DAAWO: Waa imisa Miisaaniyadda Puntland ee Baarlamaanku ansixiyay?

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta la horgeeyay miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2023, taas oo ay diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

Miisaaniyadda sanadkan ee la horgeeyey Xildhibaanada Golaha Wakiillada ayaa ah wadarta guud $ 376,699,825 (sadex bogol todobaatan iyo lix Malyan Lix Boqol Sagaashaan iyo Sagaal kun Sideed Boqol Labaatan iyo Shan doolar) taas oo ka badan Miisaaniyaddii sanadka 2022 korar dhan 6%.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa Golaha ka hor jeediyey khudbad faahfaahsan oo ku aadan Miisaaniyadda, wuxuuna Golaha Baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan.

Dhinaca kale, Wasiirka Maaliyadda ayaa Golaha Wakiillada ka codsaday in la ansixiyo kororka Miisaaniyadda ee sanadka 2023 ee ah dhaqaalaha laga filayo Mashruuca Biyoole kaas oo dhan $1,922,040.

Ugu dambayn Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Miisaaniyadda Sanadka 2023, mudanaayasha kulanka fadhiyey oo ahaa 42 Xildhibaan, ayaa cod gacan-taag ah Oggol ugu codeeyeen 41 mudane, Diidmo 1, Aamus ma jirin, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.

PUNTLAND TIMES 

15 Comments

    • Issa(ID)
      Inaa lilaahi wa inaa ileyhi reaajicuun,
      Geeridu waa xaq,uu ruux walba kula kulmayo,meel & mar uu
      Alla cayimo, puntland iyo Soomaaliya waxaa ka baxay tiir
      dhaqan (Garaad Saleebaan garaad moxaned) Allaha u baxaristo,
      samir iyo iimaana Allaha naga siiyo,Aaamin

  1. Kkkkkkkkkk
    Kkkkk

    Hal nin oo isaaqa oo weliba tujaarta waaweyn aan ahayn ayaa waxaa Dhabayacadu lasoo shir tageen haysta,
    Kkkkkkkkkkkk
    Waar dhabayac kastamkii Tukaraq malaa waad u darsateen iyo islaamihii reer laascaanoid ee aad baada ka qaadi jirteen,
    Fulayo iga dheh,

    Eri Boowe somaliland ma u ekahay weeye xaalkiinu weligiina Gaadhi maysaan Yaa Masaakiin Aldhabayacuuu.

    • Kan snm ee had iyo jeer pagekan ka nacnac leh ma tol,la,aan ayaa haysa. War meeshani waa puntland ma aha dhaxaadland, laascaanood culays iyo kharash uun baa snm uga baxa maxay ka faa,iideen, maxaadse qabsatay 30kii sanno ee aad sidii yeydii qoraxda taagnayd, waxaa meeshan kusoo geliyey waa cuqdad iyo cuduro aan la aqoon. Rabi haku caafiyo.

    • Issa(ID)
      Qaldaanoow hadii biixi ku darsado,xaashaa dhedig lama gurano,
      haduu diidaane,oo idin buufiyo wixii baxsad ah, waa noo magan
      ee xaashaa,inta u dhaxeysa xeeshaad la timaadaana rag baanu u
      nahay,oo caydu raga waa ku ceeb,dunarkuse waa ku ciil baxaan,wbt

    • Edeblaawe

      Iidoor sabiili ka jeexantahay waa laguu ogaa inuu Puntland ku waasho markuu horumarkeeda maqlo. Weli ma arag qof reer Puntland oo Somaliland wax ka sheegaya laakiin markii wax wanaagsan laga sheego Puntland maxay iidoorku u qarracmaan, xaasid fowqal xaasid iyo dhashiis.

    • ssa(ID) Sarar-cadde, Waxaan kuu arkaa,nin cadhuuftiisa u macaatay oo muudsanaya wuxuu arkaba horay u liqay (xalaal iyo xaaraanba) oo Gu’gii, (Agoon Abti-waa)1991,ku Danbaabay,ku dibiray,kuna dacarobay, Magacaaga ayaa qiraya muuqaalka aad sheegatay oo ku xusan Waqtigaas mahadhada reebay oo(Dad,Duunyo iyo Dalba) ku maqan yihiin,Sarar cadow ma raad gadan kartid,oo raacdaa ku dabataal, (Waqti)
      danbe,lagu siin-maayo) 32 sanadood ​ayaad abgaal, marna xabad narna xeel,
      ku waday, maanta xasan qorshihiisu waa inaad dhulkaaga Al-Shabaab ka xoreyso,
      oo aad degto, oo aad iimaansato, Caasimada waa dhul abgaal,iyo mid ummadda
      Soomaaliyeed ka dhaxeeyo,Caqliga (Habar-gidir) waa kan brawe iyo marka siiyay,
      Shibis,shangaani,iyo xamar weyne siiyay, waa midka u sheegay inay qaataan wax

    • Alla faan badnidaa shiikhow😂😂 miisaaniyadda Somaliland 2020 waxay ahayd 338,000,000, almost waa isku miisaniyado Puntland iyo Somaliland oo inta badan waxay udhexeeyaan $350,000,000 illaa iyo $400,000,000.Sannadkan labadaba budget’kooda waa kordhiyeen.Somaliland Waa 395,000,000, Puntland’na waa 376,000,000. Dhanka kale,shuqul iskuma leh dakhliga dawladda soo galaya iyo hantida khaaska ah ee qof leeyahay ama ganacsato leedahay.

  2. Markasta ee maamul ama Madax musuq ah Budget diyaariyaan way ka beensheegaan,way badiyaan ama way yareeyaan si ay wax isu dabamariyaan.
    Marka Dowladda haddaysan Auditor General oo madax banaan oo numberada eego waxkasta waa shaki ama been abuur Dowlad.
    Dhabcan suubiskooda ama xaqul qalinna waa la qaatay.
    Budjetka Puntland baahi noocee ah ayay shacabka ka kaafinaysaa?
    School,caafimaad,Abaar iyo nafaqo maato,Yacni Yay budget u tahay?
    Dood Caqli fadhlan.

  3. hal nin maqaal kaftana qoray isaaq loma caayi karo somali oo dhan ayaa mj intaas wax ka sheegeesa mar hadii lagaqa aamuso calanka jab dadku ceeyda mj waa ku nefisaan intii madax modoow iyo mj baa siman kii wax haysta Allow u siyaadi kii aan waxba haysan Allow sii raxmadaado EEbe waa waasac ha biqinina raxmada EEBE caalamka oo dhan ka badan kuli muslim kulu ikhwaan somali sudaan sawasa!!!!!!!

  4. Isaaq iyo Idurku waa daboolayaal. Wa a dhisteen lama arko Magaalada hargeyso waaa laga taageraa ijaafada Somaliland dhulkooda oo dhan. Isaaq waa wada rag rag dhaley. maaa yeeley lacagtoodii iyo dhaqalahoodii waey gasheen Ciidamada qaranka ee hargeyso iyo Bera bera Iyo burco. hadase iyagaaba is heysta oo dhe yaala calanka guduudan iyo idigta madoow ha yeeshee waaaba u dheere iney burcad diimeed noqdeen Muuse Biii iyo walaahoodaba waa burcad diimeed oo waey soo xadeen Towxiidkii oo ay ku dhajisteen iyagoo is leh waxaa idiin hiilinya oo musuqmaasuqa idinku taagaraya iyo runta waxa u eg Puntland, Puntland Awa waa cidka nabada Somaliyeed oo dhan kan jooga Jabuuti, Kan jooga Ogaadenia Kan joo ga NFD gaarisa iyo Somaliyeed kale ee dalka nala wadaaga.

    Puntland iyo Somaliland

  5. Gobolka Maroodi jeex ee Hargeysa iyo Berabera waxaa u roon iney indhaha kala qaadeen oo baarteen dhaqalaha kobociisa. Xaaraan iyo Ribo waxey ku danbeeyeen waa une qasaaro.

    Gobolka Nugaal, Gobolka Bari, Gobolka Sool, Gobolka Mudug Gobolka Sanaag Goboladaan waa kobcayaan waxeyna u kobcayaan si baaxad leh Shacabku waxuu noqonayaa wada guul.

  6. Puntland waa suuq ay leedahay Somaliland..waxay sanadkiiba Ka helaan suuqa Puntland lacag kor u dhaafeysa 100 milyan dollar ..

    Shirkadaha Somaliland sida ba’an uga faaiideysta suuqyada Puntland waxaa Ka mid ah ..Dahabshiil ,Telsom , Omaar Company , pepsi Cola, Indhodeero, Berbera frankincense Company iyo kuwa kale oo badan .

    Halka Puntland aysan haba yaraatee waxba u iib geeynin somaliland..Shirkadda Amal oo laga leeyahay Puntland waxay hargeysa kaga jirta qol yar cid wax Ku dirsatana ma jirto . Amal Bank waa loo diidey in ruqsad laga siiyo Somaliland. Sidoo kale shirkadda Golis ee isgaarsiinta Puntland in ay cag soo geliso somaliland waa looga dhaartey ..

    Waxaas oo dhan oo Jira baa haddana reer Puntland waxay u jajaban yihiin reer Somaliland oo waxay doonaan beey Ka suubsankaraan Puntland..

  7. Issa(ID)
    Waa ganacsi, is dhex-gal walaaltinimo iyo nolol dheeli-tiran wax
    walbana waa idinla jecelnahay,maadaama aad dalkii intiisii kale
    iska takoorteen,balse anagu deris ood wadaaga nahay,intaas iyo ka
    badane waan idinla jecelnahay,aan ka ahayn(GOONI GOOSAD)(MIDNIMO)
    (DIID)Dhulbahantane wuxuyu idinku taageeray Canshurtisi,aragiisii.
    Gabdhihisi,waxaasoo nimco ah maxaad ku diideen, Jaw ee yaahee (Wbt)

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*