Category: Warbixino

NAIROBI(P-TIMES)- Dawladda Kenya ayaa si deg deg ku jiro ugu dhawaaqday go`aan diblumaasiyadeed oo la rumeysan yahay in uu dhabar jab ku noqon doono siyaasadda Arrimaha dibada ee dalkaas, saacado markii ay iskeed ah u ceyrisay Safiirkii Soomaaliya u jooga…

GAROWE(P-TIMES)- Xoggo hoose oo ay heshay Puntlandtimes.com ayaa waxa ay sheegayaan in garab xoogan uu ka helay madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) qaar kamid ah madaxda Somaliland xiligii uu ku jiray ololihiisii madaxweyne ku xigeenka iyo…

GAROWE(P-TIMES)- Iyadoo ay ka hadhsan tahay muddo gaadhaysa labo maalmin oo kaliya doorashada madaxtinimada Puntland ayaa waxaa gudaha magaalada Garowe ee caasimada Puntland laga dareemayaa olole xoogan oo ay wadaan musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Puntland iyo madaxweynaha Puntland Dr.…

GAROWE(P-TIMES)- Xiisad culus ayaa haatan waxa ay ka taagan tahay gudaha magaalada Garowe ee caasimada Puntland kadib markii maanta doorasho loolan adag ah ay ka dhacday Hoolka Baarlamaanka Puntland, waxaana musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Puntland ay xiligani u kala…

GAROWE(P-TIMES)- Xogg hoose oo ay heshay Puntlandtimes.com ayaa waxa ay sheegayaan in qaar kamid ah wasiiradii xilalka kala duwan kasoo qabtay xukuumadda madaxweyne Gaas ay kasoo hor muuqan doonaan maxkamadda sare ee Puntland. Xubnaha kasoo hor muuqan doona maxkamadda sare…

GAROWE(P-TIMES)- Gen. Maxamed Jaamac Shaale ayaa ka mid ah musharrixiinta ugu cad cad doorashada madaxweynaha Puntland ee la filayo inay qabsoonto bisha Jannaayo ee sannadka 2019ka. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA Gen. Shaale waa aqoonyahan, muddana ku soo dhexjiray…

GAROWE(P-TIMES)- Tan iyo maalintii Jimcada ahayd ee uu kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe Dr. Cali Ciise Cabdi oo kamid ah musharaxiinta ugu tunka ee u taagan qabashada xilka madaxweynaha Puntland ayaa waxaa magaalada Garowe ee caasimada Puntland ka…

GAROWE(P-TIMES)- Xoggo hoose oo ay heshay Puntlandtimes.com ayaa tibaaxaya in musharaxiin gaadhaya ilaa 7 musharax ay gaadheen heshiis rasmi ah oo ka dhan madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo haatan ah musharax mar kale u taagan xilka madaxtinimada…

GAROWE(P-TIMES)– Xili ay ka hadhsan tahay doorashada madaxtinimada Puntland muddo dhan 12 cisho oo kaliya isla markaasna saan saan cusub laga dareemayo gudaha magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa waxaa haatan socda qorshe ay wadaan musharixiinta u tartamaysa xilka madaxtinimada,…

GAROWE(P-TIMES)- Xoggo rasmi ah oo ay heshay Puntlandtimes.com ayaa waxa ay sheegaysaa in dhawaan ay ku dhawaaqi doonaan tirada xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland iyo qabiilada ay kasoo jeedaan gudida xalinta khilaafaadka iyo ansixinta gollaha wakiiladda Puntland oo haatan ku…

GALKACYO(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee caawa aanu ka helayno magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in jawi doorasho laga dareemayo magaalada Garowe isla markaasna qaybaha kala duwan ee magaalada lagu arkayo ciidamo gaashaaman oo baadhaya gaadiidka noocyadiisa…

GAROWE(P-TIMES)- Kadib markii 10-kii bishani December uu shaaciyey Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud oo ah Garaadka guud ee Beesha Maxamed Siyaad (Ugaadh yahan) in uu xildhibaankii Beesha Cabdi Maxamuud uu u saxiixay Garyaan Maxamuud Nuur Muuse oo kamid ah…

GAROWE(P-TIMES)- Wararka haatan aanu ka helayno xarunta Hay’adda cilmi baadhista Puntland ee PDRC ayaa waxa ay sheegayaan in hada gudaha xaruntaasi uu kulan xasaasi ah uga socdo qaar kamid ah isimadda dhaqanka iyo musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Puntland. Kulankani…

GAROOWE(P-TIMES)- Puntland doorashooyin ayaa kusoo fool leh, kuwaas oo dhacaya bisha January 2019-ka, waxaana ilaa hadda si weyn ugu loolamaya musharaxiin kala duwan oo saameyn gudaha ku leh arrimaha siyaasadda. Dawladda Faderaalka Soomaaliya ee hadda joogta ma wanaagsana xariirka kala…

MUQDISHO(P-TIMES) – Tan iyo bilowgii Isbedelada dalka Itoobiya, waxaa sii kordhayay walaaca ay qabaan shacab badan oo Soomaaliyeed, kaas oo ku wajahan hanaanka ay Soomaaliya qeybta uga noqotay isbedelada aan horey saadaalinta looga heysan ee ka curtay gobalka Geeska Africa,…

NEW YORK(P-TIMES)- Gollaha Ammaanka ee Jamciyada Qaruumaha ka dhaxaysa ayaa cod aqlabiyad leh ku meelmariyey in xayiraadda dhaqaale, Hubka iyo mid shaqsiyaadka saaranba laga qaado dalka yar ee kuyaala Geeska Africa ee Eritrea, taas oo la saaray sagaal sanno kahor,…

TIRIBARI(P-TIMES)-Soomaalida ku xiran xabsiyada dalka libya ayaa la soo warinayaa in ay ku noolyihiin xaalad bini Aadanimo oo aad u xun sida ay sheegayaan hay’addaha u dooda xaquuqda aadanaha. Soomaalida ku xiran xabsiyada dowladda Libya gacanta ku heyso ayaa isgu…

MUQDISHO(P-TIMES)-Murashax madaxweyne hore, Fadumo Dayib, ayaa daboolka ka qaadday sababta ay uga rukhseysatay shaqadii ay QM uga heysay Soomaaliya. Waxa ay sarkaal jumciyadda qurumaha ka dhaxeysa ka tirsan ku eedeysay Soomaali Takoor. Qoraallo is-dabajoog ah oo ay soo dhigtay tirsigeeda…

GAALKACYO(P-TIMES)-Beesha Cabdile Nooleys (Daanweyne), oo kamid ah Beelaha Majeerteen, ayaa Munaasabad ugu Sameeyay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug, Beelaha Majeerteen ee Gobalka Dega, waxaa ay kaga hadlayeen Dulmi ka heysta Kuraasta Golaha Wakiilada Puntland oo 20-kii Sanno ee Dowladda…