,ayadoo la kaashaneysa Um-ta
    xeryo dhaqan-celin iyo quudin ah,Shacabka sharafta leh
    ee puntland waxaa u sii qorsheysan miisaaniyad u gaar
    ah haddii loo baahdo (Nov,22

  11. Issa(ID)
    Nolosha wax ka badal,waa talo walaal xuquuqdaad, cidine
    hoo ku dhihi meyso,ee wax baro,(MIRFISH) la xaadho,shaah
    raga lala dul-taagnaado sida Gashaantida,saq-dhexe oo hooy,
    la’aan darteed (qashinkii & Garaabaha)la Dul seexdo, dhowr ,
    Bilood oo aan la MAYRAN(Qubeysan)oo aad SUYUCDO oo soo urto.
    noqotay sidii aad u ruugeysay JAAD(rati qooqan oo DOOBINAYA)
    oo xunbo & ubur cagaaram afka ka seyrinaya, qofkii kula
    hadlana intaad shanta FAROOD indhaha ka geliso, ku oran
    (war,diintaada,aabahaa,iyo miladaada,,,,,,,,dee iga walaahi
    inaan ku shiidin, bal-adba, marka ina laangarow walaale waa
    in lagu (xidho,oo laguu meydho) Gu’ga curtay ha ka qadin,
    Nine wax ha ka sheegin (Rati qooqan)oo dhibidu Madoobeysaad
    tahaye, wbt

  12. Issa(ID)
    Ethiopia diiwaanadeeda waxaa ku xusan raadkii hore,wax isbedel
    ah ma jiro,waa inuu ogol ahaado wixii loo yeeriyo,waxaana lala
    gelayaa hishiis uu isku dhiibo, loomana jixjixayo,waxaana lala
    socodsiinayaa amar ah inuu bedelo siyaasadiisa Arrimaha dibadda
    iyo xulufeysiga MASAR,iyo Arimaha gudaha ee Konfur Galbeed iyo
    Juba-land gaar ahaan GEDO,Culusow caruur iyo cawaan baa Ambiyay
    Siyaasadu waa hibo ilaahi ah,iyo dhaxal awoowe , Allow alle wbt
    wuxuu moog yahay webi shabeele iyo juba, intuu nile

  13. Issa(ID)
    Mudane Aadan Bare ,hambalyo sida aad ugu guuleysatay dorashadii,
    Dalka Kenya ka dhacday,& sida laguugu soo xulay inaad noqoto bundo
    xiriirisa dalalka walaalaha ah ee Kenya iyo Soomaaliya, adoo si
    walba ula tacaalaya dabar-goynta Al-shabaab oo ah caqabada hot
    taagan bulaalida iskaashiga amniga,ganacsiga iyo is dhexgalka
    labada shacab ee walaalaha ah,anagoo sii ambaqaadeyna kulana
    kaashaneyna, waxaa rajeyneynaa inaad sii(Fasho beertii)mabada,
    ee uu (Aun) yuusuf xaaji oo magool iyo ubax leh maanta,abaarne
    ku soo fool leedahay,dulin iyo subaacne u dheer yahay,taas oo
    (Godin lagu falo), (Gar loo dego), iyo (Gaashaan lagu ilaasho)
    Kaaga baahan,kuuna baahan, Gacal baad tehee Guukeysi wb

  14. Issa(ID)
    Madaxweyne Hambalyo,caawa inta aad ku dhex jrto waa miidii & maankii,
    puntlanda Zambiya waxaa xog ahaan degan jaalliyad maamuus,magac,iyo
    micno weyn uga fadhido shacabka Zambia , jaalliyadani waxay gacanta
    ku haysaa dhaqaalaha iyo ganacsiga dalkaas, waa dad aqoon macnawi ah
    u leh siyaasada ganacsiga & dhqaalaha,kaana caawin kara dib u dhiska,
    Puntland (Meeshii tegay waxna kama tarin, waa bar kuma taal) raga si
    (ula hadal, sine wax ugu sheeg)oo(si gaar ah ula faq,fariina ku ogow)
    Madaxweyne (Guryo samo iyo soo noqosho wacan) wnt

  15. Issa(ID)
    Danjire waa nin lagu qiimeeyo(dal iyo dad)uu wakiil ka yahay
    oo sitaa(Calamkii iyo astaantii) dalkiisa, waxaa ka reebtoon,
    inuu u dhaqmo sidii qof caadi ah, wuxuu leeyahay (Hab Maamuus)
    iyo paratacol gaar ah, sidaa awgeed wuxuu qirtay inuu u gefay
    (Dawlada puntland,Shacabkeeda iyo madaxdeeda) sidaa awgeed
    waxaan codsaneynaa in si deg deg ah (XILKA LOOGA QAADO)sabab
    (WAA DAMEER GAFUUR CAD) OO IS MAHADIYAY . wbt

  16. Issa(ID)
    Ninkam Gafuurka cad sidii dameerihii. Aqoon uma leh siyasada.
    wuxuu horkici jiray (HABRAHA LONDON) ku Nool oo ku duufsaday
    hab qabiil,kuna mudaharaadi jiray(Isbitaalkii)lagu daweynayay
    Aun(Abdulaahi yusuf) asagoo garaacaya TANAG,DAASADO,& CAAGAD)
    aayadoo bukaankii isbitaal ka ladi waayay,loona xiray dhawr
    jeer waa (HALGAN) 2 Dameer isku Calmadeen Shariif af-guduud.
    Tarsan dameer(Gafuur cade) sidaana isugu caleemo saaray cilmi
    la’aan Madaxweyne iyo Danjire , wbt

  17. ssa(ID) Sarar-cadde, Waxaan kuu arkaa,nin cadhuuftiisa u macaatay oo muudsanaya wuxuu arkaba horay u liqay (xalaal iyo xaaraanba) oo Gu’gii, (Agoon Abti-waa)1991,ku Danbaabay,ku dibiray,kuna dacarobay, Magacaaga ayaa qiraya muuqaalka aad sheegatay oo ku xusan Waqtigaas mahadhada reebay oo(Dad,Duunyo iyo Dalba) ku maqan yihiin,Sarar cadow ma raad gadan kartid,oo raacdaa ku dabataal, (Waqti)
    danbe,lagu siin-maayo) 32 sanadood ​ayaad abgaal, marna xabad narna xeel,
    ku waday, maanta xasan qorshihiisu waa inaad dhulkaaga Al-Shabaab ka xoreyso,
    oo aad degto, oo aad iimaansato, Caasimada waa dhul abgaal,iyo mid ummadda
    Soomaaliyeed ka dhaxeeyo,Caqliga (Habar-gidir) waa kan brawe iyo marka siiyay,
    Shibis,shangaani,iyo xamar weyne siiyay, waa midka u sheegay inay qaataan wax

  18. Issa(ID)
    Waxaan waxba ahayn,qofki bubuniya isaga ku qiimo dhaca,Formajo,
    wuxuu ahaaba cid ku eedeyn meyno, oo waa ninkii da’diisa iyo
    Muqalkisa la dagalamayay,5(sano) Qasaca ku haystay Mama zeynab
    Macalin, wuxuu ahaa nin (NASIIB) keenay(NACAS-NIMANE) Kicisay,
    dur iyo dareen wuxuu ka tegayne waa laga dawoobay wbt

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*