
Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magacaabay La-taliyihiisa arrimaha Bulshada.
Wareegto kasoo baxday xafiiska ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Axmed Madoobe uu u magacaabay Siciido Maxamed Mascuud, La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha bulshada.
Hoos ka Akhriso wareegtada kasoo baxday Madaxweyne Axmed Madoobe.
Xeer Madaxweyne Lr. XM/DG]S/018/2023, kuna saabsan magacaabid lataliyaha Madaxweynaha ee arrimaha bulshada.
Madaxweynaha Dowladda Jubaland
Markuu arkay: Dastuurka Dowlada Jubaland, Cutubkiisa 4aad Qodobka 72aad, Farqada (5aad) e ku aadan awooda madaxweynaha, ee magacaabida xubnaha Golaha Fulinta Jubaland.
Wuxuu Madaxweynaha Dowlada Jubaland u magacaabay Marwo Saciido Maxamed
Musciid latiyaha Madaxweynaha ee Arimaha bulshada.
Wuxuu Madaxweynuhu Alle uga baryayaa in u marwada la garab galo masuuliyadan culus ee loo igmaday.
Wareegtadani waxay dhaqan galaysaa marka Madaxweynuhu Sixiixo wuuna sixiixay.!
DHAMMAAD
PUNTLAND TIMES
Block mar labaad I saar cawaan yahow.
Hadal ha hadlin,Qor ha aqrin,arag ha tusin,maqal ha sheegin,Fikir ha ka fikirin,wadaag ha la wadaagin iyo waan kugu shubi ee ha shubin.
Waar Puntlandtimes sidaan ayuu isu bedalay?
Moderation and NOT a censorship!!
Ally M
Naayaa afka ka hadal ee futada ha ka hadlin.
Ally M
Laga rooneyohow maxaad sheegeysaa? Afka ka hadal ee ha ka hadlin daloolka hoose.
Ally M
Dee Puntland Times waxaa la wareegay maamul cusub oo mice iyo
ujeeddo leh. Isbeddel positive ah oo la taaban karo ayaa
ka muuuqda Puntland Times. Adigu xaggee lagaa hayaa?
Ma aragtay mid nasab dhiman ah oo haddana iska daldalma?
Ally M buu ku soo galaa halakn.