Boob Lagu Hayo Hantida Dowlada Soomaaliya , Dhul La Iibiyay

Sida ay xaqiijinayaan Ilo xogogaal ah, dhulkan Wasaarada Kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Baluuga ah, waxay ka iibisay Ganacsato, taas oo qeyb ka ah boobka Baaxada leh ee lagu hayo Hantidii dawladda Soomaaliya.

Madaxdii hore, ganacsato iyo mudanayaal baarlamaan ayaa ka digay dhawaan Xaraashka iyo boobka aan meelna dhaafeyn ee lagu hayo Hantida maguurtada ah ee dawladda, Ilaha dhaqaalaha ee la qofeeyey iyo mashaariicda shaqsiyaadka loo xiray.

Amarka soo saarida waraaqdan, waxaa lagu fasiray “7 maalin kaga guura Shacabkow”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*