DAAWO XOGTO: Villa Somalia oo doonaysa in K/Galbeed dib loo qaabeeyo, & gobal laga jarayo

Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa wada qorshayaal aan weli banaanka imaan, kuwaas oo ku aadan dawlad gobaleedyada dalka qaarkood.

Xogaha ay heshay Puntlandtimes ayaa muujinaya in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo saaxiibadiisa siyaasadda ay wadaan qorshe la dooanyo in gobalka Shabeellaha hoose looga gooyo maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Sarkaal sare ayaa u xaqiijiyay Puntlandtimes in gobalka Shabeellaha hoose oo kamid ah goballada ugu kheyraadka badan Soomaaliya ay doonayso Madaxtooyadu in la hoos geeyo maamulka gobalka Banaadir ee caasimadda Soomaaliya, si Muqdisho loogu dhiso maamul gobaleed gaar ah.

Qorshahan oo diyaarintiisa ay dhowaanahan ku howlaneed Villadu ayaa noqonaya mid haddii lagu dhaqaaqo  qarax siyaasadeed ka abuuraya dalka, xilli Shabeellaha hoose uu ahaa in ka badan 10 sano gobal ay ka dhacayeen dagaal beeleedyo, intooda badan dhacay muddo-xileedkii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud.

PUNTLAND TIMES

17 Comments

    • War doqon yohow maxaad ku qoslaysaa adigaa lagu tashanayaaye, waa haddii aad Nugaal cad ku leedahay sida magacaagu sheegayo, Hawiye wuxuu doonayaa inuu dalka ka hirgiliyo Boqortooyo Hawiye ah sida tan Sucuudiga, cidda ugu horeysa ee la bartilmaameeddsanyo adiga waayo cid aan Daarood ahayn oo qorshaha Boqortooyada Hawiye ka hartegi kartaa ma jirto, markaas ayaad ”kkk” soo qoraysa ,adigoo ah cidda loo Dawlad Goboleedyo badsanayo, inaad doqonta ‘Rabi khalaq, wa dalaq ah” tahay hadalkaaga ayaa ku sheegay walee!!!!

  1. Shabeelada Hoose markii Qori lagu qabsan waayey, miyaa la rabaa in Qalin lagu qaato?Hassan Xoolo waa Riyoonaa lakin Riyo mashaqeeyney?

  2. Hunguri waynida Hassan iyo waraabo nimada xassan sheekh waxay horseedi doontaa in ay Somalia maamuladeeda qabiilka ku dhisan ay kala tagaan mid waliba dowlad gaar ah dhisato

    Waa arin ay ka soo shaqeeyeen shisheeyaha doonaaya in somalia la kala qeyb sado =
    XUKUN OO QEYBI
    iyadoo loo soo maraayo arinkaa hogaamiyaha loo yaqaano gaalo u gurguurte gaalo caabude damiir laawe
    Xassan sheekh Maxamuud
    Lakiin allaah fadligiisa arinkaa waxaa hortaagan mujaahidiinta difaacaaya had iyo jeer dadka dalka iyo diinta muslimka .

  3. Wallee xaqqa/runta haddii la caburiyo maalin ayuu banaanka imaan!
    Dadka sida Awlal,Hillac,A.A Xade,Barawani King iyo inkale halkaan waxa ku qoro ayaan u sheegay waxa Xasan Shiikh qorshihisa yahay oo ahaa dhulbalaarsi oo duulaan lagu noqon doono shabeelaha hoose iyo Raxanwayn.
    Caydiid iyo Indhocadde sameeyay.Hadana Fiqi iyo Mahad Salad ayaa hogaanka u haya projectiga dhulbalaarsiga.

    Waa dhulka Barawaaninta,Jareerwayn,Biyo Maal iyo Baajuun xoog lagu qaadan rabo.

    Waagii Indhocadde dad dhulkooda xoog looga qaatay qaarna madaxa laga toogday Caailadooda/qaraabadooda ayaan garanayaa.wixii loo geestay markay ka sheekayaan Callool xumo waaye.
    Waa anigii horey u iri waxaa socda The Habargidirization project in parts of Somalia,sida dhul Direedka,Raxanwaynta iyo 0.5 tooda kale.
    Su’asha waxaa weeye Raxanwayn ma aqbali doontaa oo sanado macluul iyo barakac cusub ayay gali doonaan mise dad dulmi diid ah oo xaqqooda u dagaalo ayay noqon?

    Waxaan rajaynayaa kuwa afkooda/maskaxdooda musqulka yahay in ay caaytami doonaan ilaa waa Eeyo qaad la siiyaye!

    Af waakane maay laku aami!

  4. Warkaasi waxuu igu muuqda warkii beenoobay gabdha Arabah loo iib gaynayaa ee baafinaysay puntland times. Shakhsi waan aaminsanahay in qaybo kooban oo dhowr dagmah in laga soo jaroh shabeelada dhaxe iyo shabeelada hoose. Laguna biiriyo maamul gobaleedka Banaadir Laakin waa In raali la isaga yaha. Oo ay koonfur galbeed iyo Hirshabeele ogol yahiin.

  5. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Ahahajahahahahahahahahaha
    Dowladda sharafta leh halala shaqeeyo
    Mucaarad Cabsi Gali at dhaaf (Dhul iyo Xaaqin Yaa hor dhamaanaayo?)
    DIGILMIRIFLE DHULKII WAAYE
    XAAQIN Comedown..,,,

  6. Warkan waxba kama jiraan, waanse jeclaan lahaa in ay dhab tahay. Sababtoo ah waxaa is leh oo isku dhaqan ah dadka Muqdisho, Marka, Baraawe, Kimaayo, Mombasa, ilaa iyo Zanzibar. Waa dadka asal ahaan iyo taariikh ahaan ganacsi ka dhaxeeyay. Labiskooda xitaa waa iskku mid, kuligoodna waa Muslimiin. They were the original owners of Somalia afka ka dhexeeyayna waxay ahayd Carabi. Waxa gadaalka ka yimid waa inaga, in other words, reer Fartaag, Lol.

    • Issa(ID)
      Qof,dawlad,iyo Barlamaan xataa wax kama bedeli karaan,waa dasturi
      waxaa lagu bedeli karaa Afti dadweyne(Popolar-vote)Xududka D/Gonoledka
      oo ku asteysan qaab federaali(Inter-regional boundary for geo-politic
      of federal status, waa la jeclaaday,iyo waa isku dhar (Style lovers)
      Out of political arguments eh so sorry so patient (wbt)

  7. @ Mubarik

    Dhiladii ku dhashay miyaa kuu sheegtay in aan futo kuusannahay? Adiga oo Iidoor ah yaa kuu fasaxay in aad hadasho?

  8. @ Mubarik+Yusuf

    English Men is your real Fathers since 1884, anaga idinma fahmi karno hadaan Soomaali nahay. Waxaad tihiin kuwa gabar walaashiin oo kale ah maalin walba dhulka ku jiida oo hargaysa ka soo tarxiila, Uf idinka iyo qaabdaradiina!

  9. Waxaad Ka hadleysaan shabeelada hoose ee Xasan guurguurte waxaa qorshaha ugu Jira in xuduuda galmudug ay noqoto ilaa iyo Burtinle .

    Waxaa Xasan lagu soo sheegey in uu yiri in inta Deni uu joogo Puntland wax weliba uu Ka suubsankaro Puntland.

  10. From Gedo/Baardheere here,JUBALAND, what ever you call,habar qaarmadoowe meeshaas wixii ka soo raacay waa ogaayeen,ilama aha in ay mar labaad kusoo khaldami doonaan,Gedoland ayaa hadda aan wadnaa,cid na khashkhashaadi kartana maa jirto, xabbad xabbad ayaa kaa celiso,illaa Kismaayo ayaan ka xoraynaynaa Kenyaanka iyo dabadhilifkiisa uu wato,8 kun askari oo MR ayaa diyaar ah, Kenyaanka xitaa,waxaan u qaadan doonnaa “qaniimo” meel libaax soo galay lo” maa joogayso,ayaa bilaawan doonto.

  11. Xasan sh maxamuud ciidankii uu dhisay
    Farmajo xagee buu geeyay waxaan arki
    Jirnay waagii farmajo 4bilood ciidan
    Kayimid turkey oo tabard looxiraayee
    2 midakale wasaradii arimaha dibada
    Iyo dhamaan wasaradihii hadlijiray
    Wagii ina farmajo aaway?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*