XOG: Maxaan ka ognahay booqashada M/weyne Xasan ee ‘Saldhiga Imaaraadka ee Boosaaso?

Sida ay ogaatay Puntlandtimes, Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalmaha soo socda booqasho ku tagi doona caasimadda ganacsiga Puntland ee Boosaaso.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u tagi doona Boosaaso kormeerka saldhigga Ciidamada Puntland ee PMPF, oo ay gacanta ku heyso Dawladda Imaaraadka Carabta, kaas oo ay socoto ballaarin lagu sameynayo.

Xogaha ayaa tilmaamaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu kulamo kula yeelan doono Boosaaso saraakiil ka socota sirdoonka Imaaraadka Carabta iyo dal kale oo bahwadaag kula ah mashruuca ballaarinta saldhigga Imaaraadka ee goballada Bari ee Puntland.

Socdaalka Xasan Sheekh Maxamuud ee Boosaaso ayaa loogu magac-bixin doonaa xarig ka jarka ballaarinta iyo hormarin lagu sameeyay garoonka diyaaradaha Boosaaso, oo ay gacanta ku heyso shirkad saldhigeedu yahay Imaaraadka Carabta.

Sidoo kale, kahor imaanshaha Madaxweyne Xasan waxaa magaalada Boosaaso ka degi doona Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, kaas oo hada ku sugan dalka Imaaraadka Carabta.

Puntlandtimes, ayaa dhowaan baahisay in Madaxweynah Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu u saxiixay Imaaraadka Carabta heshiis uu ku ballaarinayo joogitaankiisa goballada Bari ee Puntland, iyo inay saldhig cusub ka sameystaan gobalka Gardafuu ee dhaca cirifka Geeska Africa.

In ka badan 30 duulimaad oo ah diyaaradaha xamuulka qaada ee Imaaraadka Carabta ayaa ka dajiyay todobaadyadii tagay Boosaaso, gaadiid dagaal, hub iyo ciidammo ajnabi ah oo calooshood u shaqeystayaal ah, waxaana sidoo kale ka degay Dekedda Boosaaso guryo macmal ah oo loogu talagalay inay deegaameystaan Ciidanka Imaaraadku geeyay Boosaaso.

Si kastaba, Waxgaradka iyo bulshada gobalka Bari ayaa si adag u diidan qorshaha Imaaraadku isugu fidinayo goballada Bari, qaar kamid ah beelaha gobalka ayaana ku hanjabay inay dagaal ka xigaan qorshaha ay ka shaqeynayaan Siciid Deni iyo Xasan Sheekh ee lagu ballaarinayo joogitaanka deegaanka ee Imaaraadka oo ka wakiil ah dawladdo kale.

PUNTLAND TIMES 

36 Comments

  1. ALLEEY LEHE, NAGA SOO AFJARA CAYAYAANKA ARGAGIXISADA U SHAQEEYA DAACISH WAA IN LAGA XOREEYAA REER BARIGA!
    Guul Soomaaliya!
    Guul Xasan Sheekh
    Guul Deni
    Guul Imaaraadka!

  2. Carabta ku MahmAhda KAM SHAFNA MARAKIIB MACDALA HURI KUMANAA SANO AYAA GAWLEYSATO BADAN EUROPEINS CARAB YUHUD DHULKA UDUG LAGA DHACSHEY KUWII
    O WALI ISLE ALELAHE MANTEY FURSAD U HELNAYE AAYNU BOBNO GURGURTE IYO ZANZIBARI UNBA KU SO BIREY KUWANSE WA KUWII AWOWAYASHEY INTII XALASHA AHEYD MOYE DHULKAN STRATIJIGA AAH INTAAS LEYG WA INO BILOW IYO TWISTHING DANS

  3. •Waxaa muhiim ah inaan degaannada Puntland la keenin ciidan shisheeye amase mid Soomaali ah oo ka yimid amase laga soo qoray meel ka baxsan degaannada Puntland. Haddii taasi dhacdo waa in reer Puntland hubka qaataan inta goori goor tahay. Haddii Imaaraadku ciidan u baahan yahay waa inuu ka qortaa kumannaanka dhallinyarada ee reer Puntland.

    •Imaaraadku waxay u tarrisayaan inay gacanta ku dhigaan oo curyaamiyaan dekadda curdanka ah ee Garacad.
    •Saldhigga Imaaraadku wuxuu la mid yahay codsigii Keenadiid uu reer Hobyo ku weyddiistay inay siiyaan dhul le’eg harag sac. Wixii intaa ka dambeeyey waa taariikh la wada ogyahay.

  4. Dhulka in la maalgashado dhib ma leh hadii wax kale ku hoos duugnayn.
    Aduunka oo dhan baa meeshii wax ku fiican laga maalgashadaa, yacni maal gashi dembi maaha.

  5. Low IQ culusow

    Iyo cawaantiisa marba sheeko daciifa hala shir yimaadaan, Emirateska oo Yemen kasoo jeedaa waxay ku falayaan walaalahood caalamka oo idil baa yaaban!!

    Afrikaan madmadow ooy u qabaan inay zinjibar iyo Huutuu kasoo jeedaan bin zayied baa dal u maal galinayaa waa sheeko xiiso leh..

    Dadkaa waa siman yihiin xagga Alle waase aragtida xukaamta carbeed ka qabaan MARYOOLEY..

  6. Low IQ culusow

    Garacad waa prime target curyaaminteeda balse reer mudug ma moogana xulufadan cusub ee curyaaminta garacad ku bahoobay.

    Geellaha Djibouti kama marna sheekadan, waxa shaki ku abuurtay gaasta shilaabo Garacad baa laga dhoofinaa.

    Dabinka koowaad ee la dhigay waa dariiqa garacad-galkacyo ee culusow ku yaboohay..

  7. OO XAMAR INTEE SALIG YAALA AMISON CIIDANKA KA JOOGA BOQOL KUN WAA KA BADANYIHIIN WAASE LA QARIYAA OO WAXAA LAYIRAADA WAA AFARTAAN KUN MAREEYKA BALIDOOGLE ILAA KISMAAYO AYUU SALDHIG KU LEEYAHA WAA ILEEY AHEEY MATABA BARO HINGRIISKU BAYDHABO SALIDHIG KU LEEYAHA RAXANWEEYN KILIYA AYUU TABA BARA TALYAANI FARANSII TURKII HAWIE TABA BARAAN WAXAAS XOOLA AH AYAA LAGURTA MAXAA KUU DIIDAY IMAARAATAKA BOOWE HA INA TABA BAREENE KUWAAN BAAYNU NAQAAN BOQOL SANO LASHAQEEY SANEESAYE DICAYDAAN RAQIISKA MEEL LA FARIISTA WAA ARAGTAA MAANTA qADAR CAALMKII SOO JIIIDATA NIN DHUL KAAQAADAYA MAJIRO CADAWGU WUXUU FIDINAAYO WAA DICAAYAD GARACD MAXAA LAGA CUNA QABATEEYEEN HALKII MARKAB BIL KAHOR KU SOO XIRTAY AYAA WILI TAAGAN HABRAYO WAX FAHAMA QOLAKASTA DIYAAR GAROW KU JIRTAA DEE ADNA DIYAAR GAROW

  8. OO XAMAR INTEE SALIG YAALA AMISON CIIDANKA KA JOOGA BOQOL KUN WAA KA BADANYIHIIN WAASE LA QARIYAA OO WAXAA LAYIRAADA WAA AFARTAAN KUN MAREEYKA BALIDOOGLE ILAA KISMAAYO AYUU SALDHIG KU LEEYAHA WAA ILEEY AHEEY MATABA BARO HINGRIISKU BAYDHABO SALIDHIG KU LEEYAHA RAXANWEEYN KILIYA AYUU TABA BARA TALYAANI FARANSII TURKII HAWIE TABA BARAAN WAXAAS XOOLA AH AYAA LAGURTA MAXAA KUU DIIDAY IMAARAATAKA BOOWE HA INA TABA BAREENE KUWAAN BAAYNU NAQAAN BOQOL SANO LASHAQEEY SANEESAYE DICAYDAAN RAQIISKA MEEL LA FARIISTA WAA ARAGTAA MAANTA qADAR CAALMKII SOO JIIIDATA NIN DHUL KAAQAADAYA MAJIRO CADAWGU WUXUU FIDINAAYO WAA DICAAYAD GARACD MAXAA LAGA CUNA QABATEEYEEN HALKII MARKAB BIL KAHOR KU SOO XIRTAY AYAA WILI TAAGAN HABRAYO WAX FAHAMA QOLAKASTA DIYAAR GAROW KU JIRTAA DEE ADNA DIYAAR GAROW

  9. Maanta areyo adag ayaan isticmaali ee cidii aan jeclaysan ka bood.

    Imaaraadka meesheey tagaan dadkeeda way duleystaan xoolohoodana way boobaan.

    Shacabka Puntland siiba reer Bariga xujo adag ayaa hortaala.waa in ay noqdaan dad diin,suncad iyo gobanimo ku nool ama noqdaan dad la dulaysto.

    Ciidanka Imaaraadka waa rag inta badan calooshood u shaqaystayaal ah oo sida Aawr,Dibi,ama dameer loo quudiyo muddo dheerna reerkooda ma arkaan baahi shahwaadna way leeyihiin,Imaaraadka philosophygoodana waxaa weeye markaad kacsato wixii kaa hor imaado fuul lab iyo dhidigba.

    Su’aasha waxaa weeye Reer Bariga cimaamadda inta laga tuuro miyaa lafooli doona ?
    Ma sheekadii ahayd hadaa naagaan fuulo wayday ma nin aan fuulaa ii wayday?
    Intay goori goori tahay dagaal ha lagu dhawaaaqo.
    GEEEL CARAB QAADAY MA DHEERA ee waa biloow halla iska dhiciyo iyaga iyo kuwa noo keenay.

    • @ Ally M

      Anigu waa horaan ku arkay in aad Dumar tahay. Wasakh baad tahay ka dhex bax ragga isku sheeko minihin gabareey waalan.

  10. Ally m

    Saad u ahayd ikhyaar ayaad ka dartoo dibi dhashay. Waa maxay sheeko qowmuluudku???

    Emaraatigu waa reer puntland. Axsan ayaga intii ay nalasoo dagi lahaayeen Yamyam iyo qadaadaweyn

  11. @@@Qardfui,anigoo ku ixtiraamayo,Waxaan ka hadlayo horey u dhaceen.Hadaad xusuusto waxaa jirtay sheekadii Talyaaniga ee Gaalkacyo ee ma hubi ee i sax laakiin aan umaleeynayo Cali Samatar (Aux).Gabdhaan fuulo ii keen,saa si reer magaalnimo ah la yiri gabdho waa la waayey, Markaasuu Talyanigii yiri haddaba wiilal ii keena.
    Imaaraadka waxay rabaan in ay raadraacaan Talyanigii iyo Englishka iyo Americanka dhaqankooda markay timaado sida umadaha kale loo bahdilo.

    Ninwayaw magacaada wuxuu u dhowyahay Gardafuu ee ma qandaraas ayaa heshay mise waa just coincidence?

  12. DOQDOQO TAAN CALIY M WAXAASO XAMAR JOOGA MIA LA FUULA IMAARATKU WAXBADAN AYEEY JOOGAAN PUNTLAND WANA LAGU BARAARAY KUN NIN AYAA MUSHAAR KA QAATA WAA LAISKU DANEEYSAN XOOLA CAALMAKA AYAA MARA MARINKAAN BAD CAS RAGAAN BILAASH LACG LOO MASIIYO BURCAD BADEED LA DAGAALAMAAN CALAMKA OO DHAN BAA PUNTLAND KU AMAANA DAGAAL CAALAMIYA LAGA BAQAAYAA WAXA LA ILAASHA XOOLAHA BADACAS MARAAYA ADEER BOSASO WAA LOO YAQAANA BENDER QAASIM NIMANKA REER ALHAYAAN FAMILKOODA AYAA DEGENA MJ WILIGOOD WAA WADA SHAQEEYSAN JIREEN ADEER MJ DANTOODA WAA YAQAANIIN WAAR AAWAY BOSAASO DAKII LAHA OO DEGENAAJIRAY KAMI AHAAYEEN DISHISHE BAHAGAREE BAHADIR CARAB CALI JIBARIH WABEENEEYE WAR TALADA REER BOSASO JURELE U DHIIBTA NINKAS CAQLI KU HARAY RAGII RAGA INKA DHAMA MIYA LA TASHADA DAKIINA SOO JIREENKA AHA INTAAD DAD ALSHABA HOROMRKII RABIN HADALAO AAD AAD UXUN SOO TABINAAYAA QOFKAAS WUXUU JIRI WAXAAS XAMAR JOOGA 3WAA QOMULUUD OODASHA XAMAR BAA SHAQALAGA QABTA EE REER BARIO IS ILAASHA HABAAR KU DHAC

  13. @@@ S.

    Inkastoo aan fahmin waxa aad qortay ee sida qori baas u furtay oo far waawayn ku qortay ee isdhexdaadsan.Kolley waxaan u haystaa in maskaxdaana sidaa isugu dhexyaacsantahay.
    Waxaa tiri sidaan:

    “KUN NIN AYAA MUSHAAR KA QAATA WAA LAISKU DANEEYSAN”

    Sax waaye laakiin adaa lagaa daneeysanayaa sidaa ma u fahamtay?

    Dhabcan waxaa umaleeynayaa in aa tahay Soomaali xoolo dhaqashana aad hido u leedahay.
    Su’aal? Geela iyo xoola kale maxaa loo racaa,daweeyaa ,daaq,dugaag iyo in la dhaco looga ilaa liyaa? Dhabacan waa wax aad leedahay oo masuul ka tahay.laakiin go’aan kama dambayska ah qofka leh ayaa gaari.Geel qofkii lahaa la dooyayo bal ii sheeg?

    Sidaa aawgeed Kun nin waa Eeeyo lagu dangaarayo shacabka lagu gumeysto.
    Hadday tahay daneeysi labo dhinac ah Puntland ha dhahdo inagaa waxkasta hogaanka u haynayna xuduuuda heena iyo waxkasta awood u leh.

    Oo haa yeey oo haa yeey garaadbaan la hadlayaa oo garaadbaan la hadlayaa!

    Alloow Fahamka noo kordhi.

  14. Issaq(ID)
    Ally M
    Nin weyn oo maradii ka dhacday,baad noqotay, badu kuma dhaqdo,waad
    ceebowday,talaa kugu baraahsatay dhawr million oo sukeeye ah baad
    carabka marisay,raali-gelin bixi(Kana toobad keen) wbt

  15. Reer Puntland yeeysan illaawin in uu Boqor Cismaan ahaa ninkii Talyaani ku casuumay in uu Dhulka Puntland yimaado, isagoo Sayidkii ku xumeeynaya!
    Waxaa cajiib ahayd, in uu Talyaaniga Boqor Cismaan Muuqdisho ku soo xiray, 2 sano kadib markii aay Daraawiish meesha ka baxday!

    Gumeyste nin keenay ma saaro ee dhashiisa ayaa dhagax tuur ku saarta!

  16. ISSA,Ma beenin kartaa waxaa soo dhan mise waad iska neefsanaysaa?
    Sheekadii Cali Samatar (Cali Samatar ahaa iyo nin kale ma hubi) Laakiin sheekadaa Talyaniga.

    • Issa(ID)
      Qof siyaasi ah,iyo mid naqaalku ku socdo,la xifaaltan,laakiin
      shacab, qabiilo iyo malaayiin qof xarabka mari,taariikh jeebkaga
      ahne u daliilso waa (Gardaro) Somalidune waxay tiraa ,
      (Nin wuxuu xil moodo,mid baa xarago mooda) waxaan ogaaday inaadan
      weli ilka dhacsan,caruur baad tahay, ee xushood adeer (wbt)

  17. @@@ Issa,
    Illaa hadda wax aad sheegtay ma jirto.
    Biloowga qoraalkayga ayaan ku sheegay hadaadan jeclaysay ka bood!
    Laakiin iguma canaannan kartid in aan dadkayda uga digo wax soo socdo ee dhici karaa.

    Ma ogtay Australia illaa Philippines iyo Vietnam sida loo galay?

    Saxiib difaaca dadkayga Soomaaliyeed cidna kala tashanmaayo.

  18. In the hope that Imarats (Their foreign intelligence) are reading and going through all the Somali media trying to gauge populous feeling of our people about their expanding occupation of our country,here is the immediate answer.You are UNWELCOME!

    The Imaaraats are increasingly becoming a destabilizing force both in the Middle East and in Africa. They fund and protect corrupt leaders and Dubai is also safe haven for all stolen wealth.

    They create,fund and use forein mercenaries with no accountability for violation of human rights.
    They arm and prolong civil wars in Country like Somalia. They invaded Yemen with devastating force and killed thousands of innocent Yemens,best from the Arab world.
    Their occupation led the collapse of food production and climatic conditions of un managed droughts that’s wipping off innocent infants and the weak through malnutrition.

    UAE is known for the promotion of new twisted version of Islam named Ibrahimic which sounds right but directly a denial of what was revealed on Muhammad (SAW )
    They want to confuse the unsuspecting masses.
    We, Somali people don’t want you (UAE)on any inche of our Soil.

    You already robbed us for more than 60 years for stealing our wealth through one sided trades.You Imarats are pathway of disaster for us,Expired foods,dangerous pharmaceutical products and chemicals and weapons come through your country.
    Our unfortunate war has became your progress and source of wealth.Those towers all the signs of End of time or aakhira Zaman are directly built illegitimate wealth.
    And now you want to continue and expand on fast pace by occupying Somalia.

    Hell no to Neo-colonization by UAE.
    I urge the people of Puntland not to allow UAE plant its roots on our soil.

    I know some woud say why not in the south,its occupied by Amisom or Atmis or what ever name,those are weak black African mercenaries funded by outside interests and they are not happy to be there too. A few skinny bodied boys with Ak47 is enough to kick them in few days.
    As for Turkiye,Turkiye has been an empire and ruled half of the world before and a dominant force now and dont want to proof anything to anybody,in other words,Turkey is not occupying force but a true friend of Somalia. Qatar same.

    For those with a grain of intellect ,I am talking to you both isoterically and exoterically to understand that this our country and must defend now for the short term to secure a long term freedom,a freedom that Allah the almighty bestowed on from they day we were born.

    • Issa(ID)
      Waxaan waxba ahayn,qofki bubuniya isaga ku qiimo dhaca,Formajo,
      wuxuu ahaaba cid ku eedeyn meyno, oo waa ninkii da’diisa iyo
      Muqalkisa la dagalamayay,5(sano) Qasaca ku haystay Mama zeynab
      Macalin, wuxuu ahaa nin (NASIIB) keenay(NACAS-NIMANE) Kicisay,
      dur iyo dareen wuxuu ka tegayne laga dawowaym wbt

  19. To:All
    Inkastoon doonayey in aan ka aamuso arintani. Maxaa yeelay hadi aflagaadan Reer Mogadishu ay ku socon la hayd qaar badan oo idinka mid ah waad ka aamusi la haayeen ama wayba oga makhraati kici la haayeen. ALly M waxa ku hadlay waa gaf aad iyo aad wayn. Waxuuna mudan yahay in uu Allah danbi dhaaf waydiisto. Dadka uu qadafka u haystay a cafis waydiisto. In dad muslimiin ah Zino iyo qoomo luudhnimo waa wax caqli saliimka ah, caqiidada saxiixa ah, iyo dhaqan wanaagsan ka hor imanayo. Qofku waa in wax uun xeeriyaa. Waa in xadhig qabta iyo xad uusan gudbikarin leeyahay.

  20. Issa(ID)
    Gurey,Caawa wixii ka danbeeya waxaan kuu aqoonsanahay oday dhaqan,
    wadaad,iyo xil-kas sama jecel oo u gurmada meeshii dhib ka jira,
    waxaan aad ugu farax-sanahay sida aad ugu heshay go’aan qaadashada
    ku habooneyd, waad mahad-san tahay waan u (Talo baddaneynaa madal)
    ahaan (waa ruux kireysan) wbt

  21. @ Ally M

    What kind of Man are you marka aad rag loo galmoonayo halkan uga hadlayso? Reer Bariga lama fuulo lamana fuuli doono, afkaaga halaga nabad helo.

    @ Dayoowga kale oo duraya heshiiska Imaraadka iyo Somalia

    Shacabka Puntland sida aad moodaysaan ma ahan. Waxaan sugnaa inta nala dulmiyo, ka bacdina waan isku gargaarnaa oo dabkaan saarnaa cadowgeena si wadajir ah, huuhaada iyo laab la kaca waan yasnaa, Iidoorka ula taga tollaayeeda.

  22. Ithaa lam tastaxyi fafcal maa shita. Caydu fikrad dhiibasho ma aha dooda wanaagsana meela kama soo gasho . When you deploy insults you deprive your argument of its merits. The idea and the ideals of “the end justifies the means” might be appealing to you in your Moment of anger but, it will negate any positive feelings towards you by the audience you want reach.

  23. Dhamaan:

    Maanta halkan waxaa ku fashilmay rag is qarin jiray oo marka wuxuu isaga laabta ka jecelyahay la amaano farax la dhaco marka waxa uu laabta ka necebyahayna la canbaareeyo farax la dhaco.

    Waxaa halkan ka cad in luuqada Somaliga xitaa in badan aqoon,ama fikir qoto dheer leh lahayn.

    Waxaan ku celcelinayay fahmi waxa aan ka hadlayo.
    Marka 1aad in aad Qoowmu luud ugu yeertaan waxaa qurunka ah ayaaba khalad ah,Waxa xun ambiyada Eebe laguma abtirsiiyo.
    Tan kale waxaan ka hadlaya waa waxa dhici karaa ee mahan wax hadda shacabka reer Bariga haysto.waa digniin cad oo dhici karta.
    Waxay ka dhacday wadamo badan oo South sudan,congo iyo Haiti oo Caribbean ka ah.
    Maxaabiistii Ciraaq iyo xitaa Mageffeyaalkii Libya ku sameeyay Somali badan.

    In badan malaha xero qabiileed ayaad ku jirtaan oo waligiin hal dariishad ayaad wax ku cabirtaan.
    Bal fiiriya 30 sano oo khalalaas dagaal iyo balaayo maangabyo dhib noo dhigtay?
    Caqli iyo fikir cad oo difaac dabodhilifnimo ah ma sikale ah keena.
    Maangaabnimada hooseeysa ee iska neefsiga ah joojiya.
    Qofbaa video youtube ama article qori markaasaa kun comments dhamaan waa: keep going,Hebel maanta innaba caadi matihid,dharfiican,
    Waa ku salaamay iyo wax qofkii points kuu qoray khalad ama sax naqdiya ma jiraan,markaasaa 50 comments isku mid ah waad caajisi.
    Waxaa soo kale ayaa maanta halkaan ka socda.

    What a bunch of windbags!

  24. Issa(ID)
    Waxaan waxba ahayn,qofki bubuniya isaga ku qiimo dhaca,Formajo,
    wuxuu ahaaba cid ku eedeyn meyno, oo waa ninkii da’diisa iyo
    Muqalkisa la dagalamayay,5(sano) Qasaca ku haystay Mama zeynab
    Macalin, wuxuu ahaa nin (NASIIB) keenay(NACAS-NIMANE) Kicisay,
    dur iyo dareen wuxuu ka tegayne laga dawowaym wbt

  25. Meeshan waxaan ka arkaa ninkii qaaliga ahaa ee Soomaalida saxda ahayd ka haray ee Ally M ahaa oo aay ku soo xoomeen, wixii Munaafiqiin iyo dad xun ahaa ee waayadan dambe Puntlandtimes hooyga ka dhigtay! Kkk

    Ally M, weligaa yeeysan Xaqa aad ku hadasho kaa cabsi gelin dad xunkan gunuunaya, Imaaraad waxa uu yahay Gaal iyo Muslimba maanta waay ogyihiine!

  26. @@@ A.A.Xade.
    Salaan Sare saaxiib.aad ayaa u mahadsantahay!

    Wallahi Awlal iyo Barawani King iyo Hillac wax war ah lagama hayo.

    Waxay rabaan in aan u hadlo siday rabaan iyaga.
    Aniga dadkayga Soomaaliyeed waan jeclahay meelkasta,waxaan jeclaan lahaa inta gaari pick up ah qaato marba meel cusub ku hoydo oo dadkayga Gabayga iyo dhaqanka suuban martisoorka iska dhexmushaaxo.

    Markaasay rabaan in sanduuq qabiil igu qufulaan.
    Wallahi 90% qabiilada ehel dhow ayaan ku leeyahay waana ta mida igu qasbayso in aad hadlo.

    Marabo in aan banaanka isa soo dhigo laakiin waan hadli doona inta tii Rabbi ii imaanayso.
    The modern Imarats are the new frontiers of oppression and exporters of 😈 evil.

    They are blinded by wealth.

  27. Fake… ALLY M

    I DEBATED WITH the real ALLY M for the past few years and I can attest that you are an imposter. Let me tell you something you little f-kng homo….find yourself a weird sounding homo name and post all the trash you can ooz. Stop using other peoples usernames. Yes iam both reer Qardafui and Reer Mudug and no man ever came to mudug and dared to say the trash you said and lived. Hadii awoooweyaaShaa uu talyanigu dabada ka fuuli jirey ma waxaad Mooday in ay Dunida oo dhan wada yihiin qowmuluud. NacalaTullah.

  28. Waxaa maqlayey in Imaaraka wakiil uugu tahay wadan kale saldhigaasi oo laga aasaasayo gobalada Bari. Taloow isma wadiseen wadan kale wadanka uu yahay. Walaal wadan kaasi waa Yahuuda oo doonaysa in ay ka soo guurto Falastiin una soo guurto Somaliya gaar ahaan Puntland . Nin Falastiina qabiiri ah ayaa u bishaareyey reer in ay Yahuud ka guuri doonto Falastiin wuxuuna sheegay in ay u guuri doonto wadan kale Muslim ah arrintaasina uu ka xanyahay. Walaalaha reer Puntland u sheegaya in arrintaani si taxadar ah looga fiirsado
    Si aan hadow looga shalaynin. Hadalaasi waxaa iiga keenay anigo ah nin reer puntland siba gobolka Mudug anigo jecel ummadayda iyo dhulkayga. Manta madaxda joogta Fadaraal iyo maamul goboleed waa kuwa lagac qaata oo wax damiir ah aan laheyn .

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*