Madaxweyne Siciid Deni oo gaaray dalka ZAMBIA + Ujeedada

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimadda dalka Zambia ee Lusaka.

Madaxweyne Siciid Deni ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Keneth Kaunda we Lusaka, iyadoo ay uga hortageen masuuliyiin katirsan Safaaradda Somalia ee Zambia, Ganacsatada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas.

Hoggaamiyaha Puntland ayaa maalmo ku sugnaan doona Zambia, isagoo kulamo la qaadan doona ganacsatada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool Zambia.

Ujeedada socdaalka Madaxweyne Deni ee Zambia ayaa la sheegay inuu la xariiro taageero uu u raadinayo barnaamijka Dilmuquraadiyeynta Puntland, iyadoo Zambia ay kamid tahay wadamada Africa ee ay kunool yihiin ganacsatada kasoo jeeda deegaannada Puntland.

PUNTLAND TIMES 

19 Comments

    • Somali cagdheerow waxa siyaasiyiin kuu ah xamse xaarwalwaal oo xasan xoolo shaha u shuba iyo Axmed dhuxul marka kharaarbaa kaa hayaa wiilkaa maxamud Saleebaan oo dhulkiisii ka dhigay singabore halka Axmed dhuxul uusan Kismayo gacan ku hayn.

      • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Ar deni dubbur-weyne ma zambia buu tuugsi u aaday kkkkkkkkk. Ar dhabayaco iyo xaaroodaa, Ar waligood isku filnaansho gaari maayaan oo tuugsi un beey ku noolaan doonaan haba ahaado qofkeey tuugsanagaan mid asagaba tuugsadee kkkkkkkkkkkkkk.

        Daarood aka xaarood jeeb irir un beey ku nool yihiin iyo tuugsi, denina caadadii reerkiisa unbuu raacay oo waa shuluq jeeb irir ku cayilay hadama tuugsi ku maqan ee Allaha wax u soo sahlo si uu dadka reer buut-land ee baahan uu cunno uga dhiggo.

        Hawiye-mida.

        • Hadaad sugeeysid in Beelaha soomaaliyeed ee sharafta leh la Af-lagaadeeyo sida Hiraab ama Hawiye, taas waad ku qasaartay.Allaha ku soo hanuuniyo, sidaan arkaayo wax badan ayaa kaa qaldan.
          baraha bulshada waxaa habooneed in ka hor inta qofka uunan galin eey jiri laheyd aalad cabirta Garashada, asluubta iyo Da`da qofka.

        • Tuugsi hawiye loo daayay oo Ergay u magcowday ABdirahman A shakur waa Ergayga tuugsiga ee Xassan xoolo waana wax ugub ah iyo dhaqan hawiye. Madaxwayne Dani dadkii uu ka dhashay waa kuwa somali ugu qanisan ugu aqoonta badan ugu horumarka badan ugu caqliga badan uguna sharafta badan caalamkana wax ka noqday dalkoodana dhistay oo tekado iyo airport’s ka jeexay. Ee adigu Hiraab huuraale hawiye meeh kkkk kkk dhul hawiye haaway meeh maxaad ku nooshahay oo aan dayac iyo darxumo ahayn kuguma diganayo laakiin mid xaqiiq ah baan kuu sheegin intaad cuqdad iyo ciil u qabto dad aadan waligaa gaari karin oo awooweyaashaa xoolaha u raaci jireen waxaa kuu haboon inaad kaga dayato ilbaxnimada iyo garaadka wanaagsan. Inangumeed always inangumeed aakhirana inangumeed. HIRAAB HUURAALE

          • @ibrahim

            Kkkkkkkkkkkkkk Ar ibraahimoow waad igga qoslisay inan yahoow xaaroodka ah kkkkkkkk.

            War ibraahim dadkoo dhan weey ogyihiin hawiye iyo xaarood midka laggu shaqeeysan jirray waligood, waana xaaroodka midka laggu shaqeeysan jirray, kasoo biloow ismaaciil al jeberti oo adoon ahaa oo uu odaygii dirr ahaa lahaa ilaa maantadaan la joogo daarood waa guun laggu shaqeeysto, ee miyaad moodaa inaad daka siiba hawiyaha aad sirri kartid kkkkkkk.

            War ibraahim inan gumeed yohoow inan gumeedku dhalay iska aamus dee ha is ceebeeyninee, waayo hadii aad tiraahdo daarood baa loo shaqeeyay dadkoo dhami waa ay kugu qoslayaan, sababtuna waa inuu daroodka iyo dhashiisaba ay shaqaalo yihiin oo iyagga la gumeeysto la adoonsado la naageeystana kkkkkkkkkk.

            Wallee warbaa jirra maalintuu inan gumeed xaarood ah uu daaroodnimo darajo ku tuhmo kkkkk.

            Hawiye-mida.

  1. Soo ads Nugaal iyo cagdheer dad cuqdadaysan oo caloosha ka jirin inaad tihiin ayaad cadayseen waxaad kaloo qirteen Madaxwayne Dani inuu yahay hogaamiyaha ugu karaamada badan gayiga soomaaliyeed. Markasta oo cadowgagu bato waxay cadayn u tahay qofkaad tahay.

  2. Issa(ID),
    Dadka u dhashay puntland 3(Sadex meelood)meel ayaa qurbaha ku nool,
    kana dhex muuqda dadka ay la nool yihiin,dhan walba oo nolosha ah ,
    Sida dhaqanka, dhaqaalaha, siyaasada, iyo Ganacsiga maadaama ay ku
    Abtirsadaan (Xadaarad iyo Ilbaxnimo)aad u da’ weyn, Dhaqane u leh
    Is-xog wareysiga,talo qaadashada,iyo taageerada guud, Madaxwynuhu
    isagoo ku duulayo astaantaas hibada ah, ayuu bilaabay wargelin iyo
    Talo-qaadasho Jaalliyadaha Kenya, iyo Zambiya oo ah kuwa ugu Qanisan
    Jaalliyadaha puntland si Maal-gashi,kaabayaal dhaqaale,iyo dib u
    Dhis dalka loogu qorsheeyo, siyaasadane looga qayb qaato, dalkani
    Waxaa mabda’a u ah (TALO WAAYEEL, & TAAGEERO WALAAL) Naddazweynuhu
    Wuxuu hawada asagoo maraya dhanbaalo tahniyado iyo bogaadin ah u
    Diray 9(Halgame) Siyaasadeed oo qurbaha fog ka muujiyay hiyiga iyo
    Fibada Soomaaligu u leeyaha Siyaasada caalamka, wnt

  3. Issa(ID),
    Ibraahim.
    Ceelkaan soo dhurahayaa ,ee adigu wadaanta xaji ,kaabigane la hel
    xariga dowliska.markaam ruxo,hunji (TOL LA’AAN) ragii kula shubi
    lahaa, waa kuwaa sidii Geela u ololaya, marka hor oo dhingada ku
    Waabi,QABAALKA yeeyan kaa jebin, ceelkana kugu soo tuurin,Arrinta
    (Waa ninkeed dhiba)ee ka soco oo Shan nin iska dhig wnt

  4. Issa, Ibraim.
    in la caaytamo waa kalsooni xumo, Siciid Cabdullahi Deni safarkiisu waa mid shaqsiyadeed oo Ganacsi ah isagana u gooni ah.
    waana nasiib darada naheeysata hadaanu nahay Reer Puntland in mid kasta oo yimaadaa uu dalkii iyo Dadkiiba boobo, Shisheeyana sandareero uga qaado in Dalka iyo Duunidaba boobaan.
    qabiil lagu garab istaago QOf dambiile ah dad soo xasuuqey hadana yiri maxaad mar hore iigu sheegi weeydeen in eey sidaan wax u dhacayaan, waxaa laga hayaa Deni .

  5. Issa.
    Dunida waxaa la isku qiimeeyaa Qofka meesha uu asal ahaan ka soo jeedo.
    Hadaad Suit labisan tahay laakiin meel qudhun ah oo wasaq taalo hooygaad yahay ood aroor walba ka soo toosto, wax qiime leh ma tihid, oo hadaad qiimo leedahay hooygaada ayaad hagaajisan laheyd.

    reer Puntland Caalamkeey ka muuqdaan?
    muuqasho sidee ah, Ma Dalalka reer Galbeedka ee Dimuqraadiyadu ka jirto oo qof walba isa soo sharaxi karo, waxa uu u baahanyahayna eey tahay codod kaliya ayaa horumar u taqaanaa.
    Reer Puntland waa in eey soo saaraan Siyaasiyiin wanaagsan aanan dalka iyo dadkaba dhaceyn , dalka Imaaraad ka siisaneyn sandareero , lehna faham iyo garasho Puntlandna ka dhiga meel lagu dhiirado in la maalgashado, adeegyada guudna leh sida Isbitaalo, Iskuulo iyo Shaqa abuur loo sameeyo Da`yarta.
    taas ayaa lagu faanaa, koley waxaan filaayaa in aa tahay nin aanan wax badan ka ogeyn qaabka doorashooyinka Mareykanka iyo sida la isku bahdilo oo xitaa Laga roonayaal codad laga raadiyo.

  6. Issa(ID)
    Intiinaan page-kan ku cilaaq-tamaya waan idin garan, oo
    (CAWRO-TIR) baad puntland dadkeeda u tihiin, puntland
    waa(HAN-QARAARAC)lugo badam,mid uma dhutido.waa la idinka
    maarmay, wbt

Comments are closed.