DAAWO: Maxay yihiin Ciidanka jabhadda SSC ee Boocame lagu soo bandhigay?

Maleeshiyaad cusub oo kamid noqonaya jabhadda SSC ayaa shalay tababar loogu soo xiray agagaarka degmada Boocame ee gobalka Sool.

Jabhadda oo ah maleeshiyaad kasoo jeeda goballada Sool iyo Cayn, ayaa sheegay inay isku diyaarinayaan dagaal ay la galaan maamulka Somaliland.

Taliyaha jabhadda SSC, Faysal Falaalug ayaa sheegay inay qorsheynayaan xoreynta deegaanada Sool ee ay joogto Somaliland.

Dadka deegaanka ayuu ugu baaqay inay taageeraan jabhada, si loo gaaro guul.

Jabhada oo aaminsan maamulka KHAATUMA ayaa marar badan jidka u gashay Ciidammo iyo wafuud ka socotay Somaliland, kuna sugnaa gobalka Sool.

Soo bandhigida maleeshiyaadka jabhadda SSC ayaa kusoo aadaya xilli maalmo kahor ay Ciidammo deegaanka ah oo taabacsan Somaliland qabsadeen degmada Boocame.

Puntland ayaa weli ka hadlin dhaqdhaqaaqyada maleeshiyaadka jabhadda ee lagu soo bandhigay agagaarka Boocame iyo galista isniintii ee degmada ciidamada taabacsan maamulka Somaliland.

PUNTLAND TIMES 

27 Comments

  1. Somaliland waa iney dagaal ku qaadi somaliya ilaa ay wada qabsato SSI argagixisada llooga saaro somaliya.

    • IBRAAHIM NAAGUHU HADEY DAGAAK GALAAN,
      RAGAA QANIMEYSANAYO, NINKIIBA AFAR,
      WAAN SUGEYBAA WAXAAN GAYBAA 1O,OOO DOOB
      GABDHIHIINU DHEX YAR KKKK KKK

  2. Dhulbahaante Laba Cadow Ayeey Dhexda Ugu Jiraan O Cadow Shisheye Isticmaalayo Dawlad Isku Sheeyga Garoowe Yurura Iyo KA Hargeysa isna So Yuruura Dhinacna Dhulbahante Labada Dhinac Idoor iyo Mj O Gumisi Madow Axmaar Ingiriis Darawiish Wali Ilowin KA Shageysanayaan Kana Hir Jogaan Ineey Dhulkodii Eey Sancadaale KA Dhacsadeeyn Kuwa Xamar JOGA Xoga Waxaba Dhameey Formago Asaguna Intu Iska Ururinayeey Hawiye Yaan Lagu Odhan Wa Gabyaleeyste Ayeey Karkarta weydariyeen O Gabyaalad Kursigii Kaga Tureeyn Hadal Iyo Dhamaanti
    Hada Waxaa I Mugata Iin Ninkan Falaluug Garoowe So Istadhtey Kuwa Sogaleyna Boocame isla Dhulbahante Yahiin Oo Hargeisa So Dirtey Mudo Hada Laga Joogo 11sano Wa Iska Filimkan

  3. Maamul gobaleedka falagada ee Somaliland dantooda ma yaqaanin malaha waxaa dhib ku haya nabada yar bac qafiifta ay ku sitaan , shalayto waxaa wartiyeed soo saaray dowlada federal iyo maamul goboleedyada kale oo ay DIGNIIN u soo jeediyeen in Somaliland ay nabada yar illaal sadaan hadii kale jareerwaynta africa ee AMISOM la gayn doono Somaliland kkkkkk
    Warkaa DIGNIIN ah ee lagu bilaaway war murtiyaadkaa waa war wayn loola dan leeyahay ujeedooyin aan reer Somaliland fahmi karin .

  4. Ar daarood dhib badanaa waa tii shalayto darood xamar jareer wayne geeyeen oo ja qiiq jaqiiq laga siiyay reer xamar illaa maantana la haysto maantana ma waxay doonayaan in Somaliland iyo hargeisa ay dab ka shidaan si loo geeyo african oo jaqiiq jaqiiq laga siiyo jamhuuriyadii barakaysnayd kk

  5. Jamhuuriyad barakeysan ma ahee waa Jamhuuriyada jidka allah ka baxday karbaash ka alshabaab u baahan,
    Mujaahidiinta are coming soon

    • Mujaahid ibnu wasqaan bin qaldaan binu sheekh isxaaq al marqqan
      waxaas aad akhrineyso u sheeg, hooyadaa, biixi, faysal furuqle,
      daahir awes,roobow,axmed madoobe , iyo kalaab oo dhan isaaqm hawiye
      dadkiisa la leynayo waa og yahay

  6. Somaliland waa in laga suu liyaa madaxda kufaarta u shaqeeya ee ku faanaaya in umada muslimka ay ku maamulaan DIMUQRAADIYAD .

    Dalku waxa uu cagaha saaray dhabadii Diimuqraadiyada!!

    Waxaanu ka shaqaynaynaa sidii aanu u adkayn lahayn Diimuqraadiyada!!

    Waxaynu gaarnay horumar iyo Diimuqraadiyad lagu faani karo!!

    Hadalasaas iyo kuwa ka ag-dhowba, waa hadalada ay ku dhawaaqaan kuna celceliyaan saasiyiinta soomaaliyeed, gaar ahaan madaxda maamulka falaagoobey ee somaliland iyo madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwii hore iyo kuwa dambeba.

    Inta badan siyaasiyiintu waxa ay ku cel-celiyaan in ay si aad ah u ilaalinayaan una dhowrayaan diimuqraadiyadda, dalkana ay ku dhaqayaan diimuqraadiyad.

    Erayada ay adeegsadaan siyaasiyiinta waxaa ka mid ah “waxaan doonaynaa adkaynta diimuqraadiyada, waxaa la igu soo doortay si diimuqraadiyad ah, dhibka jira waxaa looga bixi karaa kaliya in la ilaaliyo lana adkeeyo diimuqraadiyada, hadii la i doorto dalka waxaan gaarsiinayaa diimuqraadiyad dhamays tiran”.

    Hadaba, waxaa laga yaabaa in siyaasigaasi uusan dareensanayn khatarta ay leedahay kalmadaasi, waxaana laga yaabaa in uusan si dhab ah u fahansanayn waxa ay tahay Diimuqraadiyadu, waxaa laga yaabaa in uusan ogayn in erayadaas uu ku hadlayo uu kaga baxayo Diinta Islaamka, maxaa yeelay diimuqraadiyadu waa mabda’ dhamays tiran oo si rasmi ah uga soo hor jeedda diinta Islaamka, hadii si hoose loo eegana DIIMURQAADIYADU WAA DIIN MADAX BANAAN oo ka soo hor jeedda diinteena Islaamka.

    Qof muslim ah hal waqti iskuma ahaan karo mid ilaaliya oo dhowra shareecada islaamka isla markaasna dhowra mabda’a diimuqraadiyada, sida uusan qof muslim ahi uusan hal mar u wada ahaan karin Muslim iyo Nasraani.

    Ereyga “Diimuqraadi” waxa uu ka kooban yahay laba qaybood oo kala ah XUKUN IYO SHACAB, Isu-geyntooduna waa XUKUNKA WAXAA ISKA LEH DADWEYNAHA.

    Hadii aynu miizaanka saarno hadalkaas kaliya ee ah Xukunka waxaa iska leh Shacabka, waxaa inoo soo baxaya in uu yahay hadal lagu gaaloobayo, diintana si dhamays tiran looga baxayo, maxaa yeelay hadalkaani waxa uu ka soo horjeedaa hadalka Allaah ee ah
    إِنِ الْحُكْمُ إِلَّا لِلَّهِ ۚ أَمَرَ أَلَّا تَعْبُدُوا إِلَّا إِيَّاهُ
    “Xukun oo dhan waxaa iska leh Allaah, Allaah waxa uu amray oo xukumay in aydaan caabudin cid aan asaga ahayn”.

    Asal ahaan kelmedda ” Diimuqraadi ” waa kelmad Giriig ah, waxayna si qoto dheer usoo gashay bulshada islaamka kadib burburkii khilaafadii Cusmaaniyiinta ee xukumi jirtay dalalka islaamka, waxaana qurxiyey oo ku dhex faafiyey muslimiinta cadawga islaamka ee Yahuuda iyo Nasaarada.

    Diimuqraadiyadu waa miisaan lasaaro umadaha, laguna cabiro marba intay diinta ka fogaadeen oo ay ka bayreen Diinta xaqa ah, una xuub-siibteen diin la’aan.

    Diimuqraadiyadu waa nidaam uu dajiyey bini’aadamku, waa nimaad ay samaysteen gaaladu, waa nidaam si buuxda uga soo horjeeda Islaamka, waa nidaam uusan haba yaraatee aqbali karin qof Muslim ah, iskaba daa in uu ku dhaqmee.

    Gaaladii dajisay nidaamka diimuqraadiga, waxa ay si cad u sheegeen in Diimuqraadiyadu ay ku dhisan tahay mabda’a “Secularism” kaas oo ah diin la’aan, ahna mabda’ ka dheer diin oo dhan.

    Baaritaan la sameeyey waxaa lagu ogaaday in ragii dajiyey ee dhibada u aasay diimuqraadiyada, waqti dheerna ku bixiyey ku dhaqankeeda ay ahaayeen kuwa ka dheeraaday dagaalna kula jiray “diimaha” oo dhan.

    Diimuqraadiyadu waxa ay diintii ku soo koobtay goobaha cibaadada, waxaana mabaadi’deeda asaasiga ka mid ah in la kala saaro lana kala dheereeyo Nidaamka iyo Diinta.

    Diimuqraadiyadu waxa ay qeexaysaa in qofku uu xor ka yahay Allaah, xorna u yahay wax walba oo uu doono.

    Diimuqraadiyadu waxa ay qeexaysaa in qofku uu xor u yahay diinta uu doono, dhaqan kasta uu jeclaado, ha fiicnaado ama ha xumaadee, fikir kasta iyo wax walba oo uu doono.

    Diimuqraadiyadu waxa ay qeexaysaa in qofku uu xor u yahay in uu waxa uu doono ku hadlo, hadii uu doono ha caayo Allaah, Rusushiisa iyo Diintiisaba. Waana arimaha aynu maalin walbaa ka arkayno warbaahinta caalamka ayada oo ay gaaladii caynayaan Allaah iyo Rasuulkiisa SCW, maamulladii gaaladuna ay ku difaacayaan in uu qofku xor u yahay hadalkiisa.

    Waxa ka dhacay Denmark, France, Swedan iyo Hindiyaba ma ahan wax qarsoon, ee waa nidaam ay Diimuqraadiyadoodu u ogolaatay.

    Dalka Soomaaliya hadii uu qaato diimuqraadiyad sida ay doonayaan siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee maalin walbaa la taagan warbaahinta, qof kasta oo soomaali ahi waxa uu xor u noqonayaa in uu caayo Allaah iyo Rasuulkiisa, in uu qaato diinta uu rabo, in ninku uu guursan karo nin kale, naagtuna ay guursan karto naag kale, in qof walbaa uu noqdo Jinsiga uu jecel yahay, isaga oo nin ah in uu iska dhigi karo naag, ayada oo naag ahna in ay iska dhigi karto nin.

    Diimuqraadiyadu waa nidaam marka xaqa iyo baadilka lakala saarayo lagu kala saaro codayn iyo hal- dheeri .

    Nidaamka diimuqraadiyadda marka laysku qabto ku dhaqankiisa waxaa loo celiyaa dastuurada ay dejiyaan xubnaha baarlamaanka iyo guurtida, kuwaas oo la baxay magaca ah sharci dajiyaal (سلطة التشريع ) .

    Dastuurada ay dejiyaan qolyaha naftooda ku tilmaamay xeer dejiyaal, waxay ku dhisan yihiin ra’yi iyo hawooyin ay naftoodu u yeerisay.

    Sheikh Soomaaliyeed ayaa waxa uu yiri “Nidaamkan (dimuquraadiyada) waxaa hormuud ka ah hay’adaha gaalada, waxaa fuliya madaxda xisbiyada,
    waxaa dadka jecleysiiya warbaahinta dalka ka jirta dhamaantood iyada oo anay u kala harin debed iyo gudaba, waxaa kale oo iyagana hormuud ka ahaa qaar kamid ah culimada dalka iyo madaxda ururada islaamiga ah, iyaga oo ka leexday manhajkii islaamka ee ah in umadda shareecada loogu yeero laguna xukumo lagana dhaadhiciyo dhamaan bulshada qaybaheeda kala duwan”.

    Gabagabadii iyo gunaanadkii, Soomaalidu waa dad Muslimiin ah, qof kasta oo Muslim ahna waxaa waajib ku ah in uu qaato kuna dhaqmo shareecada Islaamka, isla markaasna uu ka dheeraado oo uu naco diimuqraadiyadda iyo mabaadi’deeda.

    Koox kasta iyo nidaam kasta oo dalka Soomaaliya ee Muslimka ah u soo waaridda mabda’ kasta oo ka soo horjeeda midka shareecada Islaamka, oo ay ugu horayso diimuqraadiyadu, waxaa waajib ah in laga hortago lagana difaaco shareecada Islaamka.

    Cid kasta oo ku dhaqanta diimuqraadiyada, oo difaacda ku dhaqankeeda, way ka baxday diinta Islaamka, waxaana waajib ah in laga hor tago.

    • Argagaxiso baan maqli jirey. Democracy baad ka hadlaysa oo gaalnimo ka dhigay dadka maalin walba magaca islaamka lagu dilayo waa kula caadi. Wacal wacal dhalay

    • Mujaahid ibnu wasqaan bin qaldaan binu sheekh isxaaq al marqqan
      waxaas aad akhrineyso u sheeg, hooyadaa, biixi, faysal furuqle,
      daahir awes,roobow,axmed madoobe , iyo kalaab oo dhan isaaqm hawiye
      dadkiisa la leynayo waa og yahay

  7. Kkkkk

    Naguma cusba Jeberti is aruursado oo Riyaha yar ka qasho dadka ay abaartu ku qabsatey, kadibna kala cararo markey u jeedaan Ciidamada Dowladda Somaliland.

    Waxaan arkey Mid Majerten ah oo ku calaacali MAALINBA meel ayaan ka yaaceynaa

    Xassan Shiikh oo Muuse Biixi ka codsadey in la ilaaliyo xuduudyada labadii Dal ee iska xureeyay Talyani iyo British.

    • ssa(ID)
      Dawladda faderaaliga ah ee Soomaaliya madaxdeeda waxay si isku
      mid ah,siyaasada arimaha gudaha ugu xuseen in Gobolka Waqooyi
      yahay saldhiga Al-shabaab laga maamulo,sahayda laga siiyo,oo
      lagu baabi”iyo shacabkii koonfureed,laga soo bilaabo dawladii
      Cabdulaahi yusuf ilaa midan xasan sheekh, oo u adkeysan weyday
      dhawaaqa dadkooda la gumaadayo, laguna beer-laxawsanayo waxaan
      nahay (Irir-samaal,shirqoolada reer waqooyi waxaa ka shifay,
      (1)markii ay daalinkii (Ina Godane) ku tilmaameen shahiid,tacsi
      iyo Alla batine u dhigeen,(2) makii(Buur madow) lahaa Moqdisha
      waxaa ka taliya 2(Laba)dawladood,&(3) Wadaad ku sheegii la yiri
      waa baxsaday ee ku biiray Al-Shabaab oo bedelay(Ina godane)
      dhaxal ahaan, arrimahaas ayaa ku dhaliyay shacabka inay hubka
      qaataan, hadii loo baahdane HARGEYSA Xoreeyaan,Nine ma mooga
      xantoobada isaaqa ah ee xaaraanta ku haysta shucuubta midnimada
      raba ee soomaaliyeed 1,dhul-bahante,2,warsangeli,3,godabirsay,
      4,ciise,5,sama-roon,6,gabooye,7,fiqi shine,iyo tiro kale,ayadoo
      Isaaqu noqonayo wax ka yar15(Boqolkiiba)balankenu waa magalada
      nala hadleysa(Halkani waa raadiyo HARGEYSOO Hirarka gaaban idin
      kala hadleysee soo (HIRASHO WANAAGSAN),,waa

  8. Qoraalka mujaahid uu ku bahdilay dimuqraadiyadda miyaa jawaab lidi ku ah loo waayay mise wuxuu sheegay waa run aan jawaab loohayn? Mise somali qabiil iyo qurran iyo is qabqabsi ayay ka jawaaban oo keliya .

  9. Jananada dagaalka u kacee deyrka nagu meershay
    Rag cabaashe doorka u yahaybaa doobta noo ridaye
    Dadaal bay ku bixiyaan inaan diilintii tago e
    Haddi ay dan kuu tahay kujoog deni gurigaaga

    • Issa(ID)Koran hawd joogaad tahay,roobka sug oo ku (MAYRO)
      Nolosha wax ka badal,waa talo walaal xuquuqdaad, cidine
      hoo ku dhihi meyso,ee wax baro,(MIRFISH) la xaadho,shaah
      raga lala dul-taagnaado sida Gashaantida,saq-dhexe oo hooy,
      la’aan darteed (qashinkii & Garaabaha)la Dul seexdo, dhowr ,
      Bilood oo aan la MAYRAN(Qubeysan)oo aad SUYUCDO oo soo urto.
      noqotay sidii aad u ruugeysay JAAD(rati qooqan oo DOOBINAYA)
      oo xunbo & ubur cagaaram afka ka seyrinaya, qofkii kula
      hadlana intaad shanta FAROOD indhaha ka geliso, ku oran
      (war,diintaada,aabahaa,iyo miladaada,,,,,,,,dee iga walaahi
      inaan ku shiidin, bal-adba, marka ina laangarow walaale waa
      in lagu (xidho,oo laguu meydho) Gu’ga curtay ha ka qadin,
      Nine wax ha ka sheegin (Rati qooqan)oo dhibidu Madoobeysaad
      tahaye, wbt (HOGAAB IYO DACAY BAAN KU GELIN) GOORTAN

  10. Majeerteenoow anaga oo mareexaan ah ayaa Gaalkacyo ka saarnay Caydiid iyo USC wax abaal ah idinkama helin aan cadaawad ka ahayn marka maanta Garowe ayaa la qabsan rabaa ee isaga carara 😂😂😂😂

    • DHALFAA GOOYADAA KAA DHASHAY,
      DHALFAA WALAASHAA CAANEYSAY,
      DHALFAA AYEEYO CAATEYSAYGABADHAADA DHALFAY SUGEYSAA,
      NAREEXAANOW CAQLIGIINU DHALFUU SAARAN YAHAY

  11. Kkkkk

    Jeberti Faanka kama xishoodaan
    Xooga iyo XANIIYAHA aad ugu hiilin Marya Calas maxaadan ugu difaacin Adeerkaa Afweyne ee Musqulaha Tanzania ku baqtiyey

    Jeberti iyo Baaruud orod ayaa ka dhaxeeyo

    Boowe Fuley uma faano Fuley kale

  12. @Mujjahid
    Marka hore salaan iga guudoon walal,faladhan aad kabixisey mabda’an “democracy” ruunti waa muuhim oo inta badan dadkeen somaliyeed aysan faxansaneen ujeedadiisa qarson…..mxdsanid

  13. @dhalfo

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ar qosol badanaa kkkkkkkkkk.

    Ar midkaan dhalfo labaxay kuye mareexaan oo dooli ah baa libaax ceydiid meel ka saaray ama ka difaacay kkkkkkkkkkk.

    War saaxiib dhalfo mareexaan halkeey ka keeneen wadnaha ay jeneraal ceeydiid xagiisa ku fiiriyeen ineey la diriraan haba kuu dambeeysee kkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    War ileen anaa yaab arkay kkkkkkkkk.

    War dhalfo mareexaan soo maaha kuwii uu jeneraal ceeydiid adoonsan jirray iyagga iyo daaroodoo dhanba ka dib cararkii fuley afweyne, bal fiiriya ninkan wuxuu isku dayayaa inuu taariikhda ka been sheego oo mareexaan oo adoomadii jen caydiid ah uu halyeeto noogu ekeeysiiyo kkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Saaxiib dhalfo Allaah baan ku dhaartee been baad sheegtay, waxaana kugula talinayaa inaad taariikhda dibb u barato oo aad soo ogaaton qofka uu ahaa jeneraal libaax caydiid, iyo sidii uu mareexaan iyo daaraoodoo dhan uu meel u saaray kadibna uu adoonsaday.

    Viva libaaxii afrika jeneraal geesi halyeey mujaahid maxamad faarax caydiid EEBE naxariistii janatul firdowsa haka waraabiyee isagga iyo majaahidiintiisiiba.

    Bye.

    Hawiye-mida.

  14. Maryooley ciidan baa madax marayoo dawladnimo waxay ka aaminsantahay tuute iyo aake xunoo keymaha lagula dhex meeraysto kkkkkkkk. Sii roor oo soo roorta ayaana ugu daranoo waa habaarka Dhuloska ku dhacay.

    Yay difaacayaan oo yayse ka difaacayaan Soomaali waa tan heshiisayoo si fiican isugu milantaye? Hadday dagaal u kulul yihiin may ku biiraan jihaadka arsenal lagula jiro oo raayahooda halkaas ku muujiyaan?

    Waa badoow dawladnimadiyo nolosha ka dhacsan kkkkkkk….

  15. Habartan majeedheenay ,maali walba ruwaayad cusub ayay keentaaa,kkkkkk
    Maantana waxay la timid maqla,booowe 2 Boocame ayaa jidha mid ayaan wali haysataa.Yaab aragnay.kkkkk

  16. Garaaca diglee wadnuhu kaxeel fog durbaan latumay dabubta wuxuu ku yiri ku doortaye ha i cidlayn

  17. @Mujaahid

    Ma waxaad ina mooday Hawiye oo aad dhulkooda ku qabsatay Diin Been Been ah, aabahaa iyo dhiladii ku dhashay was. Diin buu sheeganayaa xukun wanaagana wuu ka soo horjeedaa. Dadyahoow Iidoorkan yuusan idin waalin, waa khawaarijkoodii ugu weynaa. Quraanka akhriya idinka ayaa arki doona in Nabiga la faray in uu shacabka xukunka u celiyo.

    Laakiin doqonkan ma kala saari karyo Amarka Alle oo tooska ah sida Salaada iyo Sharcida wadooyinka oo baabuurta kala haga. Sidaa oo kale, makala saari karyo Rasuul minnallahi laga soo doortay iyo shakhsiyaadka dhexdeena aan iska doorano. Doqon haduu jiro waa kan oo kale magaca Mujaahidka ka beensheegaya.

    Mujaahid beenaale, Soomaali waxay ku balameen in meeshaan ku aragno noocaaga oo kale in xabad dabada laga galiyo. Iidoor waa cadow Soomaali, waxa aasaasay Alshabaab waa iyaga. Iidooroow, Hawiye waa baraarugeen, Daaroodna kun jeer ayuu kaa caqli badan yahay, si walba waa isugu daydeen in aad madaxa isku galisaan siiba Mj iyo Dhulbahante, ilaa iyo hadda wax idiin hirgalay aragteen? Waa maya.

    Hadaba mid ogaaada, Soomaali baa hore u tiri, afeef hore lahow ama adkaysi dambe lahoow, Isaaqu waa wada mayd socda, cid kale ha weydiin.

Comments are closed.