Puntland iyo Somaliland oo qarka u saaran inay ku dagalaamaan Boocame

Warar hoosaadyo soo xoogeysanaya ayaa sheegaya in ay labada dhinac ee Puntland iyo Somaliland ay wadaan abaabul dagaal ka dhacda gobalka Sool, deegaano kamid ah gaar ahaana ubucdu ay noqoto magaalada Boocame.

Magaaladani, waxaa tagey todobaad kahor ciidanka Somaliland, laakiin Puntland ayaa banaanka deegaanka Boocame kusoo bandhigay ciidan ay sheegeen in ay ugu talogaleen magaaladan in ay qabsadaan.

Labada dhinacba way hanjabeen todobaadkan, ilo wareedyo ayaana xaqiijinaya abaabulka dagaal oo dhinacyadu doonayaan, Somaliland ayaa sheegtay in ay tagi doonaan haddii dagaal bilowdo deegaanka Yoocada oo ah duleedka Garoowe.

Puntland ayaa dagaal dhaca u aragta faa’iido siyaasadeed.

PUNTLAND TIMES 

24 Comments

  1. Hello away ciidanka ssc iyo ciidanka puntland wa maxey niman mesha marayan ciidanka ssc wac daro in tusa nimanka hala xasuqo jeganda ushaqayan shacabka reer ssc hubka qada waxa itus hada bilaba dagal goral feysal falug 24sac kuhada cawa waxa itus nimanka jeganda gacda mari ok Jawab deg shacabka reer ssc hubka la sobax dagalka hala bilabo cawa ok bye

  2. Beenta iska daa oo alle cabso, ma jirto in Puntland u aragto faaiido siyaasadeed dagaal dhaca in dantuba ku kallifto mooyee.
    Dhinaca kale, Somaliland iskeed uma qabsan Boocame kaakiin beesha boocame degta qaar ka mida ayaa waxay ka carootay Puntland una yeertay ciidamo dhulbahante ah oo Somaliland taageersan ka dib narkay ku qanci waayeen heshiisiin laga dhex waday ayaga iyo beel kale oo walaalahood ah oo bilo ka hor dagaal dhex maray. Labada ciidan ee boocame ku ag sugan labaduba waa reer Sool isku afgaran la’ arrimo siyaasadeed oo dhexdooda ah.
    Taasi waa sida wax u jiraan laakiin qofkii doonayaa ha u turjunto siduu rabo oo la qurux badan.

  3. Hello away ciidanka ssc iyo ciidanka puntland wa maxey niman mesha marayan ciidanka ssc wac daro in tusa nimanka hala xasuqo jeganda ushaqayan shacabka reer ssc hubka qada waxa itus hada bilaba dagal goral feysal falug 24sac kuhada cawa waxa itus nimanka jeganda gacan mari ok Jawab deg shacabka reer ssc hubka la sobax dagalka hala bilabo cawa ok bye

  4. War ma axmaar baa tahay, waa maxay hadalka garam garamta ah eed qoraysaa? afsoomaaligaadan qori aqoonin?!..kkk
    haddaad axmaar ama oromo afsoomaaliga bartay aad tahay raali ahow!

    • Beentu lug la qabtaa bay leedahay.
      Puntland intay Garoowe duleedkeeda kasoo jeedaaliso in lagusoo ruqaansaday ha ku seexiso masaakiinta Boocamaanu joognaa!!!

  5. Wax dagaal ah dhici maayo. Nin walba dhulkiisa isaga ayaa ka taliya. Boocame dadkii lahaa baa raba Somaliland wakhtigan xaadirka ah. Qof mudaharaadaya ma aragteen. Hal xabbad kama dhicin
    Arriamaha fahma

  6. WAR SOMALILAND MA AHA WAA DHULBAHANTE SHAATIGA BADELANAYA MARBA DHIMAC U YACAYA MARKA HA O RAN SOMALILAND ADIGA MAGAC U SAMAYN

  7. AUGUST 17, 2022 AT 7:30 PM
    Sida aan qabo ASHA waa qof wax badan og,dhibka ay
    sheegtayna waa wax jira,oo dhiigii baa yaal xamar
    iyo hargeysa, soomaalidune wax ma moogam sideedane
    umulisada iyo qof weyn sidey wax u arkaan uma sheegaan
    in badan baa u qarsan. hadaba yaan la af jaxuunsan,
    Habruhu dab yar ma shidaan(Godane iyo Daahir Awees)
    ayaa tusno noogu filan. wbt

  8. Khalid,iyo Awlal
    Run ahaantii waa Dood aan muddo sugayay oo aan Rabay inaan ku forumka dhismo walba oo dal xasuuq ka dhacay
    dib loogu Yagleelon waxaa bilaaba wax garadkiisa, ayagoo
    oo kal iyo laab u qaadaa dhigaya UTUNTII Dhalisay, ka dibne xurmo,xaalmarin,tanasul iyo damaanad qaadid,lagu
    Duceysto, Arrimaha ma dhicin waxaana seeta dheereeyay
    Dagaalka Al-Shabaab oo gacan ka helaya meelo kale iyo
    Dawlad walba oo dhalata oo Xamar ku sanbiriiriqaysa oo
    ku dhineysa, taas oo dugsaneysa Danbiilayaal Moqdisha
    caasumadii Gabaad ka dhigtay, kuwaas oo ilaa iyo maanta
    ay ku maqan tahay hantidii ma guurtada ahayd ee ummadda
    Soomaaliyeed caasimada wada deganaa. kii ku doodana
    ku maqan yahay oo lagu dilay GURIGIISIINA KU DHEX DUUGAN
    Hadane Caasimadii dad gaar ah oo aan u dhalan sheeganayaa ayagoo u sameystay Gudiyo aan dadkii u tiro badnaa sida ABGAAL ay san ka warqabin sida oo ka been sheega BEELAHA HAWIYE kuwaas Danbiilayaalkii hantida iyo dhiiga qabay.Dawlad walba oo Dhalata waxay kari la-dahay inay doonto Dhulkii Dawlada Waxaana u danbeeyay codsigii dhismaha wasarada batroolka Anigu ma qabom in xal loo helayo dhibkan 3O jirsada oo ay ka danbeeyeen:=Talo xumadii Markii Siyaad tegay kuwii dadka xasuuqay, Ciidankii oo hubeysane kala diray Daahir awesne Tabliiq Waqooyi,iyo puntland u tegay kadib Godane Koonfurta u soo diray raxanahaas oo aan sidii Daba ari loo rogin daawo ma leh (Rageedeyse Sugeysaa) Ujeedka forumka waa (AAM WADDA HADALNO, OO HISHINNO)

  9. Khalid, mahadsanid \dood walba dan bey dhashaa aan noqono labbo
    wada dhisataariikh ahaan waad la socotaa, wixii ka dhaxay MALAWI
    iyo sida ay maanta tahay, Nadxafyo iyo musyoom ayaa lagu daawadaa
    8OO.OOO ruux lafahood.waxaan ka doodayaa ruuxa walba inuu is
    garawsado raaline bixiyo. wixii wax dilay hawiyey ahaayeen
    magaalad xasuuqu ka dhacayna waa xamar oo caasimad ah oo lagu
    dhamaa wixii dhaxayne wax lagama soo qaadin sidaadoo kale,waxaad
    ka soo qaaday wixii Ummada soomaaliyeed ka dhexeeyay waxaan la
    arkeyn waa sidii(ODAY XAAD) u yiri Gabadhaan ku dhalay aa Gabar
    kale ku dhashay, Mar Khalidoow ma garab weydeen inaad dhawr qof
    idin suurad xumeynaya is qabataan, ummadii Soomaaliyeed raaligelin
    ka doontaan si aan dalkii dib ugu wada dhisno, maadaama aanu nahay
    Walaal, xigto, xigaalo,xidid, iyo wiil iyo abtigiis, ahadsanif

  10. Waayeel dadow, Duni weersatoo, weligeed jirtoo, wacadkii
    ALLA weydaarataan weydiinayaa ?…Somalida Dhaqan ahaan
    GUUR iyo GEERI kuma kala haraan, tani aragtidii Midnimo
    ee mideeyn lahayd Allaha ka dhigo, waxaan filayaa Ajalada
    Abwaan Xadraawi la xiriirto Uq iyo Naxdin uu ka qaaday
    Shacabkii la laayay. Allaha u naxariisto Samir iyo iiman
    Allaha naga siiyo. Biixiyow talaa kuu taal, Dalkii hooyo
    DUMAAL oo Dadkii uu ka tagay daryeel. Wbt

  11. Khalid ,kula yaabi maayo da’daada ayaa ah 4O jirka hadda jooga waqtigaas
    BUURYO-QAB buu ahaa waqtigaas, oo waba ma ogeyn cid aan la garamana ii
    keen kuma lihi,haddii aadan taariikhda aamini kain,idaacada,buugta iyo
    Computerka aad wax ku qoreyso, guri la gatay waa dukumebtigii CABDALLA SHIDEEYYE, Ninka ay kaaga dhegan tahay, waa ninkii bedelay kii magaciisa
    lagugu seexin jiray ee General GANI, markii uu idiin naxariis tayne aad
    bixiseen mooge waa abaal ka dhac. tan kale SIYAD BARE adaaba sheegay oo
    MAJEERTEEN gacalo uma gelin, waana ninkii idiin dhisay dekadda BERBERA
    iyo Airporka Caalimiga ah ee HARGEYSA ee maanta aad ku gorgortaan oo aad
    khyrkiina ugu faantaan. tan xasuuqa in kastoo cid WAYSO U DHAWRAN TAHAY
    aysan jirin, idinka waxaa idiin dheer xabaalo qufid aad ku dooneysaan
    CITIRAAF, tab kale dalka aad sheegataan , oo aad maalin walba dadka ku
    laysaan waxaas ka degtaan HAGEYSA IYO BURCO, dadka waxaad ka tihiim
    2O% Waxaad daboolysaa siyaasada Somali diidka ah SNM waxaad xaqiresaa
    Dhulbahante,Warsangeli,Godabiirsay,Ciise, Samaroom, Fiqi shini, iyo
    Gabooye, Dinoqoraadiyad been ah baad wadaa oo dadkaagii ku leysay, sido
    kale ayaad Siimaalidii soo qaxday ee ku magansatay u tarxiishay waxay
    lahaayeene u dhacday, Dagaalkii SIYAAD BARE waxaa keenay dagaalkii 77
    ayuu idinka cidsaday in qaadka itoobiya la joojiyo, maadaama lacag adag
    oo doolar ah inga baxdo, idinkuna aad noqoteen dad wada edect ah oo rag
    dumar qaadku wada qabatimay, dhaqankii iyo diintiina suuliyay,dagaalkuna
    ka horreyo, saaxiib soo kor kolkaad waayo joogto ayaan kula garamin
    waxaa ku faraxsanahay inaan waxaad moogeyd sidii D/Day 1945 tan oo ahayd
    Abaarihii 1988 adiguna aad sabiga ahayd soo kor huuno WBT

  12. Issa(ID) citiraaf inta samadu idiin jirtuu idiin jiraa,
    Dhulka aad sheeganeysane dad baa leh,kumana dhacdid,mida
    kale la imow jawaab muuse deeqda oo raganimo, ayaa loo
    baahan yahay meesha dhaxal uma helin, hadiyad ne looma
    Siin ee ishiinuu ka arkay, waxaan jirine waa idin tusay,
    oo ragaab kor ku sheegaa tihiin,rag dhulkiisaad ku dhimo,
    tan kale isaaq waa 15 boqolkiiba sidee,85 kale u maamuli
    kartaan, Dhul-bahante,Warsan-geli,Godo-biirsay,Samaroon,
    Issa madoobe,Gabooye, Fiqishine, and others, marka riyo
    maalmeed baa Gows-cagaar oo dhan hayaan wbt

  13. Issa(ID)
    Waayeel dadoow,inaan waalanahay, Duni weersatoo,weligeed
    jirtoo,wacadkii Alla weydaarataan , weydiinayaa?(Aun)
    Xadraawi Aasaasihii Midnimo diidka (SNM), ayaa riyo ku
    cabiray dhaqanka dadkiisa oo ah qaad wale, marqaanka khamri
    ku jabiya, oo markuu soo naaxo halkiisii ka bilaabo, oo
    noloshiiba moog, maanta ay 32 sano go’doon yihiin, iskuna
    maaweelinaya dimoqoraadiyad iyo axsaab badan, ayeey la gashay
    kororsi 2 sano oo soomaali diideen, asagoo ku meel-marsaday
    markuu ku qubeystay dhiigii wiilasha,wixii la hadlane xabad
    ugu jawaabay,Mucaaradkiina marwooyin ka dhigay,Guurti iyo
    Gar- cad wixii joogayne Gambo u xiray(Biixi) wiil hoog dheh,
    Gobolka waqooyi galbeed waa in federaaligu u magacabo 2 sano,
    ka dib Horgale ina Canbaashi ama koore, wbt

  14. Issa(ID)
    Qaldaanoow hadaad biixi ku darsado,xaashaa dhedig lama gurano,
    hadaad diidaane,oo idin buufiyo wixii baxsad ah, waa noo magan
    ee xaashaa,inta u dhaxeysa xeeshaad la timaadaana rag baanu u
    nahay,oo caydu raga waa ku ceeb,dunarkuse waa ku ciil baxaan,wbt

    REPLY

  15. Issa(ID)
    Horgalayaasha laba ujeedo oo isa saaram,ayeey idinkula
    joogaan,ood ku haysataan,lacag ku siisaan oo aad kufaan,
    taan, iskuna qancisaan liidnimada & marqaanka culeyska
    idinku haya oo kala ah (1) Somaliland baa gashay meel
    hebla,ciidan baa isa soo dhiibay,& xuduudaan tagi domaa,
    (2) Dumar rag la’aani hayso,oo si dadban hor-gale u galo,
    idinkoo og,(Isaaq waa dhedig) waxa yaacaya waa(ii dhal)ah
    Dhulbahante & warsangeli,waxaan(La tirsan oo is tiriyay)
    Kamas,amxaar iyo oromo, (Fataat biaa rijaal) wnt

  16. Issa(ID)
    Nolosha wax ka badal,waa talo walaal xuquuqdaad, cidine
    hoo ku dhihi meyso,ee wax baro,(MIRFISH) la xaadho,shaah
    raga lala dul-taagnaado sida Gashaantida,saq-dhexe oo hooy,
    la’aan darteed (qashinkii & Garaabaha)la Dul seexdo, dhowr ,
    Bilood oo aan la MAYRAN(Qubeysan)oo aad SUYUCDO oo soo urto.
    noqotay sidii aad u ruugeysay JAAD(rati qooqan oo DOOBINAYA)
    oo xunbo & ubur cagaaram afka ka seyrinaya, qofkii kula
    hadlana intaad shanta FAROOD indhaha ka geliso, ku oran
    (war,diintaada,aabahaa,iyo miladaada,,,,,,,,dee iga walaahi
    inaan ku shiidin, bal-adba, marka ina laangarow walaale waa
    in lagu (xidho,oo laguu meydho) Gu’ga curtay ha ka qadin,
    Nine wax ha ka sheegin (Rati qooqan)oo dhibidu Madoobeysaad
    tahaye, wbt

  17. ssa(ID)
    Dawladda faderaaliga ah ee Soomaaliya madaxdeeda waxay si isku
    mid ah,siyaasada arimaha gudaha ugu xuseen in Gobolka Waqooyi
    yahay saldhiga Al-shabaab laga maamulo,sahayda laga siiyo,oo
    lagu baabi”iyo shacabkii koonfureed,laga soo bilaabo dawladii
    Cabdulaahi yusuf ilaa midan xasan sheekh, oo u adkeysan weyday
    dhawaaqa dadkooda la gumaadayo, laguna beer-laxawsanayo waxaan
    nahay (Irir-samaal,shirqoolada reer waqooyi waxaa ka shifay,
    (1)markii ay daalinkii (Ina Godane) ku tilmaameen shahiid,tacsi
    iyo Alla batine u dhigeen,(2) makii(Buur madow) lahaa Moqdisha
    waxaa ka taliya 2(Laba)dawladood,&(3) Wadaad ku sheegii la yiri
    waa baxsaday ee ku biiray Al-Shabaab oo bedelay(Ina godane)
    dhaxal ahaan, arrimahaas ayaa ku dhaliyay shacabka inay hubka
    qaataan, hadii loo baahdane HARGEYSA Xoreeyaan,Nine ma mooga
    xantoobada isaaqa ah ee xaaraanta ku haysta shucuubta midnimada
    raba ee soomaaliyeed 1,dhul-bahante,2,warsangeli,3,godabirsay,
    4,ciise,5,sama-roon,6,gabooye,7,fiqi shine,iyo tiro kale,ayadoo
    Isaaqu noqonayo wax ka yar15(Boqolkiiba)balankenu waa magalada
    nala hadleysa(Halkani waa raadiyo HARGEYSOO Hirarka gaaban idin
    kala hadleysee soo (HIRASHO WANAAGSAN),,waa

  18. Issa(ID)
    In badan ayaan ka hadlay,in la kaalmeeyo dadka reer
    waqooyi Galbeed ee wadaniga ah,inta ay iska kicinayan
    Ururka SNM oo xukunka maroor-saday, waxaa lagu hayaa
    dadkaas dil,dhac,caburin,iyo baro-kac,oo lab & dhedig si
    layaab leh u buux dhaafiyay meel kasta, sidaa awgeed
    yaan la dhibsan waa dad walaalo ah, oo markoodii hore,
    dhaqan-xumaa,tuugo,qaad,khamri,ay bartay jabhada(SNM)
    Puntland waxay u sameysay,ayadoo la kaashaneysa Um-ta
    xeryo dhaqan-celin iyo quudin ah,Shacabka sharafta leh
    ee puntland waxaa u sii qorsheysan miisaaniyad u gaar
    ah haddii loo baahdo (Nov,22

    REPLY

  19. Issa(ID)
    Horin marqaansan iyo horgale (Ina canbaashe)baa jooga
    Caruur baa ciyaartay, naagaa mashxaraday, ragu sida ay u wada
    hadleen waa la wada ogyahay, rag xifaaltamay, naaguhu way u wada
    mashxaradi jireen,weli Abshir iyo taani isma baran,raga isu daa
    sidii rahane ha dhawaaqin,sheekadu intaa ka weyn DOORASHANE way
    wada socon(Ciro taladuu wax ku leeyahay)(Dagaal waa gelin danbe)

    Aarsada anaba aarsanee Ummal la jiifooyin
    Inta laydin gowracay Gedi-cad looma seexdeene
    Oo guduri laydiin wandharo Lama gar feerteene
    Tixdii Aun(Guuleed lug-cas)

  20. Hiraab,Saaxiib waxaad tahay nin ka bood, aan la baacsan
    karin,siyaasadane aan ku sirmin saadaashiisane inta badan la arko waxaanse kuu sheegayaa ia ka wada siman-yihiin aragtida ah(U GOO,KANA GOOSO) Wana miman indho-yar oo kuu (Jeedo kaa Jeedo ah)
    waxaana kuu hayaa Fiqi oo Xasan u Qabi qaboojinaya mar
    ay isqabteen Doorashaddii FORMAJO, ayuu yiri Xasanoow
    (DOQONI MEESHII LAGU DIRIREY,OGEYD MEEL LAGU HISHIIYAY
    SE MA TAQAAN0),oo macnaheedu yahay kalkii hor Formajo buu waday hadan dhabar jebis iyo zasan(Waa u goo,oo ka
    gooso) marka (FIQI tolki kama jano tago)Nin yahow afkenu
    isku amaano. wbt

  21. Issa(ID)
    Xasan Shalay wuxuu marti u ahaa Kamas hawiye,
    Au-stiin,Fool-baxsi(BUN-SHARUUR)iyo(DAANGO)
    waa baashaalay,hub iyo beeso waa loo balan-qaday,
    Maanta Weliyow cade aas arkay ,soor & calooley,
    Kable & Kaabuun,iyo geelow umul ah caanihiis.
    Baashaal ka bacdi xasan berbera waa saxiixay ,
    xasan beelaha hala hubeeyo,abaarta beeso hala
    keeno,aniga kistoo pocket money ha ley siiyo,
    Bidan u sheega bisha danbe balan ha ii sameyo,
    xasan wuxuu qalinka ku duugay oo saxiixay in
    la duqeeyo deeganada sh/hoose,J/Dhexe,iyo pay
    waa (Ku jirow ka bax) waa fariin ku socota
    HABAARANEY ,waa hayaan siyaasadeed oo dib koogu
    noqonayo Guri-ceel iyo godin-lane wbt

  22. Issa(ID
    Anoo ku hadlaya magaca ummada Soomaaliyeed ee
    midnimada,cadaalada iyo sinaanta taageera waxan
    tacsi u direynaa biixi,waraabe,xirsi,cabdirahman,
    hor-galoo dhan,ilka cas oo dhan,gows cagaar oo dhan,
    qaldaan oo dhan iyo mirfishle geeridii ku timid
    inankii GOONI ee ka saqiiray, waxaanan Alla uga
    baryeeynaa bedel kheyr qaba *Samir iyo Iimaan) wbt

Comments are closed.