DEG-DEG: Muuse Biixi oo sii daayay 594 maxbuus

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa goor-dhaweyd shaaciyay inuu cafis Madaxweyne u fidiyay 594 maxbuus oo ku xiran xabsiyada deegaanada Somaliland, kuwaas oo ku xukunaa dambiyo fudud.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi ayaa lagu sheegay in maxaabiis cafiska loo fidiyay, loo sii daayay si aysan u saameyn xanuun ka jira deegaanada Somaliland, kaas oo wata xumad daran.

Hoos ka Akhriso wareegtada kasoo baxday xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

CAFIS MADAXWEYNE: 10/11/2022

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-953/112022, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan, Iyadoo laga duulayo faya dhawrka caafimaad ee Maxaabiista, si aanay u saamayn xumaddu.

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-

Wareegto Madaxweyne

Cafis Madaxweyne

Markaan Arkay: Qodobka 90aad, Faqraddiisa 5aad ee Dastuurka Somaliland;

Markaan Arkay: Qoraalka Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta ee summaddiisu tahay TCA/G-1/347/2022, kuna taariikhaysan 07/11/2022, ujeeddadiisuna tahay Soo- gudbin Maxaabiista Cafiska galaya Sannadkan 2022- ka;

Markaan Tix-geliyay: Qoraalka Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliland taariikhaysan 08/11/2022 u jeeddadiisuna tahay soo- jeedin cafis guud;

Markaan La-tashaday: Hay’adaha ay Khusayso;

Waxaan Go’aamiyay;
In laga bilaabo taariikhda maanta aan Cafis Guud u fidiyo maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada Dalka ku xidhan oo tiradoodu dhan tahay 594 (Shan Boqol iyo Afar iyo Sagaashan) maxbuus. Cafiskani saamayn kuma laha xuquuqda madaniga ah iyo raad ciqaabeed ee ka dhalanaya dembiyada ay ku xukunnaayeen. Waxa cafiskan fulinaya Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud, iyada oo la raacayo liiska Maxaabiista ee halkan ku lifaaqan.

PUNTLAND TIMES 

10 Comments

  1. Maasha’allah madaxweynaha jamhuuriyada soomaalilaan waa nin wanaagsan Eebe ha barakeeyo asagga iyo dadkiisa iyo dalkiisabee.

    Anigga madaxweyne muuse waxaan kula talin lahaa inuu dhabayaco iyo wixii la socdaba uu meel saaro maadaama ay dhuusadoodii iyo beentoodii badatay.

    Madaxweyne muuse waa inaad garoowe qabsataa oo aad dhabayacada ifka ka tirtirtaa markaasbeey jamhuuriyada soomaalilaan bilaa cadaw raaxeeysan doontaa.

    Viva jamhuuriyada aan walaalaha nahay ee soomaalilaan iyo madaxweynahooda halyeeyga ahba.

    Viva all irir people.

    Irir-mida.

  2. Hooyada siilkada ushg warkas dhilo aya kudhashey was warya garowe dad ba uso hal kamey waxa iskalah ssdf puntland aabe ki gabah talo jirey was dhilo kudhashey warya riyo aya kujirda qanisad ba kudhashey aabe ki argixsada alshbb dacish snm iyo daba dhilif tahay was warya maxa umaleysey garowe iney la yahin dhulbahande cadaqasha shbb kal kaliya warya ha ku qaldamin meshas waxa iskalah puntland siba majeertan hadal dhahasid ka firiso dhilo aya kudhashey fuck u mamada fuck

    • ssa(ID)
      Dawladda faderaaliga ah ee Soomaaliya madaxdeeda waxay si isku
      mid ah,siyaasada arimaha gudaha ugu xuseen in Gobolka Waqooyi
      yahay saldhiga Al-shabaab laga maamulo,sahayda laga siiyo,oo
      lagu baabi”iyo shacabkii koonfureed,laga soo bilaabo dawladii
      Cabdulaahi yusuf ilaa midan xasan sheekh, oo u adkeysan weyday
      dhawaaqa dadkooda la gumaadayo, laguna beer-laxawsanayo waxaan
      nahay (Irir-samaal,shirqoolada reer waqooyi waxaa ka shifay,
      (1)markii ay daalinkii (Ina Godane) ku tilmaameen shahiid,tacsi
      iyo Alla batine u dhigeen,(2) makii(Buur madow) lahaa Moqdisha
      waxaa ka taliya 2(Laba)dawladood,&(3) Wadaad ku sheegii la yiri
      waa baxsaday ee ku biiray Al-Shabaab oo bedelay(Ina godane)
      dhaxal ahaan, arrimahaas ayaa ku dhaliyay shacabka inay hubka
      qaataan, hadii loo baahdane HARGEYSA Xoreeyaan,Nine ma mooga
      xantoobada isaaqa ah ee xaaraanta ku haysta shucuubta midnimada
      raba ee soomaaliyeed 1,dhul-bahante,2,warsangeli,3,godabirsay,
      4,ciise,5,sama-roon,6,gabooye,7,fiqi shine,iyo tiro kale,ayadoo
      Isaaqu noqonayo wax ka yar15(Boqolkiiba)balankenu waa magalada
      nala hadleysa(Halkani waa raadiyo HARGEYSOO Hirarka gaaban idin
      kala hadleysee soo (HIRASHO WANAAGSAN),,waa

      • Adeer dhibka Somaliland waddo ee aad ogaatay adiga oo xaarle ah oo daciif ah ma SIA, FBi, M15, FSA, Sirdoonka Itoobiya, Kan Kenya, Kan Faransiiska ayaa ogaan waayi lahaa, oo everdropping sameeya oo surveillance sameeya, dulli beenaale ah oo cuqdad buuxisay oo iska habaar tamaya,

        • Issa(ID)
          Qaldaanoow hadaad biixi ku darsado,xaashaa dhedig lama gurano,
          hadaad diidaane,oo idin buufiyo wixii baxsad ah, waa noo magan
          ee xaashaa,inta u dhaxeysa xeeshaad la timaadaana rag baanu u
          nahay,oo caydu raga waa ku ceeb,dunarkuse waa ku ciil baxaan,wbt

  3. @ Hiraab ugaas Malaaq.

    Salaan sare sxb gudoon,

    Mahadsanid sxb wanaaga iyo ehelnimada aad ku garab taagan tahay walaaladaa Somaliland.

    Reer somaliland waa walaaladiin garabkiina taagan marwalba iyo goorwalbba xiliyo adagna soo wada maray ilaa ay xoreysteen Dalalkoodii somalia/somaliland,

    Waxaad tihiin mulkiilayaasha somalia idinka ayay talada Somalia idin ka go”daa anaguna sidaas oo kale Jamhuuriyada Barakeysan somaliland waxa majority ka ah waa walaaladiin Irir Samaale,,

    Hiraab maatida aad xukuntaan ilaa garoowe ilaa kismaayo Luflufkooda isaga tuura Ishooda iska jeediya maadama ay yihiin maatada ama masaakiinta aad biilisaan,,

    Xadka waa tegeynaa mar aan dheerayn Qoladan dhabayaco dhuusada kasocota marka loosoo dhawaadaba way sii yaacaan marka sida dumarka hayska faanaan awood kale malaha sidaa ula soco sxb.

    Guul walaalaha irir Samaale
    Viva Mulkiilayaasha villa Hawiye
    Viva somaliland.

    • @edbiye

      Suldaan salaan sarre oo qaali ah adna sidoo kale igga gudoon.

      Waad ku Mahadsan tahay suldaan sida wanaagsan ee aad ii soortay.

      Walaal edbiye waa runtaa anagga iyo adinka waxaynu nahay walaalo daris ah oo labbo jamhuuriyadood kala heeysta, maxaa ka qurux badan midaa walaalkeeyoow.

      Arrinta daaroodkana waa sidaad sheegtay, oo luf-lufkooda weeynu siineeynaa walaal ee adinka lee haka goosanina oo bootadooda beenta ahna haka caroonina walaalkeeyoow, hana xasuuqinina maatadaas afka noolayaasha ah ee idinku hoos nool.

      Salaan gobeed iyo mid walaalnimo iga gudoon suldaan edbiye oo sidoo kalena walaaleheeyga isaaq oo dhan iga gaarsii salaanta.

      Mahadsanid.

      Viva jamhuuriyadaha barakada badan ee irir samaale, soomaalilaan, jabuuti iyo soomaaliyaba.

      Irir-mida.

  4. Issa(ID)
    Nolosha wax ka badal,waa talo walaal xuquuqdaad, cidine
    hoo ku dhihi meyso,ee wax baro,(MIRFISH) la xaadho,shaah
    raga lala dul-taagnaado sida Gashaantida,saq-dhexe oo hooy,
    la’aan darteed (qashinkii & Garaabaha)la Dul seexdo, dhowr ,
    Bilood oo aan la MAYRAN(Qubeysan)oo aad SUYUCDO oo soo urto.
    noqotay sidii aad u ruugeysay JAAD(rati qooqan oo DOOBINAYA)
    oo xunbo & ubur cagaaram afka ka seyrinaya, qofkii kula
    hadlana intaad shanta FAROOD indhaha ka geliso, ku oran
    (war,diintaada,aabahaa,iyo miladaada,,,,,,,,dee iga walaahi
    inaan ku shiidin, bal-adba, marka ina laangarow walaale waa
    in lagu (xidho,oo laguu meydho) Gu’ga curtay ha ka qadin,
    Nine wax ha ka sheegin (Rati qooqan)oo dhibidu Madoobeysaad
    tahaye, wbt

  5. @edbiya

    Suldaan salaan sarre oo qaali ah adna sidoo kale igga gudoon.

    Waad ku Mahadsan tahay suldaan sida wanaagsan ee aad ii soortay.

    Walaal edbiye waa runtaa anagga iyo adinka waxaynu nahay walaalo daris ah oo labbo jamhuuriyadood kala heeysta, maxaa ka qurux badan midaa walaalkeeyoow.

    Arrinta daaroodkana waa sidaad sheegtay, oo luf-lufkooda weeynu siineeynaa walaal ee adinka lee haka goosanina oo bootadooda beenta ahna haka caroonina walaalkeeyoow, hana xasuuqinina maatadaas afka noolayaasha ah ee idinku hoos nool.

    Salaan gobeed iyo mid walaalnimo iga gudoon suldaan edbiye oo sidoo kalena walaaleheeyga isaaq oo dhan iga gaarsii salaanta.

    Mahadsanid.

    Viva jamhuuriyadaha barakada badan ee irir samaale, soomaalilaan, jabuuti iyo soomaaliyaba.

    Irir-mida.

  6. Issa(ID)
    In badan ayaan ka hadlay,in la kaalmeeyo dadka reer
    waqooyi Galbeed ee wadaniga ah,inta ay iska kicinayan
    Ururka SNM oo xukunka maroor-saday, waxaa lagu hayaa
    dadkaas dil,dhac,caburin,iyo baro-kac,oo lab & dhedig si
    layaab leh u buux dhaafiyay meel kasta, sidaa awgeed
    yaan la dhibsan waa dad walaalo ah, oo markoodii hore,
    dhaqan-xumaa,tuugo,qaad,khamri,ay bartay jabhada(SNM)
    Puntland waxay u sameysay,ayadoo la kaashaneysa Um-ta
    xeryo dhaqan-celin iyo quudin ah,Shacabka sharafta leh
    ee puntland waxaa u sii qorsheysan miisaaniyad u gaar
    ah haddii loo baahdo (Nov,22

Comments are closed.