SAWIRRO: Puntland & Indonesia oo xoojinaya wada-shaqeyntooda!

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Nairobi ku qaabilay Galabta Safiirka Dowladda Indonesia ee Soomaaliya Dr. Mohamed Hery Saripudin.

War kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in kulanka Siciid Deni iyo Danjire Dr. Mohamed Hery looga hadlay xaalada guud ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha Puntland iyo wada shaqeynta labada dhinac.

“Kulanka waxaa looga wada hadlay Guud ahaan xaaladda Soomaaliya gaar ahaan Puntland, sida Amniga, Waxbarashada, Caafimaadka, Ganacsiga, Arrimaha Bulshada iyo xoojinta wadashaqeynta.”

PUNTLAND TIMES

3 Comments

  1. Issa (ID)
    بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ
    ٱللَّهُ لَآ إِلَـٰهَ إِلَّا هُوَ ٱلْحَىُّ ٱلْقَيُّومُ ۚ لَا تَأْخُذُهُۥ سِنَةٌۭ وَلَا نَوْمٌۭ ۚ لَّهُۥ مَا فِى ٱلسَّمَـٰوَٰتِ وَمَا فِى ٱلْأَرْضِ ۗ مَن ذَا ٱلَّذِى يَشْفَعُ عِندَهُۥٓ إِلَّا بِإِذْنِهِۦ ۚ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ ۖ وَلَا يُحِيطُونَ بِشَىْءٍۢ مِّنْ عِلْمِهِۦٓ إِلَّا بِمَا شَآءَ ۚ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ ٱلسَّمَـٰوَٰتِ وَٱلْأَرْضَ ۖ وَلَا يَـُٔودُهُۥ حِفْظُهُمَا ۚ وَهُوَ ٱلْعَلِىُّ ٱلْعَظِيمُ
    Waxaan u xirsi xiray, inta khayrka, horumarka,Midnimada, iyo sunaanta ka shaqeysa oo
    inta ay naftooda la jecel yihiin, tan walaalkoodne la jecel,oo ay dhab ka tahay, oo
    ay Dhab ka tahay (Caalamul qaybkune og yahay) Allaha na xafido wbt

  2. Issa(ID)
    Ducaale waad eed sheegatay,cidu kuma nebca ee shaqadaad rabtay oo
    aad taqaanay, baa laguu qorsheyay,waxaa diyaar kuu ah (Waab dhisan)
    iyo gaari gacan, barxada hore ee dekadda garacad qaubta k/shidaalka,
    oo ku qalabeysan 2 fuusto oo singaati ah,(Patrol/Nafto) 4 caag iyo
    4 teneg,dhawr daasadoo oo cambaluugyo ah oo sido leh,iyo dhalooyin
    Dublado iyo Shati free ah, marka odayoow dagaalka daa oo nabada qado,
    waxaan rajeynayaa marka aad nafto kabato,patroolne sanka mariso inaad
    miyirsan,shaqeyso isku barax,kala shub shub,oo dekada taageer, (Wbt)

Comments are closed.