WAR DEG DEG AH: Dagaal culus oo ka socda Qaayib & daryanka madaafiicda

Wararka ka imaanaya gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen saaka saldhig Ciidanka Xoogga dalka iyo dableyda deegaanku ku leeyihiin Qaayib.

Weerarka oo ku bilowday gaadiid laga soo buuxiyay walxaha qarxa, ayaa waxaa daba socday dagaal toos ah, iyadoo ilaa hada uu soconayo dagaalkaaas.

Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa lasoo warinayaa inuu ka dhashay dagaalka. Labada dhinac ayaa isku adeegsanaya hubka culus.

Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla ayaa sheegay in lagu jabiyay Al-Shabaab dagaalka.

“Khawaarijtu markale waa ku jabeen Qaayib saaka. Ilaah ayaa mahadsan ka dibna mujaahidiinta beeniyay doonistii Khawaarijta.”

Deegaanka Qaayib oo dhowaan laga qabsaday Al-Shabaab ayay kal hore sidan oo kale weerar dhowr jiho ah ku qaadeen maleeshiyaadka Ururka, balse Dawladda ayaa sheegtay in lagu jabiyay.

PUNTLAND TIMES 

9 Comments

  1. Allaah akbar allaah akbar

    Weerar cag marin ah looga dilay 43 Askari weerarkii Qaayib, Shan [5] gaarina waa laga qaniimeystay ciidankii calooshod ushaqaystayaasha ee kufaarta ku adeegata [Bayaan]
    Friday November 25, 2022 – 10:42:34

    Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada weerar lagu qaaday xerada maleeshiyaatka DF ee deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud oo loo adeegsaday gaadiid miineysan iyo dagaal toos ah.
    War Saxaafadeed kasoo baxay xafiiska warfaafinta ee Xarakada Al-Shabaab ayaa lagu yiri: “Iyadoo laga duulayo amarka Allaah ee ah in lala dagaalamo cadawgiisa, lana difaaco Diinta Islaamka, waxay ciidamada Mujaahidiintu saakay oo Jimca ah weerar qorshaysan ku qaadeen cadawga ku sugan deegaanka Qaayib ee wilaayada Galguduud. Camaliyad Ishtish-haadi ah ayuu weerarku ku billoowday, kadib waxaa xigay ciidanka Mujaahidiinta oo dhawr jiho ka weeraray maleeshiyaatkii ashahaada la dirirka ahaa ee halkaas ku sugnaa oo isugu jiray murtadiin iyo mushrikiin ah”

    War Saxaafadeedka oo sii socda ayaa lagu yiri: “Dagaal muddo kooban socday kadib, waxay ciidamada Mujaahidiintu -Allaah fadligiis- jebiyeen cadawgii saldhigga ku sugnaa waxayna gacanta ku dhigeen deegaanka Qaayib. Khasaaraha dhimasho ee cadawga soo gaaray inta ilaa hadda la xaqiijiyay waa 43 dhimasho ah, iyo 51 dhaawac ah”

    Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay inay weerarkii cagmarinta ahaa ee Qaayib kusoo ganiimeysteen ugu yaraan 5 gaari oo ay ku jiraan kuwa dagaalka, sidoo kalena gacanta ku dhigtay hub iyo rasaas fara badan.

    War Saxaafadeed waxaa lagu yiri: “Waxay Mujaahidiintu dagaalkaas kusoo ghaniimeysteen shan [5] gaari oo ay ku jiraan gaadiidka loo yaqaano Tiknikada, waxayna sidoo kale gacanta ku dhigeen hub iyo saanad ciidan oo uu cadawgu uga cararay goobta. Waxaan Allaah Subxaanahu watacaalaa uga mahadcelinaynaa guusha uu siiyey Mujaahidiinta jidkiisa ku dagaalamaya iyo jabka uu gaarsiiyey cadowga hororka ku ah Shareecada Islaamka”

    Dadka deegaanka ah ayaa SomaliMeMo u xaqiijiyey in saaka laba gaari oo laga soo buuxiyey walxaha qarxa lagu weeraray xero ciidanka DF ku leeyihiin deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud, kadibna ciidamo hubeysan u daateen xerada, halkaas ay ku laayeen askar aad u fara badan.

    Waxaana la filayaa in ay inkiraan Df xasuuqa loo gaystay lakiin waxaa dhawaan lagu soo bandhigi doonaa sidii horeyba la idinku soo ku soo bandhigi jiray si la mid ah dhacdadaan jimca dhacay webside yada wilaayada islaamka .

    • Muhaajir argagaxiso, ehlu naar ah oo Yuhuuddi ah ayaad tahay, gaal gaal dhalay baad tahay, ayaamo yar baa kuu hartay, cadaabta aakhrio waa ku sugaysaa, meel aad jaan iyo cirib dhigto waa lagu waayi, waana lagu soo heli meesha aad joogto, free free Somali people

    • Mid XAAR-CARBEED ah oo bakhtiyay, maxaa naloo ku sheegayaa inuu bakhtiyay. Waxay rabaan inay meelmariyaan waxaan suuragal ahayn: Taas oo ah IN DADKA SOOMAALIYEED LAGU MAAMULO DIIN!
      Waligaa ma aragtay bulsho diin lagu maamulo oo hore u qaadda tillaabo?
      Warcelinta waydiintaasi waa 不.
      Soomaali waxay ka diidday Ina Cabdille Xasan inuu diin ku maamulo, dalkayna ka cayriyeen; marka, ma u malaynaysaan inay XAAR-CARBEED ka ogolaan doonaan?
      Hadalkayga meel ku qoro: XAAR-CARBEED waxay u kala qaybsami doonaan wax la dilo, wax la xiro, iyo wax u carara dalalka carabta ee laga biilo.

  2. @dooxada nugaal
    waad edab daran tahay, markii lagugu gartay magacyadii hore ayaad tan la timid.. SNM boos ugama banaana soomaali idinka tigreegii bakhtiyey baa idin xukuma ku ekow xeradaada liidata ee hargageys. somaali idiinma baahna…

      • waryaa qaldaan
        @dooxada nugaal sheegte
        waxaad tiraahdaa dagaalka koonfur uun baan ictiraaf ku heli karnaa!!!
        somaliya waxba kaama gelin hargageys uun baa kuu baahan..

  3. Al-Shabaab- Khawaarij-Ciyaal suuq-Kirishbeyaal-Baalashlaaal-Waxaro raacayaal,Toobkaha Geeljiraha qaadayaal.
    Ciyaal baad tihiin markaas baad dad idin dhili kara hirtooda la nac nac leeyihiin.
    Xayawaaniin jaahiliin ah Shabaab- khwaarij.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*