SAWIRRO: Puntland iyo Galmudug oo ka wada-hadlay khilaafaadka Xaduudaha

Maamulada gobalka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa maanta yeeshay kulan looga hadlayay amniga gobalka, gaar ahaan Gaalkacyo.

Kulankan oo saacado socday ayaa diiradda lagu saaray La-dagaallanka Agagixisada, sugista Amniga iyo xalinta khilaafaadka ka dhasha Xuduudaha labada Maamul ee Galmudug iyo Puntlanad.

Ugu danbayna waxaa la isla go’aamiyey in la xoojiyo si wada jira la dagaalanka Argagixisada, sugida Amniga Gobolka Mudug.

Kulanka oo ka dhacay xarunta gobalka Mudug ee Galmudug ayaa waxaa shir-guddoominayay Wasiirka Amniga Galmudug, iyadoo ay ka qeybgaleen maamulada gobalka Mudug ee Puntland iyo Galmudug, Gudoomiyayaasha Degmada Gaalkacyo ee labada dhinac, saraakiisha laamaha amniga Galmudug iyo Puntlanad.

PUNTLAND TIMES 

8 Comments

      • Oo hawiye Somali ma ahan oo dad diin iyo dal naka dhaxeeyo.
        Sharaf iyo qadarin iyo midnimo weeyeh ee joojinxumaanta aad wado. Hadii aan hawiye lafadhiisan oo aan la shirin oo aan la tashan ma jinni baan la tashan.

        Hawiye oo nool oo hormar nabad iyo wanaag gaaray waa somalia oo dhan oo guuleysatay ee jooji afaro qabiilka raqiiska ah

  1. @Ina+guskeeyga+dhuuqe

    Waryaa doqon ka bax meeshan waryaa.

    Waryaa maxaa meeshaan kusoo dhigay oo aad hadba ninkii hadla uga dabbo caac leedahay, get the fucking out here waryaa sheeydaan.

    Hawiye-mida.

  2. Galmudug iyo Puntland waa walaalo daris ah oon isna u kala maarmin.
    Waliba Sacad iyo Majeerteen waa dad isku deegaan ah oo wax badani ka dhaxeeyaan. Oodi ab ka dhow. Nabad baa nolol iyo barwaaqo abuurta.

Comments are closed.