Somaliland

DAAWO-Muuse Biixi oo ka hadlay dagaalada gobolka Sanaag, jabhadda Caarre & hadii Puntland…

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xiisadda colaadeed ee ka soo cusboonaatay deegaamo hoosyimaada degmooyinka Ceel-afweyn iyo Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Muuse Biixi ayaa sheegay in la soo afmeeri doono dagaalkaasi isla markaana […]