DEG-DEG+DAAWO: Taliyaha Ciidanka Somaliland oo si kulul ugu jawaabay dhiggiisa Puntland “Dagaal ayuu ku hanjabay”

Taliyaha Ciidamada Milateriga Somaliland, S/Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa si adag ugu jawaabay Taliyaha Ciidanka Difaaca Puntland Gen. Abshir London oo dhowaan eedeymo kulul u jeediyay maamulka Somaliland.

Gen. London oo maalmo kahor ka hadlayay duleedka degmada Boocame ayaa ku eedeeyay maamulka Somaliland inuu taageero siiyo argagixisada.

Nuux Taani ayaa sheegay in Puntland iyo Somaliland ay yihiin Jaar, ayna wax xun ku oran, balse Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland uu yahay nin qurbaha ka yimid, oo aan waxba kala socon wixii ka dhacay dalka.

“Puntland Jaarbanu nahay weli Somaliland hadal xun kuma odhan waxaanu ku dhawarnaa jaarnimada. Ninka Taliyaha ee hadlayay maalin dhawaydbaa la magacabaay qurbahana wuu ka yimid, wixii dalka ka dhacay waxba kamuu ogayn.”

“Kalmadaha uu cayda ka dhigayay isagoo aniga Ii jeeda waxaa ka mid ah Hadhuudh, Arabakhi iyo Huuno. Hadhuudhka iyo masagadu waa cuntadeena Huunana waa Aboowe oo kale.”

“Waxaan ku leeyahay iskadaa dagaalka nabadgelyada ka shaqee kuwii kaa horeeyay waydii sidaasa lagu wada shaqayn jiray.”

Taliyaha Ciidanka Somaliland ayaa intaa ku daray “Dagaal ayuu ka hanbajayay anaguna waanu naqaana sida loogu jawaabo.”

PUNTLAND TIMES 

25 Comments

  1. War illeen ebtelo waa Iidoor kaa adkaa!
    Nimankii Harti ahaa waxaa maanta u baxbaxsanaya oo meel laga dhigo la la’yahay waa Iidoorkii aan naqiinay!!!

    Marka horeba waxaa cajiib ahayd oo wax laga naxo ahayd, in aay aqbalaan in uu Iidoor oo FAQASH iyo Cadow ugu yeerayo uu dhulkooda soo galo, 300km oo uu ku Maamulo!!!

    War meeyey kii Ashuun ku adinka ahaa ee Gelinsoor iyo Dhuusa-mareeb u barooran jiray ee Issa (D) ahaa?!

    Dheg xumiyo war waa laga dhintaa dhawaqu qaarkiiye!
    Dhashaadey shugtaa xaajadaad dhawrataa abide!
    Hartow dhidibka rida, waa untood dhimanba weeysaane! Kkk

    • Kuma xumid boonta Mareexaan oo maamulkooda iyo gunnimadooda la arkay, gaajo ku koray iyo quulle iyo Dacar, Iidoor waa kuwii xoog kusoo ceshaday dhulkoodii midnimadu ku khaldameen, waa kuwii Afweyne tusay SOmali in la eryan karo, maxaad ku hadlaysa 21 sano oo aad Xamar xukumaysay ayaa AK lagaaga eryaday, dad shicib oo aad xasuuqdo baad gobanimo iyo geesinimo u taqaan, wallaahi inaan Soomaali dir iyo daarood cid kaa liidataa jirin, Ahmed Madoobe iyo shabaab iska hoos joog, Daarood waa ku yaqaan oo Puntland iyo Jubbaland waxaad u geysatay waa la ogyahay, waana kuwa Hawiye kaa door biday, meeday 2 sanno oo aad korosatay, adeer Majeerteen waa is naqaan adiga meel kaagama bannanaa iyo Harti, Dhulkaagii ilaa Cadaado, Dhuusamareeb baa lagaa qaaday kuwani dhulkoodii bay joogaan, maadaa cid u faana, Buur-dhuubo baa lagaa soo dabada-galay, Iidoor waa iska maqashay lama dhaqmin lama degin, boon yahay boontu dhashay, inan gumeed, boolli qaran, cashuur islaamaha cune, Somali baaba’she, waxaa dhacaya waa wixii aflahaarkii afweyne baday ummadda, Mareexana iyo Midgo kuu taliye

    • Xade dadkuu ka adkaaday isaga oo Sade ah waa kuwee, ma kuwii uu ku xasuuqay Qaranka Somali iyo tuutaha calanka Somali huwana buu geesinimo u yaqaan oo ku faana, ma ciidankii Somali oo dhan ka koobnaa buu ku faana, xasuuqii wadaada, xasuuqii Jasiira, diyaarado magaalooyin lagu duqeeyo, taas adeer waa la hayaa, markii la kala baxay halkee aadday, Itoobiya maxaa ku gashay, mee goboladii dhexe, qabiil SOmali aann Mareexan col la ahayn ma jirto, Habargidir, Ogaadeen, Majeerteen, waa guntii la sheegay,

  2. Issa(ID)
    Horin marqaansan iyo horgale (Ina canbaashe)baa jooga
    Caruur baa ciyaartay, naagaa mashxaraday, ragu sida ay u wada
    hadleen waa la wada ogyahay, rag xifaaltamay, naaguhu way u wada
    mashxaradi jireen,weli Abshir iyo taani isma baran,raga isu daa
    sidii rahane ha dhawaaqin,sheekadu intaa ka weyn DOORASHANE way
    wada socon(Ciro taladuu wax ku leeyahay)(Dagaal waa gelin danbe)

    Aarsada anaba aarsanee Ummal la jiifooyin
    Inta laydin gowracay Gedi-cad looma seexdeene
    Oo guduri laydiin wandharo Lama gar feerteene
    Tixdii Aun(Guuleed lug-cas)

  3. War nuux muuse handarab kaahin koro inad tihin ogyahay inad tihin argixsada shbb iyo dacish argixsada alshbb dacish somali jogan oo lagacta hubka qarax yada ad sisin wa nila ogyahay melkasta ad wa kar sina mgrty waxa kalo ushegan in koxdan dad islamad dalkoda kusodulan oo dadki dilan gabdhihin waxey ku fulan jelka lascod ragi wey dilan odayashin jelka hargeisa madheer xaley magalada lascod ee gobolka sool waxa lagu diley wiil ka sojeda beesha jamac siyad waxa diley Wii ka sojeda beesha cali kari waxa dilkas ka dabayey argixsada alshbbka snm oo hogaminayo muuse and nuux kaahin kore intas waxey rabna iney islayan ee qoryah isku dhiban oo is dilan aniga ahan shacabka reer ssc waxa layahay gacma is qabsada iska sara cadowka argixsada alshbbka snm oo hogaminayo muuse handarab kaahin nuux kore ok bye

  4. Dhibta puntland ku dhacday iyo waad nataqaanaan iyo waan idin ka adagnahay waxa usoo jiiday wiilasha foosha xun ee reer deni ee oran jiray gabdho qurxabadan ayaan ka guursanay waa xidid kayo kuwaas ayaa halkaa dhigay puntland tii joogi jirtay adhi cadeeye.
    Gablan tala aduuneey maxay galabba heer joogtay.

  5. War nuux muuse handarab kaahin koro inad tihin argixsada shbb iyo dacish argixsada alshbb dacish somali jogan oo lagacta hubka qarax yada ad sisin wa nila ogyahay melkasta warkina wa la ogyahay mgrty waxa kalo ushegan in koxdan dad islamad dalkoda kusodulan oo dadki dilan gabdhihin waxey ku fulan jelka lascod ragi wey dilan odayashin jelka hargeisa madheer ayey gayey xaley magalada lascod ee gobolka sool waxa lagu diley wiil ka sojeda beesha jamac siyad waxa diley Wiil ka sojeda beesha cali kari waxa dilkas ka dabayey argixsada alshbbka snm oo hogaminayo muuse handarab nuux kaahin kore intas waxey rabna iney islayan ee qoryah isku dhiban oo is dilan waxa kala mesha uma jogan habanki indhah ayey so xirda dad wey dilan gabdhah waxey jelka magalada lascod mgrtan aniga ahan shacabka reer ssc waxa layahay gacma is qabsada qoryihin qad rag iyo dumar hada bila jihadka iska sara cadowka argixsada alshbbka snm oo hogaminayo muuse handarab kaahin nuux kore ok bye

  6. WAAR MADHEERTEENOW SOWTA SHABAAB/DAACISH KUU FADHIYAAN BOOSAASO/BUURAHA GALGALA EE AAD KU QUUDISAAN MARNA IDIN GUMAADAAN.

  7. War nuux muuse handarab kaahin koro inad tihin argixsada shbb iyo dacish argixsada alshbb dacish somali jogan oo lagacta hubka qarax yada ad sisin wa nila ogyahay melkasta warkina wa la ogyahay mgrty waxa kalo ushegan in koxdan dad islamad dalkoda kusodulan oo dadki dilan gabdhihin waxey ku fulan jelka lascod ragi wey dilan odayashin jelka hargeisa madheer ayey gayey xaley magalada lascod ee gobolka sool waxa lagu diley wiil ka sojeda beesha jamac siyad waxa diley Wiil ka sojeda beesha cali kari waxa dilkas ka dabayey argixsada alshbbka snm oo hogaminayo muuse handarab nuux kaahin kore intas waxey rabna iney islayan ee qoryah isku dhiban oo is dilan waxa kala mesha uma jogan habanki indhah ayey so xirda dadka ayey dilan hooyoyinka gabdhah waxey kufulan jelka magalada lascod sas ogada aniga ahan shacabka reer ssc waxa layahay gacma is qabsada qoryihin qad rag iyo dumar hada bila jihadka iska sara cadowka argixsada alshbbka snm oo hogaminayo muuse handarab kaahin nuux kore ok Jawab deg shacabka reer ssc waxa intusa mantay dila kuwa cada qadayasha lagacta koxda shbbka argixsada smn dacish oo hogaminayo muuse handarab kaahin nuux kore ok Jawab deg deg kacdon gobolada sool sanaag ceyn shbba argixsada smn hogaminayo muuse handarab kaahin nuux kore

  8. Dhabayaco cay iyo faan mooye wax kale ma taqan Oo waliba orodkuna dheeryahay.

    Wlhy idoor in Garowe idinku iman hadaa cayda iyo orod ka wada socda kala reeban waydaan dhabayaco Dhabar mcn , 40km buu hadeerba muuse biixi tuulada Garowe.

    • DDS Girl aka Isaq Lady

      Waxaad iskula baxdaa Iidoor Girl or Isaq Girl. Waxaad kaloo joojisaa magacayada Ragga aad iskula baxdo, ceeb, adaa baday in Iidoor websitekan lagu bahdilo. Anyways, be who you are, and don’t make yourself look like you are OG, cause you are not!

  9. Hadaan teer puntland nahay waa la.ina.bartay
    ceeebteenii Somali oo dhan waa.ogaatay Faaaaan iyo Cay aan heeyno

  10. Salaam inta runta jecel:

    anigu cidna halkaan ku cayn maayo lakin runta in la isu sheego wey fiicantahay inta ku abtirsata CABDIRAXMAN ISMACIIL JABARTI oo dhabta isu sheegno bal dadka waqtigaas joogay waresta:
    Las Canood marki la qabsanayey ciidanka Beesha Isaaq ayadoo ciidanka Pl oo reer Mudug iyo KONFURTA NUGAAL uu badnaa oo ay baacsanayaan Ciidanki beesha Isaaq iyo horgalayashhodi baanka uu dhexeeya AriCaddeye iyo Yagory baa dhulbahate horgaala ah magalada joogey gadaal kaga bilaabey ciidanki PL oo beesha Isaaq iyo Horgalshoodi reer Dhulbahante baacsanayey. Ciil daraadis buu ciidaki dib uu gurtay ila Gumeys kadiba Tukaraq.
    Dagaalki ugu dambeeyey oo Tukaraq waa la oga darsigii ay ciidanka difaaca PL uu dhigeen askarta beesha Isaaq taasna ayadoo lagu kali bixi lahaa baa FAROOLE IYO JIMCAALE ciidanki jabiyeen ayagoo agoodi baneeyey sababto ah waxay isu sheegen ninmaka dagalamaya oo jabinaya heesha Isaaq in ay yihiin reer MUDUG iyo Konfurta NUGAAL.
    Waa la socotan in uu FAROOLE makarafoon uu la dhex marayey GAROOWE oo ku adimayey Dagalka joojiya. Dagaalkaas dadki ugu badna oo ku dhintay dhanka PL waxay ka soo jeeden MUDUG iyo KONFURTA NUGAAL.
    MJ meel rag badan ka carareen bay ka dagalameen. Bal ogow Mama Khadijo inta dadki oo dhan gurigeedi ugaga carareer will MJ baa inta galay ka soo saarey nabadkna ugu geeyey ehelkeed.
    Marka kuwa dhahaya MJ waa uun fan Haoogadan MJ malin buu OOG ku tagi karaa haddii walalahay Dhulbante dacan ka yihiin in heerya iska qaadan oo horey uu jesta oo dib ha fiirinina

    • Abdillaahi cidna maad caayin, balse been iyo propanda baad ku hadashay, annaga oo baacsanayna baa sidan la yeelay, maalin kale baa sidan la yeelay, maalin kale microphone baa naloogu wacay, kan iyo keer, hadalkaasi ma aha kii ragga ee boowe waxa kaa horreeya waa rag adna rag baad tahay, ee wax walba siday u jiraan sheeg.
      Dhabtu waxa weeye in Dhulbahante la socdo ciidamada Somlailand kana raalli yahay, dagaal badanna dhicin, majeerteen iyo Iidoor dagaalamay jirin oo col ah jirin,

    • Abdulahi,
      Doqon ayaa tahay. Waxaa tahay kuwa harti meeshaas xun dhigay in la caayana u sababa waayo, iyadoo Harti laga hadlaayo ayaad waxaad rabtaa inaad noo sheegto Cumar Maxamuud keliyaa dagaalamayey. Wax dhulka Harti iidoor u mohoobiyey waa caqliga kugu jira ee kala guraya Harti amaba Puntland.
      Aamus doqon yohow iidoor wuxuu taagan yahay irir ayaan ahay adiguna Harti inta soo dhaaftay ayaad Majeerteen kala saarsaartay.

    • Boowe wax run ah kama hadal.
      Faroole waa nabaysaa ee Puntland masoo marin hogaamiye ka fiican.
      Fakradii ahayd in maamul loo dhiso Bari Nugaal Mudug baa saxsanayd.
      Arin markay noqoto dhulkaaga iyo dhul duul kale waa inaa hormariso midkaaga.
      Masar markii dhulkeedii khatar galay waatay Yuhuuda la heshiisay oo ka hartay xoraynta Falastiin iyo carab iyo balah balah.
      Somaliya xoraynta Ogadeniya waxba kama dheefin aan burbur ahayn welin ma noqon Somaliya.
      Hogaamiyaha dhabta ah taas baa laga rabaa.
      Anigu waxan qabaa Iidoor iyo Dhulbahante iyo Warsangeli in laga haro hadii sharaf la rabo ama markasta ha nalugu caayo dhul aan waxba naga jirin awoodina inaan soo celino.

  11. gabaray mj markey geeliiniin( BANDO) soo dhaceen dadka ciyaala suuq lagama waayo mid waaal mj gabar adoo kale ku habasaday odayaashii aabaha oo kale soo dacwooday ayaga sacbka kuwada wasakhdii ninka edeb darada markii ninkii la yiri maxaada waan u sameeysay wuxuu ku jawaabay “boowe lageli lagana saar” markaas ayay ninkii layiri gabadhi guurso odoyaashin xaal la siiye geelodii loo celiyee wax somali aduunka calan waleeya mj ayaa jira Cadan ilaa Zingibaar barafunka iyo cadarka ka uraaya dumarku waa suuxii jireen ilmuhu suusan u soo dhicin sabuun cadar ayaa lo qeeybin jiray aabow gar casa udgoona(mj garka xini ayay marsan jireen) mesha odayadin garku iyo timo cadaayeen doofaarka u eegaayeen waa aduun rogmanyqa hingriska manta adomadi ayaa xukumaaya manta waa malinti dadkii ugu liita mayeeraan dhuusadoodii melkasta ku seerinaaya taarikh maya qaanin midkasta oo liita waa kaa isku dhererin

  12. Waqti aan dheerayn markaan ku dharbaaxo ayaad ku waalan doontaa xabaalo qufid iyo waa lay xasuuqay sidii caadada kuu ahayd ee lagugu yiqiin.
    Weligaaba gaalaad urayaaf miciin bidi jirtaye goormaad rag noqotay. Dabakatoob fowqa dabacayuun.

  13. DDS GIRL TIGREEGII MA KU SOO FURAY?

    ISMAIL HASSAN MIRE
    PUNTLAND HOOYADAA MA DIFAACI JIRIN.
    CADLOWGA PUNTLAND:
    1)IIDOOR
    2)MOORYAAN
    3)SHABAAB
    4)DAACISH
    WAA ISAGA FILANAHAY AMISON UMA BAAHNIN.
    IIDOOROOW AQOONSI CIRKA AYUU IDIIN JIRAA WIILASHA HA IDINKA QAYILAAN DHIB UMA ARAGNO.

  14. Jawaab ku habboon baa taliyuhu siiyay ninkii liitay ee caytamay.
    Dagaal hadaad abaabusho armaad dhul cusub ka carartaa ayuu weydiiyay Jen.Taani ninkaas? Kkk
    TAASBAA LA HUBAA.
    Argagixiso ayuu Somaliland ku eedeeyay iyadoo maalmo ka hor USA soo saartay liiska ganacsatada argagixisada taageerta,hubkana ugasoo dejisa xeebaha Puntland una dirta ilaa koonfur oo wada reer Puntland ah!!!!

    Albaabka jahannama layskuma furo ee iska jeedaaliya marka ciidanka qaranka amar lagu siiyo inay tagaan Yoocada.

  15. War illeen ebtelo waa Iidoor kaa adkaa!
    Nimankii Harti ahaa waxaa maanta u baxbaxsanaya oo meel laga dhigo la la’yahay waa Iidoorkii aan naqiina EDOOR GAAD HELAY WAA MAQLUUQ FALANE

Comments are closed.