Wararka Ugu Weyn Maanta

DHAGEYSO: Cumar Cabdirashiid oo si adag uga jawaabay hadal ka soo yeeray Imaaraatka Carabta, kuna eedeeyey Madaxtooyada Soomaaliya arrimo culus

MUQDISHO(P-TIMES) – Ra’iisulwasaarihii hore ee dawladda Faderaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, haddana Xildhibaan katirsan Aqalka Sare ee baarlamaanka Faderaalka ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in heshiisyo siyaasadeed oo ay la galeen dalka Imaaraatka Carabta ay…
FALANQEYN KOOBAN: Puntland maka faa’iideysan doontaa Taageerada iyo Xariirka siyaasadeed ee ay la leedahay Imaaraatka Carabta, Maxayse uga dhigan tahay M/weyne Gaas?

BOOSAASO(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas wuxuu maanta ka socdaalayaa deegaanada uu maamulo, isagoo ku sii jeeda dalka Imaaraatka Carabta, waana booqashadii ugu horeysay tan iyo markii ay banaanka u soo baxday xariir-xumada siyaasadeed ee udhaxeysa dawladda Faderaalka Soomaaliya…