Danjire TARSAN oo Raalli-gelin siiyay M/weyne Deni, oo uu ku sheegay ‘SANSIBARI’.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa raalli-gelin siiyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Beesha uu kasoo jeedo “Cismaan Maxamuud – Majeerteen”.

Muuqaal maalmo kahor lagu baahiyay baraha bulshada ayuu Danjire Tarsan ku sheegay in Madaxweyne Deni iyo Beeshiisa ay yihiin jareer kasoo jeeda Sansibar, lana keenay dalka.

Maxamuud Tarsan ayaa ka dalbaday inay ka raalli noqdaan dadka dhibsaday hadalkiisa, si gaar ah Madaxweyne Deni, Boqor Burhaan iyo Beesha Cismaan Maxamuud.

“Aniga oo ah Danjire Maxamuud Axmed Nuur, waxaan si buuxda raalli gelin uga bixinayaa hadalka baraha bulshada la wareejinayo oo ah mid aan anigu iri”.

“Qof kasta oo dhibsan kara ayaan si niyad ah uga raalli gelinayaa gaar ahaan Beesha Cusmaan Maxamuud, Boqor Burhaan iyo Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni”.

PUNTLAND TIMES 

20 Comments

  1. Ha is casilo haddii uu run sheegayo ninkan “Taltaliiniga” ah ee beesha dhan “Bantuga Zinsibar” ku sheegay.

    • Umadaas ayaan somalinimo iyo dowlad nimo ka sugaynaa
      Bolsh*t people
      Danjire tarsan waa sidii
      Daanyeer daanyeer kale gorillinimo ku caynaaya
      Hadii danjire sidaas u hadlay maxaad ka sugaysaa cawaan kale . Waa waxa loo leeyahay Somalia waa dal fashilmay .

  2. Kkkkkkkkkk
    Kkkkkk
    Kkkkk
    KKK

    Zanzibaari kelmadaasu aad bay usoo noqnoqatay majeerteenka qaarkood lagu dhejiyo? hade ceeb yaan loo Arkin hade hade haduu tolkiis Abu Zanzubaari booqday Duq Deni,,

    Waxaan maqli jirey majeerteen waa qabiilka ugu badan ee laysku dhex qariyo,,

    Waxaan anigu usoo taagnaa oo iga run ah dal Europe ku yaal oo aan ma mudo degenaa dhalinyaro badan oo aan isnaqqanay asxaab ahayn oo majeerteen sheegan jirey markii danbana aan ogaadey inanay ahay weliba dhalinyaro badan ayay ahaayeen magaalooyin kala duwan degenaa, niman majeerteen kale ayaa ii xaqiijiyey in ay sheegaan cajiib,
    Markii nimankii qaarkood aan weydiiyey cida ay yihiin waa lakala cararay ragiina wayba iga dhuuman jireen,,

    Np, anigu ceeb uma arko qabiilka qofku yahay laakiin laysku dhex yaaco oo lakala garan waayo iyaduna waa mushkilad kale,,

    • Issa(ID)
      Danjire waa nin lagu qiimeeyo(dal iyo dad)uu wakiil ka yahay
      oo sitaa(Calamkii iyo astaantii) dalkiisa, waxaa ka reebtoon,
      inuu u dhaqmo sidii qof caadi ah, wuxuu leeyahay (Hab Maamuus)
      iyo paratacol gaar ah, sidaa awgeed wuxuu qirtay inuu u gefay
      (Dawlada puntland,Shacabkeeda iyo madaxdeeda) sidaa awgeed
      waxaan codsaneynaa in si deg deg ah (XILKA LOOGA QAADO)sabab
      (WAA DAMEER GAFUUR CAD) OO IS MAHADIYAY . wbt

  3. Inangumeed inangumeed dhalay dujaajeen iyo daayeer I ka dhashay inuu afka qarmuun ku taago beesha somaliya ugu taariikhda wayn ugu aqoonta badan ugu saldanada wayn ugu gobsan hormuud u ahaa halgan kii SYL ook iyaku asaasay 13 SYL ay afar ka mid ahi iyaga ahaayeen uuna ku jiro asaasihii Yaasiin xaaji cismaan (dhagawayne) Madaxwaynihii labaad iyo priminister kii koowaad iyagu lahaa noqday Madaxwaynaha maxkamada aduunka ka mid noqday congress ka Maraykanka level walba gaaray in maanta inangumeed xun oo madulo iyo dujaajeen ah af qarmuun ku taago waxay kuu sheegayaa waxa reerkaasi yihiin waxay kuu sheegaysaan cuqdada Iyo calool xanuunka la qabo waxay kuu sheegaysaan in laga ari wayay lagana masayray. Majeerteen iyo Cismaan maxamuud Allah baa kor ka dhigay layskumana dhererin karo . Waxaan xasuustaa Farmaajo markuu xamar ku karbaashayay Mudulood sowtii ay lahaayeeen Daniyow naga celi Daniyow Priminister kii meeh! Ilowsho dhowaa ma Umul baa!! Waligeed dad xunku dadka karaamada leh way xantaan waana wax caadi ah in gobta la xag xagto.

  4. kkkkkk Waryaa inaga qabta Tarzan. Waxaan ku farax sanahay in Soomaali mar dhow si fiican u baran doonaan The MJ’s waa hadii hadalkaa lasii wado. Waxaa la ogaan doonaa that MJ’s were African Heroes, laakiin ku dhufo ka dhaqaaqda is not fair.

    Zanzibaariinta waa dad sida Baajuunta oo kale Soomaalida ugu dhex jira, afka waa la idinla yaqaan isku xishooda. Hogaamiyaha wakhtigan xaadirka ah oo Tanzania utalisa is from Zanzibar, waa dad deegaankooda waxa caayda laga dhigayo, that is very Shame, ceeb calayk.

  5. Hawiye haway oo Cismaan maxamuud jareer ku caayaya waa aakhirul saman waayo qoloda Tarsan iyo jareertu waa isku mid way is guursadaan wayna wada dhaqmaan. Cismaan maxamuud taariikhdoodu waa lawada ogyahay libraryada caalamka ayay taalaa waxay ahaayeen boqortoyada Somaliya waxa kale oo ay lahaayeen saldanadii Keenadiid ee Hobyo waana dadka ugu caansan Africa iyo xaga dhaqanka. Waxay ahaayeen gumaystayaa soo gumaystay TARSAN qoladiisa! Jareerta mudulood iyo xamar laga keeni jiray Osman Mahamuud ayay adoomo u ahaayeen oo uu ku jiro Tarsan aabihiis. History repeats itself

  6. @ Oomaar

    Meeshani ma ahan meel Daarood iyo Hawiye isku dagaalaan mana noqon doonto. Shut the F*ck up Iidoor yahoow Iidoorku dhalay!

  7. Issa(ID)
    Ninkam Gafuurka cad sidii dameerihii. Aqoon uma leh siyasada.
    wuxuu horkici jiray (HABRAHA LONDON) ku Nool oo ku duufsaday
    hab qabiil,kuna mudaharaadi jiray(Isbitaalkii)lagu daweynayay
    Aun(Abdulaahi yusuf) asagoo garaacaya TANAG,DAASADO,& CAAGAD)
    aayadoo bukaankii isbitaal ka ladi waayay,loona xiray dhawr
    jeer waa (HALGAN) 2 Dameer isku Calmadeen Shariif af-guduud.
    Tarsan dameer(Gafuur cade) sidaana isugu caleemo saaray cilmi
    la’aan Madaxweyne iyo Danjire , wbt

  8. Waar heedhe,
    Malaha meeshan comments waxa ku qoro ilaa waa Tarzan,qof magaca badesho oo Zanzibar marwalbo qoro ayaa halkaan comments ku qoro.

  9. cisman maxamud hadii jareer lagu sheego ma dabiba dadku haduu ku sheegto ma dabiba muslimoo dhan waa walaalweeye nabigeen(scw) nin madow iyo nin cad labada waa Ilaah farsamadiis mj waa dad sharfle midam takoor mayaqaanin intii madax madow majeerteen weeye makuu sheega qabilada ka buuxaan mj anigu indhaygu ku arkay ninma oroma ah yiri majiito(MACHITO)nala yiraada waxaan nahay majerteen,ujaajeenka uu sheeganaayo tarsan qabiil cisman maxamuuda oo bahagareena ku jira,abgaal cisman macalim dhiblaawe ku jura,harti abgaal maxamaed harti ku jura murusade amaanle ku jura oo mj niman gurre dhaamole niman mj jura niman,do Abdikarim muxamud saleema degeen nageele waa jira,nuux mamudGALGALE)abgal la dega, tanzanya arusha reer badye degan ayaa jira, mj saldana CUMAAN dufaar iyo salaala degean ayaa jira.Marka waa qabiil laa noolaan karo hadeer tag bosaso ilaa gaalkcy jareer waasoo guureen maca reer qalaafe waa in la doorta jareer weeyeene sida qardh jareer waa walaalehee ceeb ma’aha hadeey nasheegtaan iyo hadaanu sheegan kuli dadku adam ayaa wada dhale wiliba kuwaan muslim wellcome walaalaheen jareer weeyne nasiib waxaa leh ninkii guursada gabar laan dheere jareer weeyne mustaqbalka dhow jareer weeyne somalia qabsan

  10. Umad reer baadiya ah ayaa wadankii qabsaday markaa bay cidii ay doonaan caayaan, ceeb idinku dhacday. Tarzan waa Soomaalida Itoobiya, waa cawaan xabashi soo guumaysan jirtay, wuxuu la midyahay doqonka meeshan waxa ku qora oo la dhaho “Soomaali Galbeed”.

    Waxaan la yaabaa kuwa yasaya dad Soomaaliyeed, qaar ay ku caayaan timahooda iyaga oo leh jareer kuwo kalena nasabkooda oo ay midgaamo ku sheegaan. Intaba waxaan u aqaan hebel iyo heblaayo, wallahi bay idinka Soomaalisanyihiin ee ka xishooda mujtamaca Soomaaliyeed sharafta leh.

  11. Waa aakhiro gaddoon in Hawiye maanta cid fool xumo ku caynaayo.
    Waa dad aan asal ahaan soomaali ahayn ee Baantuu ah wax ka gafuur weyn oo ka fool xunna ma jiraan inyar oo Daaroodku dhaleen oo fool xumadii ka hartay maahanee
    Waaba ayakii inta Barawaanida cadacaddaa bililiqaysteen 1991 inta fuuleen sagaal bilood kabacdi markay u dhaleen isla wax fool xun oo gafuur weyn inta xabad ku dhufteen yiri ma ani i dhalaan ku dhahay maa canug cad ii dhashid kkkk
    Majeerteen baa waxaas wax ka dhigay cawaanta ah ee waa laga yasaa badanaa soomaalidaas kale xataa Woqooyi ilaa kininka shanaad iyo Daarood oo dhan.
    Dir iyo Daaroodkii Xamar tegay markii xornimada la qaatay walaahi waa ka yaabeen dhaqamada xun ee dadkaas iyo fool xumada iyo dhaqanka aan ahayn ka gobta soomaalida.

  12. Qiso baa jirta Qardho ka dhacday.
    Oday reer Qardhood ahaa ayaa inan uu dhalay uu ka guursaday nin Hawiye ah oo Abgaal kasiia ah.
    Ninkii iyo xaaskii uu guursaday waxay booqasho ugu yimaadeen reerkii gabadha oo Qardho deganaa.
    Reerkii waa soo dhaweeyeen oo marti sooreen ninkii la xididay,waxana loo loogay wan oo hilbo looga geeyay.
    Ninkii waa cuni waayay hilbihii!!!
    Reerkii waa yaabeen oo xaaskii oo si hoose ula hadlaysa ayay arkeen oo leh ha igu ceebayn meesha!!
    Waxa la weydiiyay maxaad hilbaha u cuni weyday?
    Wuxu yiri hilbuhu hilbahay maaha kkkk
    Show wuxu rabaa calooleeydii iyo manjo iyo madax uu yaqiinay ee hilbaha fiicanba ma cuno mana cunin weligii!!!
    Ceeb ayaa halkii ka dhacday waan qiso dhab ah.
    Duulku waa guntaas.
    Macalinkeygii ayaa iiga sheekeeyay in maray Xamar deganaayeen in reer ciddaas ah oo jaar la ahaa ugu yeereen casuumad.
    Markii duhurkii ahayd oo aanaan qadona samaysan ileen waxanu sugeynaa casuumad iyo hilib ee aa loo keenay calool iyo madax oo ay ka soo kaceen kkk
    Habar Gidirta ayaa la dhaqan ah Daaroodka iyo Dirta ee jareerta iyo Baantuuda koonfurta shishe waa cawaan.
    Anakaa dadkaas naqaana ee na warsada.
    Tarzan inangumeed xun wax caloosha kaaga jiray baa kaasoo baxay.

    • Mahad
      Calooleey miyaa caay noqotay? yaa ka dhaaran kara Calooleey dadkaan dhinacaa iyo Waqooyi ka yimid aad u bixiseen Kirishoomirish magac sidaas oo kale ah,
      teeda kale anigoo qof difaaceyn Tarzan waa shaqsi,qabiilkiisa kuma raacsana af-xumadiisa sidaan filaayo.

  13. Burhaan
    Kolba dadkaas lalama simi karo dadka aan ka hadlayo.
    Cuqdo ay ka qabaan inay ahaayeen addoomo Majeerteen siiba Cusmaan Maxamuud ayaa ka keenaysa cayda.
    Ha ka xishoodaan ninkii lahaan jiray inay caayaan waa addoon iyo sayidkiisa oo ma eada kaftami karaanee.
    Dulleysiga maxay maanta ugu nugul yihiin ma taqaan?
    Waa dad u diyaar ah inay cid adoomo u noqdaan.

  14. @ Mahad

    Beenloow baad tahay, Soomaali waa isku dhaqan meel walba ay joogaan. Cawaan iyo wax ka liitaba adigaa ah. Kirisho mirixda laga cuno Puntland soo Calooley ma ahan? Dayaxa waxa ay u yaqaaniin reer Waqooyiga soo ma ahan Madaxa Ari? Aduunka waxaa ugu liita qof beentiisa la kashifo, ceeb calayk.

  15. Ninkaan Tarsan, waxaa xilka u dhiibay basaaskii Shiiq shariif oo qolo-ahaan u naas-nuujinayay, iyo Farmaajo oo an aqoon u lahayn.
    Haddaad rabto inaad wax ka ogaato falalkii xun-xumaa ee u ku kici jiray waagii u oorfanada ku jiray, waxaad waraysataa dhallinyaradii iyo caruurtii ay isla ahaayenn ciyaal-oorfano.
    Nin ay soo korisay Soomaali oo dhan, oo u dhaqmaya sida midkan, oo haddana xil u haya Soomaali oo dhan, waa habaar ku wada dhacay Soomaali oo dhan.
    Waa dadnimo xumo isaga u gaar ah, lama wadaagaan walaalki iyo walaashi.

Comments are closed.