DAAWO: Soomaaliya dhib mise Faa’iido, kee ayuu ku yahay dagaalka Gacanka Cadmeed

MUQDISHO(P-TIMES)- Gacanka Cadmeed waxaa kasocda Is hardi xoog badan oo u dhaxeeya Dalalka reer galbeedka & Xuutiyiinta dalka Yemen, iyadoo sidaas oo kale saameyn xoogan ay ku leeyihiin dawladdaha is hardinaya ee waa weyn, waxaana uu ku fidayaa gacanka oo dhan uu saameyn xoogan hadda ku yeeshay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*