Somalia

Taliyaal ciidan oo la magacaabay

MUQDISHO(P-TIMES)- aliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Taliyeyaal Ciidan u Magacaabay Saldhigyada Booliska Degmooyin ka tirsan Gobolada Galgaduud iyo Hiiraan. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliye Xijaar ayaa waxaa Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada […]