SAWIRRO: Muxuu yahay dhambaalka Madaxweyne Xasan ka helay SUUDAAN?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Sarreeye Guuto Ibraahim Jaabir Ibraahim oo ka tirsan Golaha Sare ee dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan.

Madaxweynaha ayaa ka guddoomay Janaraal Ibraahim farriin iyo dhambaal ku saabsan xiriirka labada dal iyo kor u qaadidda iskaashiga heer gobol, taas oo uu ka siday Guddoomiyaha Golaha Sare ee dalka Suudaan Mudane Cabdulfataax Al-burhaan, iyadoo uu ku bogaadiyey dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed tallaabooyinka wax ku-oolka ah ee ay u qaadeen nabadda, horumarka iyo wadajirka.

Sidoo kale, Dowladda Suudaan oo haatan ah Guddoonka Urur-goboleedka Horumarinta dalalka Bariga Afrika ee IGAD ayaa in ay taageerayaan howlgallada isku-dhafka ah ee ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ay ku xoreynayaan deegaannada ay dadka ku dhibaateynayaan argagixisadu, iyagoo tilmaamay doorka wanaagsan ee ay ka soo qaateen dib u dhiska Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa uga mahadceliyey wafdigan booqashada qiimaha badan ee ay ku soo gaareen walaalahooda Soomaaliya, waxa uuna uga warbixiyey guulaha muuqda ee laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo sida ay u soo dhaweynayso dowladda Soomaaliyeed dalalka walaalaha iyo saaxiibbada ah ee ka gacan siinaya in Gobolka laga dulqaado argagixisada curyaamisay xasilloonida iyo horumarka.

PUNTLAND TIMES 

16 Comments

  1. Hassan Shiekh nabadoonimada caalamka iyo Africa waxaa kaaga fiican, Nabadoon Somaliyeed.

    Isma qabaneyso shaqada reiisul wasaaraha aramaha dibada inaad ku qamaamto, maxaa ugu qamaamee arimaha dibada?

    Magaalamadaxdii Somalia waxaa laga sheegayaa qarax iyo beesha hawiya ha lahaato. Hassan Shiekh federalka iyo habraaceediina iskaba dhaaf.

    -00.3% xataa maadan qaban. Intii aad xukunka aanu kuu dhiibaney hadaanu nahey umada iyo ubadka Somaliyeed.

    Xukunka hogaanka wali maadan fahmin.

    Hadaad Africa iyo caalamka iska gadeysid waa lagu yaqaanaa aduunka dhan waxba kama qarsoon.

    • Ninkii lagu yaqiinay in ajanabi iyo kuffaar in uu ugurguurto ee Xasan garguurte oo aan ku qanacsanayn qaabka uu u socdo dagaalkii uu ku iclaamiyay Al Shabaab.

      Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si ka duwan sidii hore uga hadlay dagaalka uu ku iclaamiyay wilaayaatka Islaamiga ah ee Shareecada Islaamka lagu maamulo.
      Kadib 3 bilood oo uu gobollada dhaca bartamaha Soomaaliya ka socday duullaan cirka iyo dhulka ah ayuu Xasan Gurguurte muujiyay wax u eg quus.

      isagoo ka hor hadlayay xildhibaannada baarlamaanka labadiisa gole ayuu soo hadal qaaday dagaalka ka dhanka ah waxa loogu yeero Argagaxisada, Xasan kama muuqan xamaasaddii hore wax lamid ah ee wuxuu umuuqday nin daallan oo aan ladhacsanayn dib udhaca ku yimid dagaalkii uu isagu iclaamiyay.

      “Maanta dalkeena iyo dadkeennuba waxay ku sugan yihiin meel aan ka noqosho laheyn, meel guuldarradu aanay boos uga bannaaneyn, Waxaan go’aansannay inaan u guntanno dagaalka dalka looga sifaynayo khawaarijta.ayuu yiri Xasan Sheekh.

      Bilo ka hor ayuu madaxweynuhu ku goodinayay in ay soo afjarayaan oo ay dhabarka ka jebinayaan Al Shabaab,Xasan Sheekh wuxuu sheegi jiray in ay ucaddahay wadada guusha ee ay Jihaadiyiinta ku burburinayaan balse hadalkiisi shalay wuxuu ka muuqday laba labayn huggaam ku jiro.

      Hadalka hoggaamiyaha dowladda Federaalka ayaa yimid maalmo kadib markii ciidamada dowladda iyo maleeshiyaadka Macaawisleyda oo ay taageerayaan diyaaradaha Mareykanka ay dib ugasoo gurteen dhul ballaaran oo katirsan gobollada Hiiraan, Galguduud iyo Sh/dhexe.

      Kaartada dagaal ee Al Shabaab ay ku wajahayso isbahaysiga Shareeca ladirirka ah ayaa larumeysanyahay in ay naafeysay dagaalkii uu iclaamiyay Xasan Sheekh.

      Falanaqeeyaasha ayaa aaminsan in dagaalka oo waqtigiisu sii dheeraado ay dhabar jab weyn ku noqon doonto DF-ka iyo xulufadeeda shisheeye halka Jihaadiyiinta oo uusan waqti ku socan ay guul ku xaqiijin karaan.

      • Garaad Kasoo Jeeda Laasqoray “Xassan Sheekh Ayaa Dhulkeena Yahuud Ka Gaday”

        Garaad Maxamuud Cabdikariim Cabdilfataax oo kasoo jeeda degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag oo si muuqaal ah ula hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay arrin halis badan oo ka taagan duleedka degmada Laasqoray.

        Garaadku wuxu si cad u sheegay in Xassan Sheekh Maxamuud iyo Deni ay Yahuudda iyo Imaaraadka ka gadeen dhul baaxad leh oo la yaraahdo Cadcaddo iyo Durduri oo u dhow degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag, dhulkaas oo qani ku ah macdanta noocyadeeda kala duwan.

        Garaadku wuxu caddeeyay in Yahuudu ay saldhigyo ka samaysteen dhulkaas oo ay ciidamo calooshood u shaqaystayaal ah keensadeen, ayna rabaan inay xoog ku gurtaan macdanta dhulkaas taalla, waxaana goobtaas u dhow godadka dahabka laga qodo oo dhalinyaro badan ay u shaqo tagaan.

        Garaadka ayaa wacad ku maray in aanay yeeli doonin in dhulkan oo illaahay iyaga masuuliyaddiisa saaray laga iibiyo Yahuud iyo Imaaraad oo xoog lagu gurto macdanta. wuxuu sheegay in awowyaashoodii ay marhore diideen in dhulkan gaal soo galo, maanta oo sabanka kan la joogo yeeli mayno ayuu yiri in gaalo iyo gumayste la keeno.

        Garaadka ayaa baaq u diray Xassan sheekh iyo Deni oo uu sheegay in iyagu gadeen dhulkan, wuxuna ku yiri “waxan leenahay Xassan sheekh iyo Deni degmada Laasqoray gadmi mayso”

        Mar la waydiiyay garaadka caddaynta uu hayo, wuxu sheegay in caalamka oo dhan laga ogyahay oo wax qarsoon aysan ahayn, 30 duulimaad ayay ku yimaadeen oo qalabkii oo dhan way keensadeen, Boosaaso ayayna kasoo dajisteen qalabka, goobihii iyo saldhigyadii ay dagi lahaayeenna waa la calaamadeyey ayuu yiri garaadku.

        Si kastaba ha ahaatee Xasan Sheekh ayaa marar badan waxa lagu eedeeyaa in uu caan ku yahay in dowladaha iyo shirkadaha shisheeye uu u saxiixo hantida ma guurtada ah ee Soomaalidu ay leedahay, isagoo ku badalanaya hunguri yar oo jeebka la gashado ama ballan qaadyo been ah, waxana markhaati loosoo qaataa mudadii yarayd ee hadda uu talada kusoo laabtay in laga saxiixday heshiisyo tiro badan, waxana heshiisyada ugu badan loo saxeexay dalka Yugandha oo uu labo jeer ku laabtay, waxaana heshiisyadii uu la galay xukuumada Kampala fashiliyey madaxwaynaha Yugaandha oo sheegay in Soomaaliya laga dhargay, iyaguna hadda usoo jeedsadeen sidii ay uga macaashi lahaayene kheyraadka ceegaaga gudaheeda ee la kala boobayo.

    • Ninkii lagu yaqiinay in ajanabi iyo kuffaar in uu ugurguurto ee Xasan Gurguurte oo aan ku qanacsanayn qaabka uu u socdo dagaalkii uu ku iclaamiyay Al Shabaab.

  2. # Somali Think tank!

    Somali Habka!

    (Dawlad federaali ah waa hab lagu qaybsado awoodda dawlad dhexe oo qaran iyo dawlad-goboleedyo hoose oo midba midka kale ku xiran yahay dawladda qaranka)

    Hadaad si u eekto fasiraada ama tarjubka luqadaha *Somali iyo English* isku faham ma aha.

    English methodology!

    A federal government is a system of dividing up power between a central national government and local state governments that are connected to one another by the national government. Some areas of public life are under the control of the national government, and some areas are under control of the local governments.

    Federal noocee eyey fahantaa Dowlada Xassan Shiekh?

    Fedral noocee ayey fahmaan dowlada xubnaha ka ah federalka uu hogaansho Xassan Shiekh?
    Federal noocee ayey fahmaan Qabaa ilada?
    (Hawiye) (Dirood) (Dir-hargeyso) (Raxanweyn) (Qorkale)
    Fedral nooce ayey Fahmaan Baaycmushtarka dilaleyda ah?
    Federal nooce ayey fahmaan dadka Somali ee rag iyo dumar?
    Fedral noocee ayey fahmaan caruurta gabdhaha iyo wiilasha yaryar?
    Federal nooce ayey fahmaan Wadaadada iyo Kuwa diinta ku qaraabta ee leh rag iyo dumar, Caruur iyo ciroole?

  3. Hadaba xaqiiqda ayaa ah in Gobolka Banaadir uu la mid ayahey gobolada dalka Somaliyeed waxaan ula jeeda Gobol kasta waxuu leeyahey maamul gaar ah iyo adeeg bulshaawi ah.

    Kuwa sheeganaya in dowlada federlku yahey (Hogaanka # xassan Shiekh iyo asxaabtiisa xaqiiqda wey ka fog yahiin.

    Dowlada federaalka waa Dowlad goboleedyada iyo dhexyaalka kaas oo ah (Xassan Shiekh) hada, Wasiirada uu sameeyo Xassan Shiekh ee yaal magaalada muqdisho uma shaqeynayso Dowld goboleedyada? Maxaa yeeley Dowlad gaboleedyada waxey leeyahiin wasiiro u gooni ah taasina wey is qilaafayaan marwaliba.

    yaa la rabaa inuu hogaansho Somali oo federaal ah. Wxaaa hogaanmin kara oo kaliya (Nabadoon) Sirdoon ma hogaaminkaro! Dhaqaale doon ma hogaamin karo! Qabiil doon ma hogaamin karo! naago doon ma hogaamin karo! Khayaano doon ma hogaamin karo! Cunto doon ma hogaamin karo! Shisheeye doon ma hogaamin karo! Wadankale doon ma hogaamin karo! Muufo doon ma hogaamin karo! Xayawaan doon ma hogaamin karo! Hiilo doon ma hogaamin karo! fardo doon ma hogaamin karo! Diin doon ma hogaamin karo! Wadaad doon ma hogaamin karo!

    Somali oo federaal ah waxaa hogaamin kara (Nabad Doon)

  4. Habka dhabta ah ee u shaqeyn kara Somaliyeed 1837 qalaalsahii gumeystaha waa in aan la tirsan oo laga saaro Taariikhda Somaliyeed oo dhan!

    Hogaanka federaalka Somaliyeed waa inuu ahaado dunta hab Somaliyeed? (Nabadoon)

    # Nabadoonku waa inuu ahaado wadani
    # Nabadoonku waa inuu lahaado Koox cayiman oo ka kooban Nabdoonada Somaliyeed. 19 ugu badnaan sabab. 19 Waa Somalidii hore. waxii ka horeeyey 1837 qarnigii gumeystaha Africa.
    # Baarlamaanka Somaliyeed waa inuu ka kooban yahey Baarlamaanda dowlda xubnaha ka ah Dowlad goboleedyada. oon una jeedo. Baarlamaanka Dowlad goboleedka hirshabeele, Barlamaaka dowlad goboleedka Jubaland, Barlamaanka dowlad goboleedka koonfurgalbeed, Barlamaanka dowlad goboleedka Galmudug, barlamaanka Dowlad goboleedka gobolka banaadir, Barlamaanka dowlad goboleedka Somaliland, Barlamaanka Dowlad goboleedka Puntland.

    # Somalida waa in loo qeybshaa # 4 qeybood oo kale ah lana maal galiyaa labadaba xoog iyo maal.
    1. Daryeelka bulshada (Heyada Caruurta ubadka yaryar daryeelkooda) Baaxad weyn leh loona baahan ayhey dowlad goboleedkasata inuu heyadaas dhismaheeda iyo hirgalinteeda. Hubiyaana shaqada adeega bulashada kormeerkeeda iyo joogtigaas ay masuul ka yahiin

    2. Daryeelka dhaqaalaha wadanka, ( Heyada dhaqaalaha wadanka oo dhan) baaxad weyn leh loona baahan yahey in dowlad goboleedkasta sameystaan kana furan yahiin gobkasta iyo gobol kasta ey dowlad
    gobolku ka kooban yahey. Masuuliyada ay leeyahiin dowlad goboleedkasta inuu ilaasho sixir bararka kobciyana dhaqaalaha dowlad goboleedyada.
    Dowlada federlka (Nabadoonku) iyo nabadoonadiisa ee ah 19 waa iney u adeegaan lana shaqeeyaan Heyada dhaqalaha dalka kobocooda, joogteeyaana, tani waa wax lagula xisaabtamayo.

    3. Aqoonsiga dadka Somaliyeed (Hayada aqoonsiga dalka Somaliyeed)Dowlada goboleedkasta waa inuu ku leeyahey xarumo gobol kasata iyo goob kasta ay ka kooban yahiin dowlad goboleedka. Dowlad gobolasta waa inuu maal galiyo xarumaha aqoonsiga dalka Somaliyeed masuulna ay ka yahiin dowlad goboleedka ilaalinta sharciga aqoonsiiga Somaliyeed.

    4. Heyada ilaalinta iyo maa galinta soohdimaha dalka Somaliyeed. (heyada soohdimaha dalka Somaliyeed) Dowlad goboleeedkasata waa inuu miisaamaa ilaalada soohdimaha waa muqadas dhab xaqiiq ah. waxaan ka saaran masuuliyad weyn,. ilaalada soohdimaha waxey wadankasta oo aduunka ka mid ah ka caawisaa kana ciyaartaa haldoorka nabad galayada wadanka.

    Dowlad goboleed kasata waxaa uu faran yahey inuu heyadaa maalgaliyo masuulna uu ka yahey iney hayadaas jirto oo joogto waligeed.

    2022

    #Somali Think tank!

  5. @ Somali Tink Tank

    Somalia has a system of government that is modern. You, however, wish them to have the Nomadism style they use, do we look like your slaves that you can dictate to whatever you desire? It is better for you to talk about how to eliminate corruption inside the government branches and how to uphold the rule of law and checks and balances. Be smart dude, Somalia is bigger than you!

    @ Muhaajir

    The government forces and the Somalian civilians are about to catch up with you soon, it is time you pay for your terrorist crimes against the Somalian civilians. No one on Earth gets away with those kinds of crimes because it is the way of the Universe, it is “Sunnatillah”, and no one can change it, your countdown is on. Doqoni in uu soo fuqweynaado meel aan fadhiba jirin fahaney ma fahanteen?

  6. Sitaha Mahbar1

    Ciidanka aad sheegi iyo sirdoonadooda waxay jeebka ugu jiraan oo ay u kala shaqeeyaan mujaahidiinta alshabaab iyo C.I.D da Maraykanka ee adiga yaad wax ka sugaysaa oo aan labadaa xisbi ahayn ?

    • Garaad Kasoo Jeeda Laasqoray “Xassan Sheekh Ayaa Dhulkeena Yahuud Ka Gaday”

      Garaad Maxamuud Cabdikariim Cabdilfataax oo kasoo jeeda degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag oo si muuqaal ah ula hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay arrin halis badan oo ka taagan duleedka degmada Laasqoray.

      Garaadku wuxu si cad u sheegay in Xassan Sheekh Maxamuud iyo Deni ay Yahuudda iyo Imaaraadka ka gadeen dhul baaxad leh oo la yaraahdo Cadcaddo iyo Durduri oo u dhow degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag, dhulkaas oo qani ku ah macdanta noocyadeeda kala duwan.

      Garaadku wuxu caddeeyay in Yahuudu ay saldhigyo ka samaysteen dhulkaas oo ay ciidamo calooshood u shaqaystayaal ah keensadeen, ayna rabaan inay xoog ku gurtaan macdanta dhulkaas taalla, waxaana goobtaas u dhow godadka dahabka laga qodo oo dhalinyaro badan ay u shaqo tagaan.

      Garaadka ayaa wacad ku maray in aanay yeeli doonin in dhulkan oo illaahay iyaga masuuliyaddiisa saaray laga iibiyo Yahuud iyo Imaaraad oo xoog lagu gurto macdanta. wuxuu sheegay in awowyaashoodii ay marhore diideen in dhulkan gaal soo galo, maanta oo sabanka kan la joogo yeeli mayno ayuu yiri in gaalo iyo gumayste la keeno.

      Garaadka ayaa baaq u diray Xassan sheekh iyo Deni oo uu sheegay in iyagu gadeen dhulkan, wuxuna ku yiri “waxan leenahay Xassan sheekh iyo Deni degmada Laasqoray gadmi mayso”

      Mar la waydiiyay garaadka caddaynta uu hayo, wuxu sheegay in caalamka oo dhan laga ogyahay oo wax qarsoon aysan ahayn, 30 duulimaad ayay ku yimaadeen oo qalabkii oo dhan way keensadeen, Boosaaso ayayna kasoo dajisteen qalabka, goobihii iyo saldhigyadii ay dagi lahaayeenna waa la calaamadeyey ayuu yiri garaadku.

      Si kastaba ha ahaatee Xasan Sheekh ayaa marar badan waxa lagu eedeeyaa in uu caan ku yahay in dowladaha iyo shirkadaha shisheeye uu u saxiixo hantida ma guurtada ah ee Soomaalidu ay leedahay, isagoo ku badalanaya hunguri yar oo jeebka la gashado ama ballan qaadyo been ah, waxana markhaati loosoo qaataa mudadii yarayd ee hadda uu talada kusoo laabtay in laga saxiixday heshiisyo tiro badan, waxana heshiisyada ugu badan loo saxeexay dalka Yugandha oo uu labo jeer ku laabtay, waxaana heshiisyadii uu la galay xukuumada Kampala fashiliyey madaxwaynaha Yugaandha oo sheegay in Soomaaliya laga dhargay, iyaguna hadda usoo jeedsadeen sidii ay uga macaashi lahaayene kheyraadka ceegaaga gudaheeda ee la kala boobayo.

  7. Waa in jihaadka xuraynta islasmka laga bilaawaa puntland iyo somaliland madaama kufaar ay soo dejiyeen deegaanadii woqooyi

  8. @Saciid

    Anigu uma hadlo Qaldaamada, laakiin hadaad xaninyo leedahay kaalay is keen Punland. Dad loo yeeeriyo manihin, hadaan qalad ku dhacno iyo hadii kaleba is up to us, adiguse who are you?

    @ Muhaajir

    Adigu gaal baad tahay dumarka iyo ciyaalka laaya. Doqon wali soo taagan baad tahay, why are you not hiding? Are you Stupid or Fool? Or you have no Idea the crimes Alshabaab commited against the Somalian People?

Comments are closed.