• Bogga Hore
  • Wararka Maanta
  • Puntland
  • Galmudug
  • Somalia
  • Jubbaland
  • Somaliland
  • #2876 (no title)
  • Bogga Hore
  • Wararka Maanta
  • Puntland
  • Galmudug
  • Somalia
  • Jubbaland
  • Somaliland
  • #2876 (no title)

Articles by NEWS

Puntland

XOG: Maxay ka wada hadleen Dhooba-Daareed, Ambasador Camay & Ergayga gaarka ah ee Turkiga ugu xilsaaran wada hadalka Soomaaliya iyo Somaliland.

December 6, 2019 NEWS 5

ADDIS ABABA(P-TIMES) – Ergayga gaarka ah ee dawladda Turkiga ugu qaabilsan wada hadalka dawladda Faderaalka Soomaaliya & Somaliland Olgen Bekar ayaa kulan gaar ah oo waqti qaatay la yeeshay Safiirka Soomaaliya u jooga dalka Itoobiya […]

Puntland

DEG DEG: Roobab Dabeylo wata oo ku dhuftay Xeebaha Puntland, qaar kamid ah & Khasaare laga soo sheegayo.

December 6, 2019 NEWS 1

BOOSAASO(P-TIMES) – Roobab wata dabeylo xoog badan ayaa ku dhuftay xalay saqdii dhexe qeybo katirsan xeebaha gobalka Gardafuu ee Puntland, sida ay sheegayaan dadka deegaanada qaarkood oo sheegay in ay khasaare ka dhasheen. Badda ayaa […]

Galmudug

FAAHFAAHIN ka soo baxaysa Dagaal ka dhacay gobalka Mudug oo dhexmaray Maleeshiyaad kasoo jeeda Puntland & Galmudug.

December 5, 2019 NEWS 0

GAALKACYO(P-TIMES) – Inta la og yahay 3 ruux ayaa ku geeriyootay oo ah maleeshiyo beeleedyo, ka dib markii dagaal ku dhexmaray deegaano hoos yimaada agagaarka Afbarwaaqo iyo Towfiiq oo katirsan gobalka Mudug. Dhaawacyo ayaa la […]

Galmudug

DEG DEG:Dagaal dhimasho sababay oo goor dhoweyd ka qarxay Mudug

December 5, 2019 NEWS 0

GAALKACYO(P-TIMES) – Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in iska horimaad dhimasho iyo dhaawacba sababay uu kasocda deegaano dhaca Barriga gobalka Mudug, oo ay ku dagaalamayaan maleeshiyad kasoo kala jeeda Puntland & Galmudug oo […]

Puntland

XOG: Shirkado Macdan baaris oo la keenayo Boosaaso & Xog laga helay deegaanada ay tagi doonaan.

December 5, 2019 NEWS 5

BOOSAASO(P-TIMES) – Warsidaha PuntlandTimes wuxuu ogaaday in dhawaan Madaxweynaha Puntland Siciid Deni uu kulamo gaar ah kula yeeshay magaalada Dubia ee dalka Imaaraatka Carabta, wakiilada shirkado laga leeyahay dalka Imaaraatka, kuwaas oo horey baaris Macdanta […]

Somalia

Xassan Daahir Aweys oo gaaleysiiyey Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame & Walaac ka dhashay

December 5, 2019 NEWS 0

MUQDISHO(P-TIMES) – Wadaadka mayalka adag ee Xassan Daahir Aweys una xiran dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa muuqaal uu soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Facebook-ga wuxuu ku gaaleysiiyey Siyaasiga hogaamiya Xisbiga Wadajir ee sida adag u […]

Puntland

XOG: Isimadda, Waxgaradka, Wakiilada Diyaaradaha ee Gobalka Mudug oo kulan xasaasi ah ka yeeshay Xaaladda Garoonka Gaalkacyo & Xaalad aan la fileyn oo lahelay.

December 4, 2019 NEWS 3

GAALKACYO(P-TIMES) – Warsidaha PuntlandTimes wuxuu ogaaday kulan gaar ah oo saacado badan qaatay in ay shalay yeesheen waxgaradka, Nabadoonada, Aqoonyahanada, wakiilada diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo, kaas oo looga arrinsanayay xaaladda uu kusugan yahay garoonka diyaaradaha […]

Puntland

DHAGEYSI XASAASI AH: Taliyaha Qeybta Booliska G. Barri ee Puntland oo loo haysto dil sharci darro ah oo ay ciidamadiisu fuliyeen

December 4, 2019 NEWS 2

BOOSAASO(P-TIMES) – Taliyaha qeybta Booliska ee gobalka Barri Puntland Xussen Cali Maxamuud ayaa loo haystaa eedaha la xariira dil ciidamadiisa gaarka ah u geysteen mid kamid ah dad loo soo qabtay falal la xariira Argagixiso […]

Puntland

Karaash oo xil ka qaadis ku sameeyey Gudoomiye gobal oo ay is hayeen.

December 3, 2019 NEWS 0

GAROOWE(P-TIMES) – Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna Kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihii gobalka Cayn Cabdirisaaq Xassan Cabdi (Xudub) xaruntiisu tahay magaalada Buuhoodle, waxaana uu magacaabay Gudoomiye cusub. Madaxweyne kuxigeenka ayaa […]

Puntland

Bosaso oo dagaal culus lagaga dhawaaqay & Ciidamo ka tirsan Puntland oo….

December 3, 2019 NEWS 3

BOOSAASO(P-TIMES) – Ciidamada Amniga ee Puntland ayaa maalmihii u dambeeyey ka waday magaalada Boosaaso xirida cid kasta oo ka soo horjeeda aragtida Madaxweynaha Puntland, waxaana ilaa hadda la xiray 4 kamid ah nabadoono, Aqoonyahano iyo […]

Puntland

XOG: Siciid Deni, Axmed Madoobe & Siyaasiin kale oo Imaaraatka Carabta iskugu yeeray.

December 3, 2019 NEWS 0

NAIROBI(P-TIMES) – Warsidaha PuntlandTimes wuxuu ogaaday in dawladda Imaaraatka Carabta ay hadda bilowday in ay iskugu yeerto siyaasiinta taageersan siyaasadeeda ku wajahan arrimaha gudaha ee Soomaaliya, kuwaas oo ay horboodayaan Hoggaamiyaasha dawlad gobaleedyada Jubbaland & […]

Somalia

DHAGEYSO: 10 sanno Ka dib Qaraxii Shaamow & Saameynta uu reebay oo wali taagan.

December 3, 2019 NEWS 0

Maanta 03 December 2019-ka, waxay ku buuxdaa toban sano markii qarax uu ka dhacay hoteelka Shaamo oo ay ka socotay xaflad qalin jebin ah. Qaraxaas ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 30 qof oo […]

Puntland

Puntland oo ku faraxsan Midowga Imaaraatka Carabta, Dawladda Soomaaliya-na eedeysay.

December 2, 2019 NEWS 5

GAROOWE(P-TIMES) – War lagu baahiyey barta Facebook-ga ee Madaxtooyada Puntland laguna qoray Afka Carabiga ayaa Hambalyo loogu diray madaxda dalka Imaaraatka Carabta, sannad guurada 48aad ee maalinta midowga 7da Maamul gobaleed ee dalkaas, taas oo […]

Puntland

DAAWO: Col, Sabareey oo ka jawaabay eedaha loo jeedinayo Xukuumadda Siciid Deni.

December 2, 2019 NEWS 1

GAROOWE(P-TIMES) – Xukuumadda Puntland ayaa ka jawaabtay eedaha uga imaanaya waxgaradka mandiqada gobalka Barri, ee ay ku cadeynayaan in ay Xukuumaddaas ka leexatay wadiiqadii ay shaacisay in ay ku shaqeynayso. Wasiirka warfaafinta Puntland Col, Sabareey […]

Puntland

Bangiga Amal Bank oo Garoowe ka daahfuray Mashruuc cusub oo ku kacaya lacag dhan 90Malyan oo Dollar.

December 2, 2019 NEWS 0

GAROOWE(P-TIMES) – Bangiga Amal ayaa daahfuray mashruuca xaafada New Garowe taariikhdu markay ahayd 28/11/2019 magaalaada Garowe. Mashruuca Xaafada New garowe ayaa ah xaafad casri ah una naqshadaysan qaab deegaan iyo ganasiga oo leh adeegyadaan. 1. […]

Puntland

Ciidamo daacad u ah M/weyne Deni & Imaaraatka Carabta oo ficilo la yaab leh ka bilaabay Boosaaso.

December 2, 2019 NEWS 2

BOOSAASO(P-TIMES) – Ciidamo katirsan Birmadka iyo Badda Puntland oo toos uga kala amar qaata Imaaraatka Carabta & Madaxtooyada Puntland ayaa ka bilaabay Boosaaso beegsiga cid kasta oo ka hadasha arrimaha ku wajahan danaha Imaaraatka Carabta […]

Puntland

DEG DEG:Cutubyo kamid ah ciidamada Puntland oo banaynaya difaacyada Buuraleyda Galgala & Xog laga helay

December 2, 2019 NEWS 0

BOOSAASO(P-TIMES) – Warsidaha PuntlandTimes wuxuu ogaaday in ciidamo katirsan kuwa difaaca ee dawladda Puntland kuna sugan buuraleyda Galgala ay ka baxayaan saldhigyadooda, ka dib markii khilaaf xoog leh uu soo kala dhexgalay iyaga iyo Xukuumadda […]

Puntland

Siciid Deni oo kusoo wajahan Puntland & Safarkiisii Qarsoodiga ahaa ee dalalka halista badan.

December 2, 2019 NEWS 2

GAROOWE(P-TIMES) – Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa lafilayaa in uu dib ugu laabto magaalada Garoowe ee caasumada maamulkiisa, ka dib safar qaatay ku dhawaad 8 maalmood oo uu ku tagay dalalka Carabta qaarkood oo uu […]

Puntland

WARBIXIN+DAAWO: Wax uun ka ogow heshiisyada qarsoon ee Puntland!Qafil baa Qoorta noo suran!

December 1, 2019 NEWS 3

FRONTIER SERVICE GROUP Wax uun ka ogow heshiisyada qarsoon! – Qafil baa qoorta noo suran! FSG’s – Frontier Service Group, waa shirkad amni, saadka iyo garoommada. Shirkaddaan waxaa aasaasay, madaxii hore ee shirkada ammaanka iyo […]

Puntland

DAAWO: Yaa qeyb ka ahaa Heshiiska wareejinta Garoonka Garoowe, Xog la yaab leh?

December 1, 2019 NEWS 1

GAROOWE(P-TIMES) – Macluumaad dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shirkada lagu magacaabo Frontier Services Group ee lagu wareejiyey garoonka diyaaradaha ee caasumada Puntland, kaas oo lagu dhisay Lacag laga helay dalka Carbeed ee Kuweit iyo Dhaqaale […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 78 »






Puntland

Faahfaahin kasoo baxaysa weerar Qarax loo adeegsaday oo ka dhacay Gaalkacyo.

DAAWO:Puntland oo ku dhawaaqday arin aanan laga filayn & Xukuumadda Denni oo shaacisay in ay…..

DHAGAYSO:War cusub oo kasoo kordhay deegaanadii la isku laayey ee G. Mudug

Madaxweyne Denni oo arin aan la filayn kasoo saaray Doorashada Somalia

DAAWO VIDEO SIR:Muuse Biixi oo Midnimada Soomaliya Doonaya lakiin Shacabkiisaa Si uu Ugu Sheego Garan waayey




Somalia

DAAWO VIDEO: Qaabka Hurada Fican Aad Ku heli karto habeenkii Haday Ugu Yar tahay.

DAAWO:Gudoomiyaasha Muqdisho & Dooxa oo heshiis kala saxiixday

XOG:Farmaajo oo helay qorshihii uu kusoo laaban lahaa

Shir laga yeeshay fatahaada Wabiga Shabelle

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda & Al-shabaab oo dhacay

Somaliland

Khasaare ka dhashay dab ka kacay Hargeysa

DAAWO VIDEO SIR:Muuse Biixi oo Midnimada Soomaliya Doonaya lakiin Shacabkiisaa Si uu Ugu Sheego Garan waayey

DAAWO:Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Borama ka daah furay mashaariic kala duwan

DAAWO:Somaliland oo khatar adag wajahaysa & Muuse Biixi oo lagu eedeeyey in uu wado…

Jubbaland

DAAWO VIDEO: Qaabka Hurada Fican Aad Ku heli karto habeenkii Haday Ugu Yar tahay.

Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyey heshiis xasaasi ah

Jubbaland oo xilal ka qaaday masuuliyiin kala duwan

Faahfaahin kasoo baxaysa weerar Qarax loo adeegsaday oo ka dhacay Gaalkacyo.

Galmudug

DAAWO VIDEO: Qaabka Hurada Fican Aad Ku heli karto habeenkii Haday Ugu Yar tahay.

Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyey heshiis xasaasi ah

Jubbaland oo xilal ka qaaday masuuliyiin kala duwan

Faahfaahin kasoo baxaysa weerar Qarax loo adeegsaday oo ka dhacay Gaalkacyo.

Caasimada Galmudug oo lagu qabtay walxaha qarxa

Copyright © 2019 | MH Magazine WordPress Theme by MH Themes