DEG-DEG: Dagaal sababay dhimasho badan oo ka dhacay Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed oo goor-dhaweyd ka dhacay magaalada.

Dagaalka oo salka ku haya muran dhuleed ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah, waxaana inta la xaqiijiyay ku geeryooday ilaa 4 qof.

Maleeshiyaad dagaalamay ayaa la sheegay inay isku heystaan dhul ku yaalla agagaarka isbitaalka dhagacadde ee Gaalkacyo.

Dhaawacyada ka dhashay dagaalka ayaa hadda lagu dabiibayaa qaar kamid ah isbitaalada magaalada, waxaana socda dadaalo la doonayo in lagu qaboojiyo xiisada dagaal oo weli jirta.

Wixii kasoo kordha kala soco Puntlandtimes.

PUNTLAND TIMES 

13 Comments

  1. Ilaa dhiig daato Soomaali ma heshiis, mideeda kale maanta waxa u badan ee Soomaalidu isku dilaysaa waa dhul, dhulkeeniina waa wada banaan.

      • @Sitaha Dooxada Nugaal

        Nin tiisa u yaaban oo maalin walba dad baad siiya baad tahay, ma adoo kalaa hadal u furan. Cawaanimadaada xal u hel inta aadan dadyoow kale cawaan ku sheegin, waligaana dooxada nugaal arki maysid, waxba haku riyoon iidoor yahoow iidoorku dhalay.

  2. reer mudug waa dad raganimADA U HEEYSTA HA LEEYSDILO HORA LO SHEEGAY DAAKAASU MUDUG DEEGA KULIGOODU MAJNUUN WEEYE WAA KUWAAS SOMALI UDIIDAY JOOG IYO JIIF DADKAAN SIYAAD BARE AYAA YIRI DAAD WAALAAN AYAAN GACANTA KU HAYAA SAXAN BARISA MA LAASAN KARAAN JAWAANO DOOLAR MALIN BAY GUBAAN IMINKA GAALADII BARATAY DARAAG KHAMRI KINIINI DHILO EEDIS QABTA MAKH NUUD AYAA LAGA DHIGIN SHAN SANO KABACDIIB QOF DAME OO CAAQIBALI ARKII MEEYSID NINKII HOROMAR SAMEEYA CIYAAL DAROOGO AYAA LAGUU SOO DIRIN MARKUU KU DILANA TOLA’AY NIN REER HEBELA AYAA LA DILAY SOMALI TABTEEDII LA BARAY IMINKA WAXAY REER MUDU LEEYIHIIN NAIROBI SOMALI AYAA LEH WAA JINSI XUN REER HEBEL INTUU U DHIMANAAYO MUU DANTIISA GARTO DIBAD IYO GUDO DHIB AYEEYNU KU NOOL NAHAY GORMAA LA GARAN RUUXAAN ILAA BAA LEH.

  3. Toloow C/Gaas lug maku leeyahay Dagaalka,dhul boob baaxad wayn leh ayuu muddo dheer waday.
    Sida rag badan hore u sheegeen waa dad cawaan ah oo dhul haday u badato 30k ah naf u dilayaan.
    Cakkeey Somali isma dhaanto teeda raacdo Geel,Ari,Lo’, beer iyo kuwooda magaalada musuq iyo mushtariga ah.

    Waa dad nafta xarriman wax qiimo u lahayn.
    Yacni,daalimiin foowqa daalimiin .

  4. Reer Bicid yahan waa is qaban la yihiin. Lkn, raga aad Sida arxan darada daran aad u disheen, oday waayeel ah dhulkiisii aad rabteen inaad ka dhacdaan adin koo ka yimid Kilin ka 5aad. Reer khalaf baa dhul kaga habsateen Oo idiin kaga tagay, futo xaar baratay hadaad noqon teen, waa la idin edbin saad u miyir sataan

    • Issa(ID)
      Ducaale, (Nafey nin ku doonay ku waa)meeshii saaka lagu diriray,
      ayaad caawa unuunuf ka heshay sidii DAWACADII, (Dheg go’day)iyo
      (Gees jabay),Ducaalow mirashada iyo is-miidaaminta joojim Kkk wbt,

  5. 1985 ayaan adunka ku sobiiray
    Waxaan sojogay dowladii kacanka
    Oo rabi HUN uu hogaanka
    Uhayay jale siyaad
    Runtii wagaas dil ayaa kajiray
    Mudug waa dad xoolodhaqato
    Oo reer miyi ah waxy fan modaan
    Dilka iyo cayda runtii dad fiican
    Waylayihiin laakiin cawaanka
    Ayaa ku badan xogaa waxay nasteen
    5sano ee farmajo joogay
    Laakiin xasan sh maxamuud ayaa
    Hada villa somalia joogo
    Ee hasugeeno reer mudug 4sano
    Solabashada farmajo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*